TACSI LOO DIRAYAO EHELADA XAAJIYO MARXUUMAD XALIIMO CALI XUSEEN OO MUQDISHO KU GEERIYOOTAYA MAANTA

0
Wednesday April 13, 2016 - 20:57:55 in Featured by
  • Visits: 2212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI LOO DIRAYAO EHELADA XAAJIYO MARXUUMAD XALIIMO CALI XUSEEN OO MUQDISHO KU GEERIYOOTAYA MAANTA

    Col.Nuur Xasan Xuseen {Nuur Cadde} ,Maxamed Nuur Xasan, Jen.Xasan Xuseen Xasan {Muun gaab} Abuukar Axmed maxamed {A.Ganeey} Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr .jimmy}, Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale ,Xaawo Axmed Jimcaale, Xabiibo Axmed Jim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Col.Nuur Xasan Xuseen {Nuur Cadde} ,Maxamed Nuur Xasan, Jen.Xasan Xuseen Xasan {Muun gaab} Abuukar Axmed maxamed {A.Ganeey} Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr .jimmy}, Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale ,Xaawo Axmed Jimcaale, Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},

 

Muxuddiin Axmed Jimcaale,Nuurto Cali Cumar,C/Naasir Cali Cumar Qadro Cabdullaahi Cali, Ilmo Faadumo Maxamed Macoow,Xaaji Maxamuud Axmed Jimcaale {Shataar} iyo caruurtiisa, Aami no Axmed Jimcaale iyo Carteeda Reer Xuseen Nuur Cadoow,Dhammaan Reer Axmed Jimcaale Cig alle, Reer Jimcaale Cigalle iyo Reer Geeddoow Cigalle, Aamino Maxamed Macoow iyo Caruurteeda oo kala ah :Faadumo Xuseen Xasan Carab,Xabiibo Xuseen Xasan Carab {Xabiibo Shiino}, Mako Xus een Xasan Carab,Maxamed Xuseen Xasan Carab , Ilmo Mako Maxamed Macoow guud ahaantood, Dr. Maxamed Xuseen Axmed {Dr. Suufi,Cismaan Xuseen Aw Axmed {Waryeel},Cumar Xuseen Axmed, Da’uud Xuseen Axmed, Faa dumo Xuseen Axmed,Maryan Xuseen Axmed ,Hooyo Jiino Cali Caddoow,dhammaan ilmo xuseen aw Axmed Maxa med Calsoow, Xaliimo Maxamuud Hilowle, Cabdullaahi Maxmauud Axmed, Sahro Maxamuud Axmed, Shamso Maxamuud Axmed, Baarliin Maxamuud Axmed ,Shukri Maxamuud Axmed,Dhammaan Ilmo Maxamuud luugne,Faadumo Maxmed Cilmi, Xaawo Maxamed Cilmi, Maxamuud Maxamed Cilmi, Axmed Ma xamed Cilmi, Maryan Maxamed Cilmi,Dhammaan Ilmo Batuulo Aw Axmed Maxamed Calasoow, Xabiibo Xasan Maxamed Calsoow, iyo Carruuteeda , Ilmo Mako Xasan Maxa med Calsoow iyo Caruuteeda,Ilmo Madiino Xasan Maxa med Calasoow iyo Caruuteed, Reer Cismaanciil Sh.Cali, Muumino Sh. Cali iyo Carruuteeda Xabiibo Xasan Afrax, Jaliilo Xasan Axmed, Bashiir Xasan Axmed {Bashiir BBC} C/laahi Maxamuud Jimcaale {C. Abkoow} , Xuseen Maxamuud Jimcaale Xuseen Abkoow}, Xaawo Maxamuud Jimcaale {Xaawo Neero} Dhammaan Caruurtooda,Ing. Maxa med Cali Madoobe iyo Caruurtiisa, Maxamuud Maxamed Cali Kiishweyne, Iido Habar waay Firti iyo Caruurt eeda Dhammaan Dadkaasi oo ku kala sugan daafaha caalamka waxaay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Ruqiyo Cali Cabdu lle,Nadiifo Cali Cabdulle Ilmo Iddoow Cali Cabdulle iyo Guud ahaan ilmaha Marxuummadda meelkasto oo ay kala joogaanba walaalahood iyo caruurtoodaba, Sidoo kale Marxuumadda walaalaheed JEN.Jabriile Cali Xuseen, Sahro Jen. Jabriile Cali Dr.,Maxamuud Xasan Maxamed {Dr. Ingariisoow} iyagoo ugu Tacsiyadeynayo Geeridii ku timid MARXUUMAD XAAJIYA XALIMO CALI XUSEEN Maanta oo rbaco ah Subaxnimadii  13-ka Abriile 2016ka ku Geeriyoodtay Magaalada Muqdisho waxayna Alle ugu baryayaan Marxuumadda inuu Alle Jannadiisa Fardowzo aheyd uu ka Waraabiyo intii ay ka Geeriyootayna Samir iyo Iimaan Saadaq ah uu ka siiyo

Aamiin Aamiin Aamiin.

INNAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN

TACSI

Dhammaan Madaxda Iyo Xubnaha ururka haween ka Qaranka soomaaliyeed , Dhammaan Uru rrada Bulshada Reydka soomaaliyeed ee dalka iyo ururrada COGWO INXA, ku mideysan dhammaan haweenka soomaaliyeed dalka soomaaliya waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ruqiyo Cali Cabdulle oo Hooyadeed Marxuumad Xaajiyo Xaliimo Cali Xuseen maanta ku geeriyootay Magaalada muqdisho waxayna alle ugu barayayaan inuu marxuumadda jannada ugu bishaareeyo intii ay ka Geeriyootayna uu Samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

INNAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip