Wararka

Mid ka mid ahaa shaqaalaha UNHCR oo la xaqiijiyay inuu ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 470 | Wednesday August 03, 2016 - 14:05:06
UNHCR ayaa xaqiijisay in mid ka mid ahaa shaqaalaheeda dhawaan uu ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho.

Read More »

Taliyihii ciidamada Uganda xerada AMISOM ee Deegaanka Janaale oo lagu Maxkamadeeyay Uganda.

0 Visits: 493 | Wednesday August 03, 2016 - 13:38:58
Taliyihii ciidamada Uganda ee lagu weeraray bishii September ee sanadkii hore ayaa lagu maxkamadeeyay dalkaas Uganda kadib markii lagu eedeeyay inuu dayacay nolosha askartii weerarkaas lagu dilay

Read More »

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo furmay iyo Qodobada looga hadlaayo (SAWIRRO)

0 Visits: 586 | Wednesday August 03, 2016 - 13:33:22
Waxaa goor dhaw Magaalada Muqdisho si rasmi ah kaga furmay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federalka Somaliya iyo kuwa Maamul Goboledyada dalka ka jira.

Read More »

Ciyaaraha xabsiga dhexdiisa: Waa habka lagu hagaajiyo niyadda

0 Visits: 670 | Wednesday August 03, 2016 - 13:30:22
"Jooji haysashada kubadda! Sii gudbi!" Axmed* oo meel bannaan ah u dhaqaaqaya isagoo jaalkiis Yuusuf*ka rajeynaya kubadda. Waxay cayaarayan layli isku dhiibka kubadda cagta waxayna daneynayaan in kooxda ka soo horjeeda ayan u ogolaan in ay hantaan ciyaarta.

Read More »

18 ruux lagu dilay weerar is qarxin ka dhacay magaalada Benghazi

0 Visits: 501 | Wednesday August 03, 2016 - 13:21:20
Ugu yaraan 18 ruux ayaa lagu dilay weerar is qarxin ah oo ka dhaay magaalada Benghazi ee ku taala bariga Libiya, iyadoo dagaalo culus oo u dhaxeeya Kooxo Islaamiyiin ah iyo ciidamo daacad u ah dowladda fadhigeedu yahay bariga Libiya uu ka socdo magaalada.

Read More »

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka jawaabay hadal ah in Raila Odinga uu Somaliland u aqoonyahay Dal Madax banaan.

0 Visits: 460 | Wednesday August 03, 2016 - 13:18:09
Wargeyska The Star ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa lagu qoray in safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Max'ed Xasan uu carol eh uga hadlay hadal uu dhawaan jeediyay R/wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga haddana hogaamiya isbahaysi mucaarad ah oo CORD la yiraahdo kaasoo la xariiray inuu…

Read More »

Diyaaradaha dagaalka UK oo duqeeyay Madaxtooyadii hore ee Saddam Hussein

0 Visits: 474 | Wednesday August 03, 2016 - 13:14:57
Diyaaradaha dagaalka UK ee loo yaqaano RAF ayaa duqeeyay madaxtooyadii hore Saddam Hussein uu ku lahaa magaalada Mosul ee waqooyiga Ciraaq.

Read More »

Maxamed Caalim (Siyaasad falanqeeye ) "Maxaa ka qaldan Gudiga Diyaarinta Doorashooyibka 2016?…" *Daawo*

0 Visits: 460 | Wednesday August 03, 2016 - 13:12:24
Sida uu sheegay laba maalmood ka hor Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye shirkan furmanayo maanta oo Salaaso ah 02 Agoosto, waxanaa shirka khudbad ka jeedin lahaa Guddiga Doorashoyinka ee heer federaaal.

Read More »

Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo maanta furmaya iyo Qodabada looga hadlayo (Akhriso)

0 Visits: 517 | Wednesday August 03, 2016 - 13:04:23
Waxaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran, kaasoo lagu go'aamin doono waqtiga rasmiga ah ee ay dhaceyso doorashada, iyadoo uu jiro shaki ku aadan in doorashada ay dib u dhacdo illaa 2-bilood.

Read More »

RW Cumar Cabdirashiid oo la kulmay Wasiirka arrimaha Afrika ee UK

0 Visits: 601 | Wednesday August 03, 2016 - 12:37:20
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta safaaradda UK ee Muqdisho kulan kula qaatay Wasiirka arrimaha Afrika ee UK Tobias Ellwood iyagoo ka wadahadlay arrimo ay ka mid yihiin xiriirka Soomaliya iyo UK, arrimaha amniga, xasilinta,…

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal ka helay Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Ingiriiska.

0 Visits: 452 | Wednesday August 03, 2016 - 12:33:32
Madaxweynaha SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay kulan kula qaatay magaalada Muqdisho wasiirka dowladda Ingriiska u qaabilsan Afrika iyo Bariga Dhexe Tobias Ellwood.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 3-DAAGOOSTO 2016-KA

0 Visits: 542 | Wednesday August 03, 2016 - 10:59:18
MICHAEL KEATING "CULEYS KASTA OO JIRA WAA IN DOORASHADA WAQTIGEEDA KU DHACDAA" Wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha Somaliya ayaa ka hadlay Doorashada la filaayo inay dalka ka dhacdo sanadkaan gudihiisa iyo taageerada Qaramada Midoobay ay la garab taagan tahay Dowladda Federalka Somaliya.

Read More »

Canada oo wax ka baddalaysa gargaarka baniaadminimo ee ay bixiso

0 Visits: 490 | Tuesday August 02, 2016 - 10:18:46
Dawlada dalka Canada, waa dawlada cusub ee dalkaase ayaa sheegtay inay wax ka baddalayso deeqda baniaadminimo ee ay caalamka intiisa kale siiso.

Read More »

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo lagu wado maanta inuu Muqdisho ka furmo

0 Visits: 462 | Tuesday August 02, 2016 - 10:05:51
Sida qorshaha yahay maanta oo Talaado ah 2-da August ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka madasha Wadatashiga Qaran oo arrimo xasaasi ah looga hadli doono.

Read More »

Qeyb ka mid ah raashinkii gargaarka ee Turkiga oo la iibsaday

0 Visits: 449 | Tuesday August 02, 2016 - 10:03:09
Waxaa soo baxaya fadeexo ku aadan in qeybtii raashinkii gargaaka Turkiga ee la geeyay Kismaayo la iibsaday, iyadoo Mas'uuliyiin ka tirsan Jubbaland lagu eedeeyay inay ku lug leeyihiin musuq maasuqa lagu sameeyay raashinkaas gargaarka ee loogu tala galay Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 2-DA AGOOSTO 2016-KA

0 Visits: 955 | Tuesday August 02, 2016 - 09:38:34
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH "WAXAAN AAD IYO AAD UGU KALSOONAHAY INAAD GUUL KA SOO HOYN DOONTAAN CIYARAHA OLIMBIKADA ADDUUNKA EE RIO 2016" Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sh. Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlam aanka Federaalka Soomaaliya ayaa shalay xarunta madaxtooyada ku qaabilay ci yaartooyda xulka…

Read More »

Nin loo haysto in malaayin dollar uu si qayaano ah ku qaatay oo lagu qabtay dalka Nigeria

0 Visits: 446 | Tuesday August 02, 2016 - 08:54:00
Dalka Nigeria ayaa lagu xirey nin loo haysto in uu madax ka ahaa shabakad internetka si qayaano ah uga qaaday lacag ka badan £45million dad ku nool dalal badan oo caalamka ah.

Read More »

Farmaajo oo Dowladda ku eedeeyay ammaanka iyo Siyaasada inay ku fashilantay

0 Visits: 484 | Tuesday August 02, 2016 - 08:51:27
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ku eedeeyay Dowladda Federalka Somaliya inay ku fashilantay dhanka Siyaasada iyo Suggida ammaanka.

Read More »

Digniin laga soo saaray halis ku wajahan afka Soomaaliga

0 Visits: 496 | Monday August 01, 2016 - 23:52:31
Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Magaalada Garowe waxay ku qabatay aqoon-wadaag ku saabsanaa baahida loo qabo daryeelka AfSoomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed, madashii Aqoon-wadaaggaasi oo qayb ka ahayd Bandhig-buugeedka Caalamiga ah ee Garoowe 2016 ayaa si habsami leh waxay uga dhacday…

Read More »

Cumar Al-Bashir-ka Suudan oo wacad ku maray inuu Afrika ka xoreyn doono gumeysiga cusub

0 Visits: 548 | Monday August 01, 2016 - 23:08:59
Madaxweynaha Suudaan Cumar Xassan Al-Bashiir ayaa wacad ku maray shalay galinkii dambe mar uu khudbad ka jeedinaayay caasimada dalkaa ee Khartoum inuu ka xoreyn doono qaarada Afrika gumeysiga cusub.

Read More »