Featured

HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 30-SEP-2020...

0 Visits: 650 | Wednesday September 30, 2020 - 09:27:11
Madaxweyne Farmaajo oo kulan kale iskugu yeeray dowlad goboleedyada Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan kale isu gu yeeray madaxda dowladaha xubnaha ka ah federaalka ee ku sugan M/Muqdisho si ay uga wada hadlaan qaababka loo dhaqan gelin karo heshiiskii doorashada. Kulankan waxaa sidoo kale uu ku saabsan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-SEP-2020...

0 Visits: 660 | Monday September 28, 2020 - 09:36:50
Farmaajo oo sheegay inay jiri karaan Wariyeyaal la Shaqeeya Shabaab Madaxweynaha Soomaaliya Md. Maxamed C/hi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiy eed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Fal anqeynta Siyaasadda ayaa wax laga weeydii yay wadashaqeynta dowladda & Wariyeyaa sha oo mararka qaar dhibaato kala…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 24-SEP-2020...

0 Visits: 669 | Thursday September 24, 2020 - 10:00:33
Madaxweyne Farmaajo: Waxaan keenay Raysal wasaare waayo-arag ah oo waddani yaddiisu ay sarreyso Madaxweynaha Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa uga mahad celiyey Xildhi baannada G/Shacabka kalsooni-siinta iyo ansi xita R/Wasaaraha XFSMd.Maxamed Xuseen Rooble oo uu xilka u magacaabay 17-kii bish…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 23-KA SEPTEMBAR 2020-KA

0 Visits: 751 | Wednesday September 23, 2020 - 11:28:27
Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay Gud doonka 2da Aqal ee Baarlamaanka sii amba qaa didda Heshiiska Doorashooyinka Dalka Madaxwaynaha J/F/Soomaaliya Md. Maxa med C/hi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaa tay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoo nka 2da Aqal ee Baar la ma anka F/S oo ma al iya ayaa kala…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 22-SEP-2020...

0 Visits: 674 | Tuesday September 22, 2020 - 10:04:30
R/ Wasaare Rooble oo taageero ka dalbad ay Xildhibaannada iyo Mas'uuliyiinta Beelaha Hawiye R/Wasaaraha magacaaban Md.Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay la kulmay Xildhiba annada iyo Mas'uuliyiinta Beelaha Hawiye, iya doo kulankan uu ku saabsanaa taageerida R/l Wasaaraha iyo sidii codka kalsoonida…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 21-SEP-2020...

0 Visits: 639 | Monday September 21, 2020 - 10:07:29
XOG: Villa Somalia oo qorsheyneysa inay soo celiso xiriirkii Imaaraadka Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka hel nay Ilo wareedyo kala duwany ayaa sheegaya in Madaxtooyada Soomaaliya ay qorsheyney so inay dib u billowdo xiriirka Dowladda Ima araadka Carabta. Malafka dib u soo celinta xirii rkii Imaaraadka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-SEP-2020...

0 Visits: 641 | Sunday September 20, 2020 - 08:57:07
Guddiga Qabanqaabada Xilwareejinta R/Wasaaraha oo la Magacaabay Sii-hayaha R/wasaaraha, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo loo xilsaaray diyaarinta munaasabad xilka loogu wareejinayo R/W. cus ub, Maxamed Xuseen Rooble. Guddigan uu magacaabay Md. Guuleed ayaa ka kooban 7 xub nood…

Read More »

AQAL-GALFARXAD LEH..

0 Visits: 778 | Wednesday September 09, 2020 - 22:24:38
Hooyo Khadiijo Maxamed Ibraahin, C/laahi Axmed Xasan, Xuseen Axmed Xasan,Caasho Axmed Xasan,Safiyo Axmed Xasan. Sheekh nuur Cumar Xasan,Axmed Cumar Xasan, Deeqo Daahir Xirsi, Cabdiraxmaan Cumar Xasan ,Cabdiraxmaan Xuseen {Sacuudi} Faam eey Cu mar Xaaji,AaminoXaaji Maxamuud {Aamineto}, Xaliimo Maxamed…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMEA DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 8DA SEPTEMBAR 2020KA

0 Visits: 843 | Tuesday September 08, 2020 - 14:31:54
AXMED MADOOBE IYO DENI OO XAFLAD SOO DHAWEYN LOO SAMEEYAY Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Punt land, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Mado obe) iyo Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Mag aalada Muqdisho. Madaxweyneyaashii hore ee Somaliya, Xa san Shiikh Maxamuud iyo Cali…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-SEP-2020...

1 Visits: 743 | Saturday September 05, 2020 - 09:29:45
Senator Muuse Suudi;"Waxaan aragnaa heshiis Hawiye aan ka qeyb ka ahayn inuu socdo." Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah senatarrada Aqalka Sare ayaa shee gay in M/ Muqdisho uu ka socdo ku lan aysan qeyb ka ah ayn Beesha Hawiye. Xaaji Muuse Suudi oo aan si toos ah u magaca abin cidda heshiiska…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 3-SEP-2020

1 Visits: 842 | Thursday September 03, 2020 - 08:53:20
Kulankii Madaxweyne Farmaajo, Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo baaqday Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka he lay ilo wareed muhiim ah ayaa sheegaya inuu baaqday Kulankii Xalay la filayay inay yeesh aan Madaxweyne Farmaajo iyo Madax weynayaasha Puntland iyo Jubbaland. Sababaha shirka u baaqday ayaa…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 2-SEP-2020

1 Visits: 905 | Wednesday September 02, 2020 - 10:37:41
Beyle oo Ururka Jaamacadda Carabta kala hadlay Arrimaha Deyn Cafinta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaal iya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa shee gay inuu Shalay kulan la yeeshay xubno ka so cday ururka Jaamacad da carabta.Kulanka an ayaa ku dhacay qa ab dhanka internerka ah, waxaana Ururka Jaamacadda…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 31-AUG-2020

1 Visits: 837 | Monday August 31, 2020 - 10:13:36
Dowladda Soomaaliya oo gudbisay Ashta ko ka dhan ah Xafiiska UNSOM DF/Soomaaliya ayaa sheegtay in la gaaray waqtigii dib u qiimeyn lagu sameyn lahaa waaji baadka xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya, oo ay dowladdu ku eedeysay inuu yar yahay awooda uu ku bixiyo taageerada siyaasadeed iyo caawinaada farsamo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 29-AUG-2020

1 Visits: 877 | Saturday August 29, 2020 - 10:31:27
Golaha Wasiirada oo ansixiyay habraaca hubka Ciidanka Xoogga dalka G/wasiirrada DF xil gaarsiinta dalka, ayaa Khamiistii kulan ay ku yeesheen Muqdisho wa xay ku meel mariyeen hab-raaca hoggaanka hubka iyo rasaasta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay gola ha u soo gudbisay wasaar adda difaaca dalka.…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-AUG-2020

1 Visits: 881 | Thursday August 20, 2020 - 10:45:45
Dowlada Soomaaliya oo heshiis cusub la saxiixatay Shirkadda Albayrak Dowladda Soomaliya iyo Shirkadda Alba yrak ee Maamusha Dekadda Muqdisho ayaa Shalay heshiis cusub ku kala saxiixday Magaa lada Istanbul ee wadanka Turkiga. Heshiiskan ayaa waxaa dhinaca dowladda u saxiixay Sii-hayaha Wasiirka Dekadaha…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 18-AUG-2020

1 Visits: 873 | Tuesday August 18, 2020 - 10:21:55
Madaxweyne Farmaajo Oo Warbixin Ka Dha geystay Guddiga Isku Dhafka Ah Ee Ka Baa raan-Degga Doorashooyinka Dalka Madaxweynaha J/F/Soomaaliya Md.Max amed C/hi Farmaajo oo ay weheliyeen Madax weyneyaasha D/Goboleedyada Galmudug, K/ Galbeed,Hirshabeelle & Guddoomiyaha G/Ba naadir ayaa warbi xin ka dhageystay…

Read More »

DEG DEG: Wararkii ugu dambeeyay Weerarkii Hotel Elite & Khaasaraha ka dhashay

0 Visits: 823 | Monday August 17, 2020 - 16:47:56
Dadka siyaasadda falanqeeya ayaa sheegaya in xaaladda amni ee magaalada Muqdisho faraha ka sii baxayo,islamarkaana suurta gal ahayn doorasho qof iyo cod ah ka dib weerarkii Liido.

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 16-AUG-2020

1 Visits: 744 | Sunday August 16, 2020 - 09:23:25
Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wadahadalladii Dhuusamareeb Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jee diyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay aa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 12-AUG-2020

1 Visits: 862 | Wednesday August 12, 2020 - 10:48:45
Magacyada Guddiga loo xil saaray baarista dhacdadii xabsiga dhexe Mahdi Maxamed Guuleed "Khadar" Ku-simaha R/Wasaaraha XJFS ayaa mag acaabay Guddiga Baarista Dha cdada Shaqaaqadii 10/08/2020 ka Dhacday Xabsiga Dhexe. 1- Md. Xasan Xuseen Xa aji​ Wasiirka Cadaaladda​ Guddoomiye 2-Dr.Sulaymaan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 10-AUG-2020

1 Visits: 912 | Monday August 10, 2020 - 10:36:58
XUKUUMADDA OO MAAMULKA G/BANAADIR KU WAREEJISAY MAAMULKA WAXBARSHADA CAASIMADDA Xukuumadda oo dadaal xooggan ugu jir ta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxba rashada, ayaa maamulka gobalka ku wareeji say mas'uuliyadda maamulka waxbarasha da caasimadda. Ku…

Read More »