Arsenal oo ka Badisay Bayer Munich iyo Chelsea oo barbardhac la gashay Dynamo Kyiv +Sawiro
Waxaa xalay la ciyaaray Kulamo ka tirsan lugta 3 ee wareega hore Champions League 2015- 2016,waxaana kulamaadaasi ugu tun weynaa mid la wada sugayay oo u dhaxeeyay Kooxaha Arsenal iyo Bayer Munich Kooxda Arsenal oo labadii kulan e hore la soo dubtay ayaa xalay
meel iska saartay Kooxda Bayer Munich waxa ayna ku sagootiyeen 2-0 oo ay
qeybtii Danbe ee Ciyaarta ka kala heleen Xidigahooda Gerurad iyo Ozil.
Kooxda Bayer Munich oo dhinacooda dhulak la dhigay ayaa rajeyneysa
inay Lugta 4 ee Wareega labaad ay ka aarsato Arsenal,halak arsenal ay
iyaduna raadineyso dhibco si ay u adkeysato rajadeeda ku aadan u soo
gudbida wareega 16.
Kulamadii kale e ela ciyaaray Xalay sidatan ayey noqotay natiijooyinkooda
D.Keiv vs Chelsea 0-0
BATE Borisov vs Barcelona 0-2
Bayer Liverkusen vs Roma 4-4
Dinamo Zegreb vs Olymbiakos 0-1
Fc Porto vs M.Tel Aviv 2-0
Valencia vs Gent 2-1
Zenit St Petersburg vs Lyon 3-1
N.B Kooxda Zenit St Petersburg ee ka socota Ruushka Wali
Dhinaceeda dhulkaa lama dhigin 3 kulan ee Lugta Hore ee Guruubyada
Champions Leaguea 2015-2016 waxana y heshay 9 Dhibcood oo nadiifa iyadoo
ku jirta Guruubka H
Arsenal oo ka Badisay Bayer Munich iyo Chelsea oo barbardhac la gashay Dynamo Kyiv +Sawiro
Waxaa xalay la ciyaaray Kulamo ka tirsan lugta 3 ee wareega hore Champions League 2015- 2016,waxaana kulamaadaasi ugu tun weynaa mid la wada sugayay oo u dhaxeeyay Kooxaha Arsenal iyo Bayer Munich