Halkaan Ka Akhriso Hordhacyada Kulamada Ugu Xiisaha Badan Ee Maanta Laga Ciyaarayo Ingariiska, Spain Iyo Italy

0
Saturday October 31, 2015 - 12:55:51 in Sports News by
  • Visits: 1095
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkaan Ka Akhriso Hordhacyada Kulamada Ugu Xiisaha Badan Ee Maanta Laga Ciyaarayo Ingariiska, Spain Iyo Italy

    Kulamo xiiso badan ayaa maanta oo sabti ah laga ciyaarayaa seddexda horyaal ee ugu xiisaha badan qaarada Yurub, dalka Ingariiska waxaa fooda isgelin doonaa kooxaha Chelsea iyo Liverpool oo ku kulmaya Stamford Bridge.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulamo xiiso badan ayaa maanta oo sabti ah laga ciyaarayaa seddexda horyaal ee ugu xiisaha badan qaarada Yurub, dalka Ingariiska waxaa fooda isgelin doonaa kooxaha Chelsea iyo Liverpool oo ku kulmaya Stamford Bridge. Halka Arsenal ay u safri doonto Wales iyagoo wajahaya kooxda Swansea City, kooxda Manchester United ee tababare Louis van Gaal ayaa iyadana maanta u safreysa kooxda Crystal Palace halka kooxda hogaanka heysa ee Man City ay garoonkeeda Etihad Stadium ku soo dhaweyn doonto Norwich City.

Hordhaca kulanka Chelsea iyo Liverpool – Halkaan ka Akhriso

Hordhaca kulanka Swansea v Arsenal – Halkaan ka akhriso



hi-res-27e08ab7288fb60bbf75f1e2df88e0e6_crop_north

Hordhaca kulanka Crystal Palace v Man United – Halkaan ka Akhriso

Hordhaca kulanka Man City v Norwich City – Halkaan ka akhriso

Dhanka horyaalka Spain labada kooxood ee ugu waa weyn dalkaas ayaa iyagana ciyaaraya maanta, Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu waxa ay ku soo dhaweyn doontaa kooxda ku cusub La Liga xilli ciyaareedkan ee Las Palmas, halka kooxda Barcelona ay wajihi doonto caasimada Spain iyagoo halkaas ku qaabilaya kooxda Getafe.

Hordhaca kulanka Real Madrid v Las Palmas – Halkaan ka akhriso

Hordhaca kulanka Getafe v Barcelona – Halkaan ka akhriso

Dhanka horyaalka Serie A kulan weyn ayaa jira maanta iyadoo kooxaha Inter Milan iyo Roma ay isku wajihi doonaan garoonka caanka ah ee San Siro.

Hordhaca kulanka Inter Milan v AS Roma – Halkaan ka akhriso




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip