Featured

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-AUG-2020

1 Visits: 839 | Sunday August 09, 2020 - 10:52:03
Golaha Shacabka oo diiday ansixinta Ajendaha kulanka Shalay Xildhibaanada G/Shacabka ayaa diiday ansixinta Ajendaha kulankii Shalay oo ah Ma shruuc sharci oo ah Akhrinta 1aad ee Hind ise sharciyeedka Dambiyada la xiriira Gal mada. Xildhibaan no ka hadlay furitaanka kulanka ayaa si cad u diideen mashruucaan…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARK .W .MOGTIMES EE SAAKAY OO AH SABTI 8-DA AUG-2020

1 Visits: 983 | Saturday August 08, 2020 - 03:29:01
GOLAHA WASIIRADA OO ANSIXIYAY SHARCIYO KALA DUWAN Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen Habraacyada Xoogga Dalka oo qeyb ka ah dib-u-habeynta ciidanka qaranka So omaali yeed. Habraacyada ciidanka xoogga ee goluhu ogolaaday ayaa kala ah Habraaca hog gaanka…

Read More »

Shirkii Beelweynta Muddulood oo maanta la soo GabaGabeeyey iyo Warmuriyeed laga soo saaray{Daawo Sawirada Kulanka}

0 Visits: 929 | Thursday August 06, 2020 - 19:22:23
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu soo geba-gabeeyay Shirkii Beelweynta Mudullood, ee 3-dii bishan ka furmay Caasimadda Muqdisho. Shirkan oo hal-ku-dhig looga dhigay 'Shirka Wadatashiga & Iscafinta Beelweynta Muddullood' ayaa waxaa Magaalada Muqdisho kaga qaybgalay shan kun oo qof. oo isugu…

Read More »

Hooyo shan carruur oo mataano ah ku umushay Magaalada Muqdisho

1 Visits: 741 | Tuesday August 04, 2020 - 18:15:26
Hooyo Soomaaliyeed oo degan Magaalada Muqdisho ayaa shan carruur oo mataano ah ku umushay Isbitaalka Recep Tayyip Erdoğan (Ex Digfeer), ka dib markii qaliin lagu sameeyay. Hooyadan ayaa maalintii Arbacada saddex wiil iyo laba hablood ku umushay Isbitaalkan Degmada Hodan ku yaala, waxayna xaaladda carruurta…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 2-AUG-2020

1 Visits: 784 | Sunday August 02, 2020 - 10:13:46
Villa Somaliya oo markii ugu horeysay shaacisay in 'muddo kordhin' ay dhici karto Madaxtooyada Soomaaliya ayaa markii u horeysay sheegtay inay dalka ka dhici karto muddo kordhin ay si adag uga digeen saamil eyda siyaasadu, taasi oo horseedi karta qalaal ase siyaasadeed oo hor leh. Agaasimaha…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 1-AUG-2020

0 Visits: 775 | Saturday August 01, 2020 - 12:01:10
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyada munaasabadda Ciidda Carafo Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1441 Hijriga. Mada xweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta gaarka ah ay leeyihiin maalmahan bar…

Read More »

MAAMULKA WABKA MOGTIMES.COM OO HABALYADA CIID-CARRAFO AWGEED U DIRAYO GUUD AHAAN MUSLIMIINTA

0 Visits: 723 | Friday July 31, 2020 - 07:24:39
Maamulka Wabsedka Mogatimes.com wuxuu Hambalyo u Dirayaan dhammaan Ummadda Muslimiinta ah meelkasta oo ay Caalamka ka joogaan, Gaar ahaan Suxuufiyiinta Soomaaliyeed, Howladeennada iyo Macaamiisha Wabkan . Maamulka ayaa u Rajeynaya in Ciiddaan Ciideeda ay Nabad iyo Barwaaqo ku gaaraan allena Dalkeenna…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 30-JULY-2020

0 Visits: 817 | Thursday July 30, 2020 - 10:06:11
Xildhibaanada Beesha Mudullood iyo Duqa Muqdisho oo C/Qaadir Cosoble u doortay Musharaxooda Xilka Ra'iisul Wasaaraha Dalka. M/Muqdisho gaar ahaan Hotelka Doorbin ay aa waxaa Habeen hore ku yeeshay Xildhibaanada 2da Aqal ee Beesha Mudullood ku metela Baarlamaanka FSoo ay ku jireen Wasiiradii Xa san…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-JULY-2020

0 Visits: 775 | Tuesday July 28, 2020 - 10:50:22
Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiiyay Taliyaha Booliska Garoonka Aadan Cadde Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Taliyaha Ciidama da Booliska ee Saldhiga Garoonka Aadan Cad de Cabdi Fitaax Bashiir. Cabdi Fitaax Bashiir ayaa markiisi hore da rajadiisa waxa ay aheyd G/lle Boo lis…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 27-JULY-2020

0 Visits: 688 | Monday July 27, 2020 - 14:12:32
Dowlada Soomaaliya aya sheg tay in Cilad ku timid Qadka Inte rnetka ee Fiber Obtico Dowlada ayaa waxey xaqiijisay in ay cilad ku timid fiilada internetka ee loo yaqaan fiber obtico bartam aha iyo konfurta soomaaliya ee marta Badda Hoosteeda Shalay barqadii ayaa laga waayay gabi ah aanba xawaaraha internetka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 26-JULY-2020

0 Visits: 863 | Sunday July 26, 2020 - 09:16:42
Guddoomiye Mursal oo ka hadlay kalsooni dii lagala noqday RW Kheyre Guddoomiyaha G/Shacabka Maxamed Mur sal Sh.Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay kal soo nidii Shalay Xildhibaana da G/ Shacabka ay ka la noqdeen Xukuumad da R/ Wasaare Xa san Cali Kheyre. Guddoomiye Mursal oo war baahinta kula hadlay xafiiskiisa…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 21-JULY-2020

0 Visits: 831 | Tuesday July 21, 2020 - 10:37:09
Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamar eeb iyo qorshaha kulan kale oo Xalay dhacaya Wararka aan ka heleyno xarunta madax tooyada Galmudug ayaa sheegaya in mada xda DFS& Dowlad goboleedyada ay mar ka le Xalay isugu imanayeen kulan kale kadib kulankii halkaas ku dhex-maray Shalay uu natiijo lahaan noqday .…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-JULY-2020

0 Visits: 811 | Monday July 20, 2020 - 11:05:49
Jubbaland oo War kasoo saartay kulan kii Md. Farmaajo iyo Axmed Madoobe Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Madaxtooyadda M/ Dhuu samareeb kulan kula qaatay Madaxweyna ha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Ax med Madoobe. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxwey ne Axmed Madoobe ayaa waxaa lagu shee…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 18-JULY-2020

0 Visits: 729 | Saturday July 18, 2020 - 10:10:25
Farmaajo oo maanta ku wajahan Dhuusa- mareeb Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farmaajo ay aa lagu waddaa in ay maanta gaaraan M/ Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb gali doon naa Shirka Madaxda do wlada dhexe iyo dowlad goboleedyadda oo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 16-JUNE-2020

0 Visits: 810 | Thursday July 16, 2020 - 11:32:27
Galmudug oo faah faahisay Safarka Mada xweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb Madaxweynaha Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa la filayaa in uu dhawaan ta go M/Dhuusamareeb ee Caasimada Galmud ug,halkaas oo la filayo inay kulan ku yeeshaan Madaxda D/Soomaaliya & Dowlad goboleedy ada. R/Wasaaraha Soomaaliya…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-JULY-2020

0 Visits: 849 | Wednesday July 15, 2020 - 09:56:30
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka IGAD Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka warbixiyay hannaanka DFS ay u xakameysay ugana hortagtay cudurka safmarka ah ee COVID-19, saameynta xoo ggan ee cudurkan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 14-JULY-2020

0 Visits: 850 | Tuesday July 14, 2020 - 09:11:39
Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo aqbalay Dalab uga yimid M/Goboledyada Warar kalsoonaan karo oo aan helnay ay aa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Maxamed C/hi Farm aajo iyo R/Wasaare Kheyre ay aqbaleen marti qaadkii Madax da dowlad Goboleed yada dalka, kaasi oo ahaa in Madaxda DFS iyo kuwa Maamulada…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 13-JULY-2020

0 Visits: 845 | Monday July 13, 2020 - 09:43:09
Ra'iisul Wasaare hore Soomaaliya oo gee riyooday iyo taariikhdiisa oo kooban Marxuum Xasan Abshir Faarax Allaha u naxariistee Ra'iusul Wasaarihii hore ee So omaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga. Xasan Abshir Faarax oo 75 sano jir ahaa ayaa sida la sheegay u geeriyooday…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-JULY-2020

0 Visits: 732 | Thursday July 09, 2020 - 10:23:05
Madaxweyne Farmaajo oo Billad Sharaf Guddoonsiiyey Xubno ka tirsanaa Guddi gii Qaban-qaabada 60-Guurada Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuu say Guddigii 7aadka Xoriyadda iyo Midnima da,hormuudka Olala ha Isxilqaan iyo Maa mulka Warbaahinta gaarka loo leeyahay. Madaxweyne…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-JULY-2020

0 Visits: 784 | Tuesday July 07, 2020 - 09:39:46
RW Kheyre oo Magacaabis sameeyay R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khe yre ayaa u Magacaabay Mukhtar Xusen Max amed (Qooraansay). inuu noqdo maareeya ha mashruuca Aqoonsiga Qaranka. Qoraal kooban oo kasoo ba xay Xafiiska R/Wasaare Khey re ayaa lagu sheegay in xilka loo qaatay Mukhtar Xuseen Maxamed (Qoor…

Read More »