Maqaallo

Musuqa mawjad hadda shidan: Fasiraad & falan-qayn !

0 Visits: 1153 | Tuesday April 18, 2017 - 19:41:48
Madaxda Dowladda Soomaaliya sida Madaxweynaha iyo Ra'isul wasaaraha ayaa tilmaamay in Musuqa uu Qatar ku yahay jiritaanka iyo dawlad wanaaga ayna adag tahay in hay'adaha dawlada lala xisaabtamo haddii aan loola dagaalamin Musuqa, wuxuu kamid yahay seddex waxyaabood oo dawlada Cusubi ka go'an…

Read More »

FAALLO:- Wax ka bedelka Dastuurka Turkiga oo HAA loogu codeeyay

0 Visits: 1149 | Monday April 17, 2017 - 20:47:01
Xisbiga talada haya ee dalka Turkiga ayaa ku guuleystay aftidi dastuurka wax looga badalayey ee shalay ka dhacday dalkaasi, taasi oo ka dhigan Turkiga uu u guuray habka ama nidaamka Madaxweynaha, halka uu markii hore uu ahaa in awoodda talada Dalka ay wada lahaayeen Barlamaanka iyo Raiisul-wasaaraha.

Read More »

Fursadaha Farmaajo iyo Filashada 2021!! Warbixin.

0 Visits: 1007 | Friday April 14, 2017 - 19:18:30
Burburkii dalka Somalia waxa uu sababay kala irdoobida umada soomaaliyeed iyadoo qofkastaba taagtiis uu tilaabsaday, qaar dalalka deriska ah u hayaamay, qaar tahriibay iyo qaar kale oo xero qaxootinimo ku noqday sanadokidibna magangalyo ka helay wadamada Yurub, America iyo Australia. Waxaa jiray Iyana…

Read More »

Saynisyahanno sheegay Sababta Dadka Qaar Habeenkii Xilli Dambe ay u Soo Jeedaan.

0 Visits: 1040 | Monday April 10, 2017 - 23:57:38
Haddii aan hurdo hore kuu qaban habeenkii oo aad soo jeedo inta badan,waxa sababtaa loo aaneeynaaya hidde-sidayaashaada (Genes).

Read More »

Kaba daran!!…Talo Dowladeed. Talo qof la toosan qofna la tuur leh.

0 Visits: 1136 | Monday April 10, 2017 - 20:45:49
1-Beel waliba waxa ay leedahay waxaan rabnaa wasiir. Mala weeydiiyay haddii la idin siiyo, muxuu idin siinayaa? xuquuq gaar ah miyaad ka sugeeysaan? Wax miyuu idiin soo xadayaa? ileeyn mushaarkiisu tolka ma kala gaarayee, ma iska dhahdiinoo tuug tolkaa aan rabnaa, illeyn wasiir macnahiisa ma taqaaniine.…

Read More »

Faalo: Tani Waa Curatay *Jamhuuriyada 3-aad*

0 Visits: 1874 | Thursday April 06, 2017 - 21:42:46
Maalinba maalinta ka dambeysa dalka Soomaaliya wuxuu u sii siqayaa Dowlad-Wanaag awood qaybsi ku dhehan. Ololahii "deb duuga" ee Madaxweynihii KMG Shariif Sheekh Axmed wuxuu suurta geliyey in dalka gudihiisa lagu duubo madaxweynihii ugu horeyey, kacdoonka dadweynaha ka dib. Sidoo kale hindisihii…

Read More »

Ar waabta naga dhaafa ee aan Geedka hoostiisa arrinteena ku dhameeyno!!!.

0 Visits: 1062 | Wednesday April 05, 2017 - 15:22:48
Waxaan maqli jiray xarunta UN ee magaalada Newyork in sannadkiiba mar ay ku shiraan madaxweynayaasha aduunku, khudbado ka jeediyaan, loogana hadlo maslaxadda caalamka.waxaan u heeystay meel labada shir dhaxdooda ay ka socoto howl joogta ah, sidii loo fulin lahaa wixii sanadkii hore laga hadlay.

Read More »

Akhriso: Maqaal uu qoray Madaxweynihii hore Xasan Sheekh (Soomaaliyey I Maqal)

0 Visits: 1013 | Wednesday March 29, 2017 - 10:53:38
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoray Maqaal uu cinwaan uga dhigay (Soomaaliyey I Maqal), kaasoo la soo gaarsiiyay

Read More »

TAARIIKH NOLOLEEDKII HALGAME C/LLAAHI CIISE.

0 Visits: 1544 | Friday March 24, 2017 - 21:48:25
Diiwaanka Taariikhda dal walba oo dunida ka mid ah waxaa ku xardhan sooyaalkii wadamadaasi iyo kifaaxii ay u soo galeen hanashada Madax banaanidooda,waxaa xusuus reebyadaasi ku tilmaaman muwaadiniintii naf iyo maalba u huray oo shucuubtooda ku hogaamiyay dariiqa guusha.

Read More »

MAQAAL: WAX KA BARO NOOCYADA BOOQASHOOYINKA:

0 Visits: 1231 | Thursday March 23, 2017 - 13:52:24
Noocyada booqashooyinka heer madaxeed dunida waxaa loo qaybiyaa sadex nooc, sida ku cad xeerka Maamuusyada caalamiga ah:

Read More »

Yuusuf Garaad Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya

0 Visits: 979 | Wednesday March 22, 2017 - 21:35:42
Aqoonta gaaban ee aan u leeyahay Yusf Garad Omar Ahmed wasiika cusub ee Wasaarada Arrimaha dibada dawlada Federalka Somaliya oo ka mid ah wasiiradii dhawaan loo magacaabay dawlada fedralka cusub ee Somalia oo ay ku midaysan yihiin maamul goboleedyada ogol federalka Somalia.

Read More »

Xildhibaan u hiili Danta Dalka iyo Dadka: Fadlan ha ansixin golaha wasiirada

0 Visits: 1619 | Wednesday March 22, 2017 - 20:40:10
Soomaaliya dowlad cusub ayaa ka dhalatay 8dii bisha feebaraayo 2017; doorashada madaxweyne Maxamed Cabdullaahi farmaajo waxay ahayd doorasho taariikhi ah, quluubta shacabka soomaaliyeed carruur iyo cirroole, Raaskambooni ilaa Raascasayr, ay ku faraxday indhahoodana ka ilmaysiisay, rejana ku abuurtay…

Read More »

Maroodigii waa Umulay-wasiiradiina waa!?!?!?.

0 Visits: 954 | Wednesday March 22, 2017 - 20:35:02
Gabadhii guurku ka daahay ee la soo doontay ,ee lagu yiri Dheh: Alxamdu lilaahi Rabil caalamiina. Waxa ay tiri: Alxamdu waan leeyahay laakin Rabil caalmiina ku darimaayo: waxaa la yiri: maxaa dhacay? Waxa ay tiri: waa la i soo doontay laakin weli layma Guri geeyn.

Read More »

Waraabe Dadoow Somali ah.

0 Visits: 1239 | Sunday March 12, 2017 - 12:46:38
Waa jimco. Waxa aan iska joogay guriga,waxa aan goostay in aan akhtiyo dhowr file oo i hor till, waxaan aqriyay 16 file oo ku saabsanaa musuqa ( corruption-ka) xubna beesha caalamka ah iyo shaqsiyaad Somali ahi ay isku baheeysteen,waan dhameeyay aqriskii, waxaan arkay indhaheeyga oo ilmo ka socoto,…

Read More »

Akhriso:-Aan Dib u Milicsanno Waxa aan Soo Marnay Si aan Hore Ugu Soconno

0 Visits: 984 | Monday March 06, 2017 - 21:32:56
Laga soo billaabo Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf Axmed, Guddoomiye Shariif Xasan iyo Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi, ku xiji Nuur-Cadde, Shiikh Shariif, Xasan Shiikh, Saacid Shirdoon, Cabdiweli Shiikh, Cumar Cabdirashiid iyo qaar kale oo Wasiirro u badan Madaxda Sare ee dalka soo martay intooda…

Read More »

HAWL-MAALMEEDKA SHAQO EE MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA

0 Visits: 1183 | Monday March 06, 2017 - 15:16:24
– Hawl-maalmeedka madaxweynuhu, sida caadiga ah, waxa uu ka billowdaa warbixinno kooban (briefings) oo xasaasi ah oo uu ka dhegeysto madaxda Nabad-sugidda Qaranka. – Keddib waxaa xigaya kulamo iyo dhacdooyin. Kulamadaas waxaa ku jiri kara kulan uu Ra'iisul Wasaaraha ama mid ka mid ah wasiirrada…

Read More »

Faallo: Dowlad u adeegta ummadda ee aan ka adeegan

0 Visits: 1076 | Friday March 03, 2017 - 22:03:59
Hadalada madaxweynuhu waxa ay leeyihiin rajo iyo yididiilo fiican, markii aan maqlay qeexidda uu siiyey xukuumadda uu dhisayo iyo qaabka uu doonayo in ay u shaqeyso, waxa aan ka fahmay in uu ogyahay xanta iyo waxa ay dadweynuhu ka yiraahdeen xukuumadihii hore.

Read More »

Xanuunka wallaca aadka u xun iyo sida loo daaweeyo

0 Visits: 1280 | Friday March 03, 2017 - 21:59:55
Dumar badan oo daafaha caalamka ku nool ayaa aad u xanuunsada marka ay uur qaadaan. Qaar ka mid ah ayaa BBC Newsbeat uga sheekeeyay waxa ay la kulmeen iyo waxa ay sameeyeen.

Read More »

SIYAASADDA HA GALIN HADII AADAN RABIN IN LAGU CANAANTO LAGUNA CEEBEEYO.

0 Visits: 1210 | Wednesday March 01, 2017 - 21:07:52
Madoonaysaa in aad siyaasi noqoto ? haa waan doonayaa,wakhti iyo dhaqale aad u badana waa aan ku lumiyay sidii aan siyaasi u noqon lahaa, hadaba hadii ay jawaabtaadu tahay haa,ku talagal waxaa ku sugaysa in laguu bixiyo magacyo aadan hore u lahaan jirin sida ; Tuug,Khaayin,Beenaale,Laaluush qaate iwm.

Read More »

BAAQ RUGTA SAMA-TALINTA SOOMAALIYEED EE CALI GEEDI SHADOOR

0 Visits: 1188 | Monday February 27, 2017 - 20:01:50
Ref:R/S/S/C.G.SH/06/2017 Tar: 27/02/2017 BAAQ Waxaa ah wax aad iyo aad loola yaabo in dowladii yarta ahayd ee si gacan ku samays ah uga xoroowday dowlada ingiriiska dhamaadkii 1971 ka geysaneeyso Somaaliya xadgudubyo meel ka dhac ku ah Qarankeenna,

Read More »