Wararka

Osoble:-"Puntland Dhac Ayay Noo Geysatay Makdhow Hana Siiso",+Dhageyso

0 Visits: 426 | Wednesday July 26, 2017 - 09:44:23
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa Maamulka Puntland ku eedeeyey in hantidii dadka reer Hiiraan dhac ay u gaysteen ayna uga badasheen waraaqo ay soo daabaceen, wuxuuna ka codsaday in ay arrintaas mag-dhaw ka bixiyaan, dowladda dhexe ee Soomaliya.

Read More »

Dab ka kacay kaalin ku taalla Guriceel

0 Visits: 393 | Wednesday July 26, 2017 - 09:39:00
Wararka la helaayo Magaalada Guriceel ee gobolka Gal gaduud ayaa waxa ay sheegayaan in dab uu Goor dhow uu ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla degmadaasi.

Read More »

Safaradda Soomaliya Masar oo ka Hadashay Sida Loo Bixiyo Baasaboorka+Sawirro

0 Visits: 612 | Wednesday July 26, 2017 - 09:36:08
Danjiraha Soomaaliya u fadhiyo dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta Mudane Cabdi Qani Maxamed Wacays oo wareysi gaar ah uu siiyay warbaahinta qaranka uga warbixinayay adeegyada ay safaaradda bixiso iyo xiriirka ka dhaxeeyo Dowladaha Soomaaliya iyo Masar.

Read More »

Mareykanka oo Ka Hadlay Howlgal Lagu Qabtay Sarkaal Shabaab ahaa

0 Visits: 396 | Wednesday July 26, 2017 - 09:29:28
Dowladda Mareykan-ka ayaa sheegtay in Ciidamadeeda sida gaarka ah u Tababaran iyo kuwa Puntland ay gacanta ku dhigeen Cabidrisaaq Tahliil Ina Caloolgeel madaxii dhaqaalaha iyo Loojistikada ee Al-Shabaab ee deeganada Gobolka Mudug.

Read More »

Safiirka Soomaaliya u fadhiya UN-ka oo aan xasaanad Diblomaasi heysan

0 Visits: 436 | Wednesday July 26, 2017 - 09:25:25
Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobey Abuukar Dahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa la ogaaday in aanu heysan xasaanad diblomaasi oo ah xuquuq ay leeyihiin Safiirada dalalka Caalamka u fadhiya Xafiiska Qaramada Midoobey ee Newyork.

Read More »

Ciidamo Ka Tirsanaa Kuwa Gaashaan oo Shaqada Laga Rusqeeyay

0 Visits: 452 | Wednesday July 26, 2017 - 09:21:53
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in la ruqseeyay askar badan oo ka tirsan Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Gaashaan oo xarun ku lahaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Guddiga Amniga Badaha oo yeeshay Kulankoodii Billaha ahaa

0 Visits: 391 | Wednesday July 26, 2017 - 08:55:02
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyey kulanka guddiga amniga Badaha, kaas oo looga hadlayay arrimo dhowr ah oo la xiriira badaheena. Guddigan oo loo sameeyey in xiriir joogto ah la yeeshaan hay'adaha kala…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dalka Faransiiska

0 Visits: 377 | Wednesday July 26, 2017 - 08:44:26
Muqdisho, 25 Luulyo 2017:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya Mudane Antoine Sivan.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 26-KA LUULYO 2017-KA

0 Visits: 578 | Wednesday July 26, 2017 - 08:29:27
TURKIGA OO QABANAYA SHIR LA ISUGU KEENAYO HOGGAAMIYAASHA SACUUDIGA IYO QATAR Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo soo gaba gabeeyay safaro uu ku marayay dalalka Khaliijka ayaa dadaal ugu jira sidii loo soo afjari lahaa khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhax eeya Qatar iyo Isbaheysiga uu hoggaaminayo…

Read More »

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee France

0 Visits: 462 | Tuesday July 25, 2017 - 12:28:22
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga guddoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda France u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…

Read More »

Madaxii howl galada Al-Shabaab ee Gaalkacyo oo la qabtay

0 Visits: 455 | Tuesday July 25, 2017 - 12:13:31
Howl gal si wada jir ah ay uga qeyb qaateen Ciidamada Puntland iyo Galmudug ayaa lagu qabtay Taliyihii howl galada Al-Shabaab u qaabilsanaa Gaalkacyo.

Read More »

Xiisad ka dhalatay rag xabsiga lagala baxay, kadibna la toogtay oo ka taagan Beledxaawo

0 Visits: 422 | Tuesday July 25, 2017 - 12:11:43
Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Beledxaawo ayaa xabsiga la dhigay, kaddib markii habeen hore xabsiga lagala baxay afar dhalinyaro lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab, kuwaasoo ciidamada amniga ku toogteen duleedka Beledxaawo, kadibna meydadkooda soo dhigay xaafadaha.

Read More »

Kaniisado looga cararay cabsida Al-Shabaab

0 Visits: 582 | Tuesday July 25, 2017 - 12:02:17
Sida ay Shaacisay Warbaahinta dalka Kenya boqolaal qof oo Masiixiyiin ah ayaa ka cararay Kaniisado ku yaalla gobolada ku yaalla dhanka Xeebta ee dalka Kenya Cabsi ay ka qabaan in ay beegsadaan dagaalyahanada Al-Shabaab.

Read More »

Xaalad Cakiran oo ka taagan degmada Caluula

0 Visits: 547 | Tuesday July 25, 2017 - 11:59:30
Wararka ka imanaya magaalo xeebeedda Caluula ee gobolka Bari ee dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in biyihii badda ay ku fataheen magaaladaas, islamarkaana ay ka barakaceen dhammaan dadkii kunoolaa.

Read More »

Adna Aadan oo loo xilsaaray wada hadalada Soomaaliya iyo Somalilnad

0 Visits: 645 | Tuesday July 25, 2017 - 11:33:29
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa u magacaabay Adna Aadan Ismaaciil Wakiilka u qaabilsanaan doonta Wada hadalada dowladda Soomaaliya iyo maamulka somalilnad.

Read More »

Israa'iil oo qalabkii wax lagu baarayay ka qaadaysa Qudus

0 Visits: 428 | Tuesday July 25, 2017 - 11:22:20
Israa'iil ayaa waxa ay meesha ka saaraysaa qalabka lagu baaro hubka iyo biraha wax lagu dilo ee ay gaysay aagga barakaysan ee maagaalada Qudus, iyadoo taa badelkeedana isticmaali doonta qaab midkaasi ka fudud.

Read More »

Shir u dhaxeeya AMISOM iyo dowladda Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho (Sawirro)

0 Visits: 629 | Tuesday July 25, 2017 - 11:13:03
Shir u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa shalay ka furmay xarunta Xalane, kaasoo socon doona muddo afar maalin, shirkan ayaa waxaa loogu gogol xaarayaa sidii Ciidamada Soomaaliya loogu diyaarin lahaa in mas'uuliyada ammaanka dalka kala wareegaan AMISOM, iyo qaababka loo wajahayo xilliga…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 25-KA LUULYO 2017-KA

0 Visits: 1001 | Tuesday July 25, 2017 - 11:02:57
DOODA FAGAARA: CABDI CAYNTE IYO FAYSAL ROOBLE OO ISKU RAACAY IN SOOMAALIYA AY U SOCOTO JIHO WANAAGSAN Doodcilmiyeedka Fagaaraha Forum ayaa Dorraad lagu qabtay M/Minneapolis ee G/Minnesota, waxaana marti ku ahaa wasiirkii hore ee qorsheynta iyo iskaash iga caalamiga ah, haddana ah safiirka So omaaliya…

Read More »

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaliya oo Lagu Wareejiyay Qalab Dhaliya Korontada+Sawirro

0 Visits: 471 | Tuesday July 25, 2017 - 08:08:04
Dowladda Mareykanka ayaa shalay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya ku wareejisay qalab dhaliya awooda Korontada.

Read More »

DAAWO SAWIRRADDA: Koox burcad ah oo lagu soo bandhigay Muqdisho

0 Visits: 478 | Tuesday July 25, 2017 - 07:58:02
Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabteen Koox Burcad ah oo watay Mooto Bajaaj , kuwaa soo dhac u geysan jiray dadka kunool degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »