Maqaallo

Kulankii Madaxweynaha iyo NUSOJ oo laga faa'iiday saddex arrin

0 Visits: 1319 | Friday May 27, 2016 - 20:25:59
Waxa uu ahaa kulan qiima badan kuna soo beegmey Xiligii ugu haboonaa, waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Madaxtooyada, qaar ka mid ah Hogaanka sare iyo kan Fulinta ee NUSOJ oo uu hogaaminayey Gudoomiye Maahir Jaamac Aadan, Xubno ka mid ah Ergooyinkii ka qayb galay Doorashada ee laga kala keenay Gobolada…

Read More »

Wax ka baro Hogaamiyaha cusub ee ururka Taliban

0 Visits: 1593 | Wednesday May 25, 2016 - 22:17:36
Ururka Taliban ee ka aas aasan dalka Afghanistan ayaa magacaabatay hogaamiye cusub oo badalaya hogaamiyahoodii todobaadkaan lagu dilay xadka u dhaxeeya dalalka Afghanistan iyo Pakistan.

Read More »

Tagaasiidii 124-ka ee Soomaaliya Tagaasii Noocee ah ayaa Baddalay?

0 Visits: 1406 | Wednesday May 25, 2016 - 21:45:34
Dalka Soomaaliya gaar ahaan caasimada Muqdisho waxaa sanadihii sideetameeyadii caan ka ahaa gawaarida 124-ka kuwaasoo ahaa gaadiidka ugu badan waddooyinka Xamar.

Read More »

Telefishanka Al-Jazeera oo warbixin fac weyn ka soo saaray Soomaaliya + Video

0 Visits: 1508 | Monday May 23, 2016 - 13:47:31
Telefishanka Al-Jazeera ee laga leeyahay wadanka Qadar kuna hadla luqado badan ayaa warbixin xiiso leh waxa uu ka diyaariyay dalka Soomaaliya, warbixinta oo lagu soo qaatay isbedeladii dalka ka dhacay tan iyo markii ay Soomaaliya ka baxday gacanta gumeystayaashii kala duwanaa.

Read More »

Ha moogaan Faa'iidooyinka Yaabka Leh Ee Aad Ka Heli Karto Cunista Timirta Caafimaadka,Dhalinyarada

1 Visits: 2585 | Monday May 23, 2016 - 12:14:08
Sidaan wadda ognahayba timirtu waa shay aad loo cuno khaasatan bisha Ramadaan ee aan hadda ku jirno iyo waliba xiliyada la soomo, waana wax aad u macaan oo dhadhanka u roon. Balse timirtu halkay ka timaadaa maxay se tartaa?

Read More »

Yaa hortaagan xuquuqda gobolka Banaadir ee Aqalka Sare?

0 Visits: 1410 | Friday May 20, 2016 - 22:23:59
Maalmihii u danbeeyey waxaa magaalada Xamar ee gobolka Banaadir ka taagnaa qaylo-dhaan, banaanbaxyo iyo cabashooyin lagu sheegayo in la hortaagan yahay xuquuqdii Gobolka Banaadir, eedaha ugu badan ayaa loo jeedinayaa Beesha caalamka iyo mid ka mid ah Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed oo dadka qaarkiis…

Read More »

Maqaalo: Islaamku waa maxay?

0 Visits: 1450 | Friday May 13, 2016 - 23:18:07
Islaamka waa diinta uu Ilaahey kor ahaaye ku soo dejiyey Nabi Muxammad . Diintu waxay qof walba oo caqli leh qaan gaadhna ah faraysaa inuu rumeeyo Ilaaheygii abuuray caabudona shareecaddiisana raaco. Markuu qofka caabudo Ilaahey oo keliya ammarkiisana adeeco qofkaasi wuxuu aduunyada ku noolaan nolol…

Read More »

Halgankii SYL: Qraaladii ay isdhaafsadeen Aden Cadde iyo Xaaji Maxamed Xuseen.

1 Visits: 2238 | Friday May 13, 2016 - 17:12:42
Markii Xaaji Maxamed Xuseen loo doortay hoggaamiyaha xisbiga ayaa xoghayihii xisbiga S.Y.L. uu u diray saddex waraaqadood,isagoo ka dalbaday in uu dib ugu soo laabto Soomaaliya jagadii loo doortayna uu qabto,Aden Cabduule Cusmaana oo ahaa ku xigeenkiisa ayaa isaguna warqad u diray Xaaji Maxamed Xuseen…

Read More »

Soomaalida waddaniyiinta ah waa inaysan illoobin geesiyaashooda SYL!!!

0 Visits: 1478 | Thursday May 12, 2016 - 22:22:23
(Qaybtii labaad) Gumeysi nooc kastuu ahaadabawuxuu quustaa markuu arko shacab isku duuban kana fekeraaya danta dalkooda iyo dadkooda,hayeeshe hadduu arko shacab la iibsan karo oo jeebkooda uun keliya ka fekeraaya waxaa markaasi dhacaysa in uusan marna kaa fogaan oo uusan kaa dheraan,waana taa imminka…

Read More »

Taariikh-nololeedkii Cismaan Yuusuf Cali(Cismaan Keenadiid)1899-1972

0 Visits: 4025 | Thursday May 12, 2016 - 22:04:44
Waraysigan aan ku tilmaamay in aanu caadi ahayn laba masalo ayaa ugu wacan. Waa marka hore e, ma'aha mid la qaaday iyadoo fool ka fool la isu horfadhiyo, ama qaab kale oo toos ah la isu waraysanayo. Waa marka kale e, ka ba sii daran ee xilligii waraysigaasi dhacay iyo maanta oo ay ugu horrayso daabacaadiisu…

Read More »

Maxaa ka ogtahay 16 Sababood Oo Loo Diley Qadafi Madaxwaynihii Libya, Loona Baaba'shay Libya.

0 Visits: 1503 | Thursday May 12, 2016 - 21:32:13
Waxa La Turjumay (Afsoomaali Lo bedelay) Qoraal Uso Dhigay Isago English Ku Qoran Nin U Dhashay Wadanka Ghana. 16 Qodob Ama Sababood Oo Loo Diley Qadafi Madaxwaynihii Libya, Loona Baaba'shay Libya.

Read More »

SIRTA DAREENKA: Maxaad ka Garaneysaa Arimaha Jaceylka iyo Waxyaabaha Qofka Looga Baahan yahay?!

0 Visits: 3167 | Wednesday May 11, 2016 - 19:46:03
Nolosha iyo Sirta Dareenka ayaa Maanta ku siinaysa qodobo Kuu Muhiim ah oo ku saabsan Jaceylka si aad waxbadan uga baratid dareenka Nolosha. Il Gaar ah U Yeelo Arimahan:-

Read More »

Dawladihii ka dhashay Soomaaliya dan kama gelin geesiyaashooda & xisbigooda waddaniga ahaa S.Y.L(1-5)

0 Visits: 2183 | Wednesday May 11, 2016 - 10:03:41
Shaki kuma jiro in xisbigii gobannimodoonka ahaa ee S.Y.L. (Somali Youth League) uu u soo halgamay gobannimadii Soomaaliya,waxaana xisbiga xubin ka ahaa dhammaan shacabkii waddaniyiinta ahaa ee Soomaaliya,wuxuuna xisbigu dagaal ku qaaday gumeystayaashii, wuxuuna xisbigu doonayay in dalka lagu dhaqo…

Read More »

Taariikhdii Halgamaa Sheekh Xasan Barsane oo Kooban.

0 Visits: 9362 | Tuesday May 10, 2016 - 20:06:46
Sheekh Xasan Barsane Halgame Geesi Soomaaliyeed oo Gumeytahii Talyaaniga ee Soomaaliya kusoo Duuley Dagaalo Qaraar kala Hor tagey ayaa Mudo Dheer oo ay Raadinayeen ka dib Gacanta Markey ku dhigeen Waxey ku Dileen Sun ay ugu Buufiyaan Qolkii uu ku xirnaa Sanadkii 1927,kii ( Fadlan

Read More »

MAANDHAAY Shiinees ha ii guursan aan kuu duceeyee! {SHEEKO- GAABAN OO XIISO LEH}

0 Visits: 1793 | Tuesday May 10, 2016 - 18:59:05
Islaan Soomaaliyeed oo ay dhibeen halaabidda alaabaha tayada yar ee Shiinaha laga keeno ayaa gabadheeda waxbarasho u aadday Shiinaha. Gabadha waxaa ay hooyadeed alaabo uga soo diri jirtay Shiinaha, sida nalalka guriga, taleefoonada, iyo dhammaan wixii agab koronto ah loo baahdo, balse maalmo gudahood…

Read More »

FAALLO: Muhiimadu waa in fursadaha shaqo loo Sinnaado si looga Badbaado Khatarta Tahriibka

1 Visits: 1375 | Friday May 06, 2016 - 23:18:57
Tahriibe kasta haddii uu Alle ka Samata-bixiyo dhibaatada Bad-weynta marka la weydiiyo sababta ku khasbeysa in uu ka soo haajiro dalkiisa, si fudud ayuu markiiba kugu jawaabayaa shaqo la'aan iyo Ammaan-darro.

Read More »

Cilladaha shakhsiyadda (Qoraal Xiiso leh)

0 Visits: 2210 | Friday May 06, 2016 - 22:17:54
Waa maxay Shakhsiyadda? Shakhsiyadda qofka waxay ka tarjumaysaa dabcigiisa, dhaqankiisa, aragtidiisa ku aadan hareerihiisa, dabciyada dadka kale, fakarkooda iyo dareenkooda.

Read More »

Mashruuca walaalaynta shacabka Soomaaliyeed iyo la dagaalanka qabyaaladda

0 Visits: 1618 | Thursday May 05, 2016 - 22:53:47
Qeexid:waa mashruuc ijtimaaci ah oo u socda walaalaynta shacabka Soomaaliyeed iyo midayntiisa, iyo baabi'inta wax kasta oo wax u dhimaya walaalnimadiisa iyo midnimadiisa, sida cuqdadaha, kala shakiga, qabyaaladda, gobolaysiga iwm.

Read More »

RA'YI: Sidee loo dhisi karaa urur saxafiyyinta u shaqeeya oo aan ka shaqeysan?!

0 Visits: 1495 | Wednesday May 04, 2016 - 21:56:48
Marka laga hadlayo dhismaha urur saxaafadeed waxaa muhiim ah in laga fekero nooca ururku noqonayo; ururkaasi waxaa uu leeyahay dabeecad urur la mid ah kuwa ururada shaqaalaha wuxuu ka shaqeynayaa danaha saxafiiinta horumarintooda iyo u sameynta advocacykan hadda la wado waa union -

Read More »

XAGEE NALOO WADAA???.

0 Visits: 1445 | Monday May 02, 2016 - 20:29:19
KURSIGA : Dadka qaar ayaa FB ku soo qoro musharixiin u badan kuwa asalkoodo soomali yahay.ayaga oo ku leh kee baad dooran laheed.

Read More »