Dab ayaa ku shidan Jose Mourinho iyadoo kooxdiisa Chelsea aysan u muuqanin kooxdii horyaalka sida cajiibka aheyd ku qaaday xilli ciyaareedkii hore. Maanta duhurtii, tababaraha reer Portugal ayaa Stamford Bridge ku soo dhaweyn doona Liverpool, iyadoo Reds ay xilli ciyaareedkan durbaba tababare iska bedeshay.
Read More »