Madaxweynaha Jubbaland "Doorasho Kuma dhaceyso sida ay Maanta tahay"

0
Saturday November 28, 2020 - 23:34:45 in Wararka by
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubbaland "Doorasho Kuma dhaceyso sida ay Maanta tahay"

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay dhammaan ka baxday heshiisyadda lagu gaaray Muqdisho ee ku aadaneyd doorashooyinka dadban ee dalka. Waxaa uu tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay ciidamo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay dhammaan ka baxday heshiisyadda lagu gaaray Muqdisho ee ku aadaneyd doorashooyinka dadban ee dalka. Waxaa uu tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay ciidamo iyo jamhad ay ka sameysay gobolka Gedo oo ka mid ah maamulka Jubbaland, islamarkaana uusan guddi soo magacaabi Karin, maadaama dowladda dhexe ay ka baxday heshiiskii ahaa in gacanta Jubbaland lagu soo celiyo. Madaxweynaha waxaa uu walaac xooggan leh ka muujiyay doorashada Somaaliya oo uu sheegay in dalka uu khalalaase qarka u saaran yahay haddii aan wax laga qabana ay xaalado sii xumaan doonto. "Doorasho Kuma dhaceyso sida ay Maanta tahay Iyo Nuuca afduub ee Xaalku Yahay " ayuu yiri Madaxweynaha Jubbaland. Waxaa uu sidoo kale soo dhaweeyay go'aanmadii kasoo baxay golaha Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip