Wararka

Sarkaal ka tirsan Boliska Kenya oo lagu dhaawacay qarax ka dhacay Derbiga laga dhisayo Xuduudka. Aug 1, 2016

0 Visits: 468 | Monday August 01, 2016 - 23:00:22
Sarkaal ka tirsan Waaxda Maamulka Boliska Kenya iyo Dareewal waday Cagafcagaf ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo maanta ka dhacay magaalladda Laamu ee Kenya.

Read More »

Shir looga hadlay Gudniinka Fircooniga ah oo ay yeesheen Haweenka PAN AFRICAN (SAWIRRO)

0 Visits: 714 | Monday August 01, 2016 - 22:57:30
Kulankan oo socday muddo labo casho ah oo ay guddoomineysay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Afrika [Pan African], Safiya Cilmi Jibril oo dal ahaan kasoo jeeda Jabuuti ayaa waxaa soo qaban-qaabisay hay'adda UNFPA qeybteeda Bariga iyo Koonfurta Afrika, wuxuuna ujeedkiisu ahaa sidii loo…

Read More »

Muwadin Somali oo dad ku dhaawacay London oo la xukumay.

0 Visits: 537 | Monday August 01, 2016 - 22:52:46
Maxkamadda Old Bailey oo ku taalla magaalladda London ayaa xukun ku riday Muxiyadiin Mire oo 30-Jir ah, kaasi oo lagu helay inuu tooreey luqunta kaga dhaawacay Nin Muusikiste ah oo lagu magacaabo Lyle Zimmerman.

Read More »

Daacish oo Shaacisay Inay Dili Doonto Madaxweyne Putin

0 Visits: 552 | Monday August 01, 2016 - 22:19:32
Kooxda Daacish ayaa soo duubtay fariin Maqal iyo Muuqaal ah oo loogu hanjabayo madaxweynaha dalka Ruushka Valadamir Putin.

Read More »

Al Shabaab oo Odayaal Xabsi ugu taxaabay Jubbada Hoose

0 Visits: 641 | Monday August 01, 2016 - 21:45:39
Wararka aan ka heleyno deegaanka Beerxaani oo qiyaastii 30 Km u jira Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay ku Xir xireen deegaankaasi Beerxaani Odayaal dhaqameed halkaas ku sugnaa.

Read More »

Maraykanka oo duqeeyay fariisimo ay IS ku leedahay dalka Libya

0 Visits: 480 | Monday August 01, 2016 - 20:55:38
Maraykanka ayaa duqeyn u geystay fariisimo ay ururka IS ku leedahay dalka Libya kadib markii ay ka codsadeen dowlada Libya ay taageerto Qaramada midoobay.

Read More »

Qatar oo Soomaaliya ka taageereysa la dagaalanka Al Shabaab

0 Visits: 551 | Monday August 01, 2016 - 20:49:44
Dowladda Qatar ayaa sheegtay in Soomaaliya ay si weyn kaga taageeri doonto la Dagaalanak Xarakada Al Shabaab,

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh "Waxaan aad iyo aad ugu kalsoonahay inaad guul ka soo hoyin doontaan ciyaraha Olimbikada adduunka ee RIO 2016"

0 Visits: 555 | Monday August 01, 2016 - 15:41:09
Muqdisho, 01, Aug July 2016 (Villa Somalia). Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay ciyaartooyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka qeyb-galeysa tartanka Olimbikada…

Read More »

Dagaalka Xiim-Cadde Dagaallo ka soconaya Degaanka Xiim-Cadde ee Hoostaga Degmada Ceel-Buur ee Gobalka Gal-guduud ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa galaaftay nolosha in ka badan Labaatan(20) ruux.

0 Visits: 519 | Monday August 01, 2016 - 15:36:37
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa sheegay in ¨Galmudug ay ka walaacsan tahay dagaalada soo noq noqonaya ee ka dhacaya deegaanka Xiim-Cadde oo ka tirsan degmada Ceel-buur ee gobolka Galgaduud, kaasoo dhex maraya labo maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada daga.¨

Read More »

Saraakiishii hore ee Xogga dalka oo ku baaqay in Ammaanka Muqdisho lagala Xisaabtamo Laamaha Amniga

0 Visits: 495 | Monday August 01, 2016 - 15:15:25
Col Cabdinuur Jaamac Jookar oo ka mid ah Saraakiishii hore ee dowladihii dalka soo maray la soo shaqeeyay ayaa Madaxda dowladda Soomaaliya ka dalbaday in Saraakiisha Ammaanka dalka kala xisaabtamaan ammaanka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Jookar ayaa kula taliyay Madaxda dalka Masuulka shaqadiisa…

Read More »

Ciidamada Liyu Police oo shacab ku dhibaateeyay Gobollada Galgaduud iyo Mudug

0 Visits: 473 | Monday August 01, 2016 - 14:55:22
Wasiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta Maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in Ciidanka Liyu Police ay dhibaato u geysteen shacabka ku nool deegaan ku yaalla Xadka Gobollada Mudug iyo Galgaduud ay la wadaagaan Deegaanada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia.

Read More »

Wasaaradda Amniga oo shacabka ka dalbatay in Ammaanka ay ku gacan siiyaan

0 Visits: 470 | Monday August 01, 2016 - 14:52:34
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo Wariyayaasha kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa shacabka Muqdisho waxa uu ka dalbaday in Ciidanka ammaanka ay ku gacan siiyaan Nabad Gelyada.

Read More »

Diyaarad Helicopter uu leeyahay Ruushka oo lagu soo riday Waqooyiga Suuriya

0 Visits: 444 | Monday August 01, 2016 - 14:41:14
Diyaarad Helicopter uu leeyahay Ruushka ayaa lagu soo riday Axadii shalay waqooyiga Suuriya, sida ay shaacisay Wasaaradda Difaaca Ruushka.

Read More »

Turkiga oo gacanta ku dhigay Saraakiishii loo qorsheeyay inay dilaan Erdogan, marka hal Sarkaal laga soo taggo

0 Visits: 553 | Monday August 01, 2016 - 14:38:35
11 ka mid ah 12 Sarkaal oo lagu daba joogay labadii toddobaad ee ugu dambeysay, ayaa waxaa saacadihii ugu dambeeyay lagu qabtay meel ku dhow Magaalada Marmaris ee Koonfurta Wadanka Turkiga.

Read More »

Avv. Cumar Dhagey. "Guddigeena waa uu madax banaan yahay, dhamaan Musharaxiintana waa ixtiraameyna"

0 Visits: 497 | Monday August 01, 2016 - 14:29:19
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka ee heer Federaal Avv. Cumar Dhagey oo goor dhow shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay qorshayaasha hor-yaala guddigooda,isagoo aan sheegin waqti rasmi ah oo ku saabsan xilliga ay dhaceyso doorashada, xilli ay jirto dib…

Read More »

Banaanbax lid ku ah Ciidamada Itoobiya oo ka socda Degmada B/dhuubo ee Gobolka Gedo.

0 Visits: 507 | Monday August 01, 2016 - 14:25:17
Wararka imaanaya Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in hadda halkaasi uu ka socdo Banaanbax looga soo horjeedo Ciidamada Itoobiya ee ku sugan deegaankaasi.

Read More »

Faroole oo Muqdisho tegaya codsina u jeediyay QM iyo AMISOM

0 Visits: 607 | Monday August 01, 2016 - 14:13:48
Madaxweynihii hore ee Puntland Dr, Cabdiraxmaan Faroole oo hadana ah musharax u taagan doorashada madaxtinimada Soomaaliya ayaa ka codsaday taliska ciidamada Amisom iyo xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya inay siiyaan ilaalo gaar ah oo suga amnmaankiisa inta lagu jiro olalaha doorashada.

Read More »

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo kulan deg deg la qaatay Wasiirada maamulkiisa

0 Visits: 550 | Monday August 01, 2016 - 14:11:35
Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo shalay dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa kulan deg deg ah la qaatay Wasiirada Maamulkiisa, iyadoo kulankan ahaa mid albaabada u xiran.

Read More »

Dowlad goboleedka Puntland oo u Dabaaldagaysa Markii la aas aasay

0 Visits: 515 | Monday August 01, 2016 - 14:09:35
Munaasabaddo loogu weyneynayo Koowda August oo ah markii dhidibada loo taagay Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Magaalo madmaxda Puntland ee Garoowe ayaa Saaka si weyn looga dareemayaa Qaban qaabada Aas-aaska Maamul goboleedka Puntland,waxaana lagu wadaa in Munaasabadahaas ay Qudbad ka jeediyaan…

Read More »

Dadka ku dhaqan Degmada Jalalaqsi oo samaystay Ciidamo qaab cusub kula dagaalama Al-Shabaab.

0 Visits: 493 | Monday August 01, 2016 - 14:05:43
Wararka aan ka helayno Degmada Jalalqsi ayaa sheegaya in halkaasi laga sameeyay Ciidamo u gaar ah dadka ku dhaqan Degmadaasi, kuwaasi oo la dagaalamaya Maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Read More »