Featured

DEG DEG: Feeraryahankii caanka ahaa Maxamed Cali Kalaay oo geeriyooday

0 Visits: 1452 | Saturday June 04, 2016 - 10:20:10
Feeraryahankii caanka ahaa Maxamed Cali Kalaay ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaala magaalada Phoenix ee gobolka Arizona, halkaasoo khamiistii la dhigay, markii xaalad deg deg ah soo wajahday.

Read More »

OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH OO AY KUU HEYSO HEY'ADDA ICRC { International Committee of the Red Cross } DEPUTY HEAD OF OFFICE –MOGADISHU

0 Visits: 1606 | Saturday June 04, 2016 - 08:42:17
International Committee of the Red Cross Somalia Delegation Denis Pritt Road P.O. Box 73226, Nairobi 00200 – Kenya E-mail address: sok_hrrec_services@icrc.org

Read More »

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH

0 Visits: 2438 | Monday May 23, 2016 - 10:03:15
Hooyo Xawo Axmed Jimcaale Abti Maxamuud Axmed Jimcaale {Xa aji Shaataar} Abti Xuseen Axmed Jimcaale iyo Caruurtiisa,Abti Cismaan Axmed Jimcaale iyo Caruurtiisa, Abti Muxuddiin Axmed Jimcaale {Tusbax}

Read More »

HAMBALYO DHALASHO

0 Visits: 1674 | Monday May 23, 2016 - 08:21:30
C/Laahi Xasan Cusmaan,C/Raxmaan Cali Warsame,C/Laahi Cali Dhaqane, C/Raxmaan C/Maalik Cali,

Read More »

Dawladihii ka dhashay Soomaaliya dan kama gelin geesiyaashooda & xisbigooda waddaniga ahaa S.Y.L(1-5)

0 Visits: 1543 | Wednesday May 11, 2016 - 10:03:41
Shaki kuma jiro in xisbigii gobannimodoonka ahaa ee S.Y.L. (Somali Youth League) uu u soo halgamay gobannimadii Soomaaliya,waxaana xisbiga xubin ka ahaa dhammaan shacabkii waddaniyiinta ahaa ee Soomaaliya,wuxuuna xisbigu dagaal ku qaaday gumeystayaashii, wuxuuna xisbigu doonayay in dalka lagu dhaqo…

Read More »

Muuqaalkii Ugu Danbeeyay Ee Laga Soo Duubo Caasimada Somaaliya Muqdisho:- Daawo

0 Visits: 1467 | Sunday May 01, 2016 - 20:55:14
Muuqaalkii Ugu Danbeeyay Ee Laga Soo Duubo Caasimada Somaaliya Muqdisho.-Daawo

Read More »

TAHNIYAD DHALASHO FARXAD LEH.

0 Visits: 2520 | Wednesday April 27, 2016 - 17:32:51
Maxamed Shiikh Xasan,C/qaadir Shiikh Xasan,Muxudiin Shiikh Xasan,Farxiyo Shiikh Xasan Seygeeyda iyo Carruurteeda,C/Naasir Cali Cumar iyo Xaaskiisa Fowsiyo Shiikh Xasan

Read More »

MAAMULKA IYO HOWLWADEENADA W.MOGADISHU TIMES IYO WABKA MOGTIMES.COM WAXAAY TACSI U DIRAYAAN PROF.YAXYE SHEEKH CAAMIR OO AABBIHII MUQDISHO KU GEERIYOODAY

0 Visits: 2215 | Monday April 18, 2016 - 10:22:33
Maamulka Sare ee Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper Xabiibio Axmed Jimcaale {Biito} Yuusuf Cismaanciil Axmed {Carrabeey},Wariye Cali Muuse Cabdi, Dr.Cismaan Axmed Jimcaale,Muuse Maxamed Cismaan,Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe},Jabriil Maxamed Nuur {Jabra}, C/laahi C/raxmaan C/laahi,{YariisoowAlif},…

Read More »

Tacsi loo diraayo Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo Aabihii Muqdisho ku geeriyooday.

0 Visits: 1415 | Sunday April 17, 2016 - 10:38:45
Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun, Bahda Saxaafadda gaar ahaan Websetka Somaliweyn.com, ING. Xuseen Cabdi Calasow, Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra),

Read More »

TACSI

0 Visits: 1760 | Saturday April 16, 2016 - 09:44:47
TACSI LOO DIRAYAO EHELADA XAAJIYO MARXUUMAD XALI IMO CALI XUSEEN OO MUQDISHO KU GEERIYOOTAY Shariifo Cadoow, Xabiibo Xaaji Jimcaale,Xaawo Maaxi Maxamuud,Sahro Cumar Maalin,Bintoow Ismaan Heesow, Fartuun Xasan Sobral, Aamino Qoryooleey,Sahro Maxamed Axmed,Khadiijo Cosoble Cali, Maryan Axmed Hilow le,Dahabo…

Read More »

TACSI LOO DIRAYAO EHELADA XAAJIYO MARXUUMAD XALIIMO CALI XUSEEN OO MUQDISHO KU GEERIYOOTAYA MAANTA

0 Visits: 2206 | Wednesday April 13, 2016 - 20:57:55
Col.Nuur Xasan Xuseen {Nuur Cadde} ,Maxamed Nuur Xasan, Jen.Xasan Xuseen Xasan {Muun gaab} Abuukar Axmed maxamed {A.Ganeey} Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr .jimmy}, Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale ,Xaawo Axmed Jimcaale, Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},

Read More »

Majaajiliistaha Weyn Happy Khaliif Iyo Wacdarihii Muqdisho:-Daawo+Sawirro

0 Visits: 1607 | Wednesday April 13, 2016 - 11:35:46
Majaaliistaha Soomaaliyeed ee caanka ahHappy Khaliif,oo kamid ah Soomaalida ku nool dalkaMareykanka, ayaa maalmahaan waxa uu booqasho ku joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Xarun laga dhisayo Muqdisho oo la sheegay inaan laga shaqaaleyn karin Qof Soomaali ah (DAAWO)

0 Visits: 1359 | Wednesday March 23, 2016 - 12:58:08
Dhisme weyn oo Midowga Yurub uu ka dhisanayo xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay in amar lagu bixiyay inaan laga shaqaaleyn qof Soomaali ah, xitaana uusan ka noqon karin nadiifiye, arrintan oo ah mid ku cusub Soomaaliya.

Read More »

Shirkadda Isgaarsiinta Nation Link oo Qiimo Dhimis u Sameysay Macaamiisheeda (Akhriso)

0 Visits: 1754 | Wednesday March 23, 2016 - 11:01:38
Shirkadda Isgaarsiinta Nation Link oo ka mid ah Shirkadaha Isgaarsiin ee ugu weyn dalka ayaa qiimo dhimis ballaaran u sameysay macaamiisheeda.

Read More »

MA HILMAAMI DOONO ERAYGA "MALAKA" (SHEEKO GAABAN)

0 Visits: 1579 | Sunday March 20, 2016 - 11:13:25
Jaziiradda aan ku dagnay waxaa lagu magacaabay (Samothrace), mahad Eebe ayey ahayd in aan halkaas si nabad ah ku nimid, waxaanu moodnay in uu naga dhamaaday safarkii khatarta, nabad galyana ay hadda inoo bilaaban doonto maadaama aan kasoo baxnay Dalkii qaxarka iyo dhibaatada, misana uu Alle nasoo mootiyay…

Read More »

VIDEO: Wiil jacayl dartiis ay u soo weerareen koox jiniyaal ah

0 Visits: 1465 | Friday March 18, 2016 - 11:41:24
Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday qiso layaab leh oo dhex martay wiil iyo gabar uu kala dhaxeeyay xiriir jaceyl, kaasi oo muddo toddobo sano ah uu la il darnaa wiilka isla markaana la geeyay goobaha dadka Qur'aanka lagu saaro.

Read More »

TAHNIYAD AROOS CAWA IYO AYAAN LEH

0 Visits: 2814 | Saturday March 12, 2016 - 16:12:34
hooyo aamino maxamed macow hooyo seeynab c/llaahi xuseen aabe xasan cusmaan cali abti cali maxamed macow

Read More »

Dadka Muqdisho Waa Lagu Soo Duulay

0 Visits: 1497 | Saturday March 05, 2016 - 00:25:39
Ee Is Difaaca:-Daawo

Read More »

Fadlan Caawi Muwaadinkan Soomaaliyeed ee Kaalmada u baahan

0 Visits: 1513 | Friday February 26, 2016 - 17:21:33
Waxaa magaalada Jowhar ku xanuunsanaya muddo 10 bilood ah aabbe Soomaaliyeed oo toban carruur ah waalid ah u ah waxaana xanuunkiisa wax loogaga qaban waayay magaalada Jowhar.

Read More »