Wararka

Ra'iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo booqday deegaannada gobalka Gedo ee fatahaaduhu saameeyeen

0 Visits: 324 | Monday May 07, 2018 - 18:17:58
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa shalay booqasho ku tagay gobalka Gedo gaar ahaan magaalooyinka Baar-dheere, Luuq iyo Doolow, si uu ugu kuur galo xaaladda deegaannada ay saameynta ku yeesheen fatahaaddii ka dhalatay roobabka…

Read More »

Muusa Biixi Oo Cafis U Fidiyay Abwaannad Naciima Qorane

0 Visits: 382 | Monday May 07, 2018 - 10:46:19
maxkamadda magaalada maroodi jeex oo ku xukuntay 3 sano oo xarig ah abwaan Naciima Qorane kadib ayaa saakay laga sii daayay xabsigii sida uu hadda ii soo sheegay akram adan oo hargeysa ku sugan, sii deynta abwaanadda ayaa timid kaddib markii uu cafis u fidiyay madaxweynaha maamulka somaliland Muuse…

Read More »

Madaxda Dalalka deriska la ah Soomaaliya oo maanta ku shiraya Nairobi

0 Visits: 359 | Monday May 07, 2018 - 10:39:46
Waxaa lagu waddaa in maanta oo Axad ah uu dalka Kenya ka furmo shir looga hadlaayo Xaaladda dalalka Bariga Afrika, gaar ahaan dalalka dariska la ah Soomaaliya.

Read More »

Wasiir Axsan Iqbal oo la dhaawacay

0 Visits: 397 | Monday May 07, 2018 - 10:21:26
Mas'uuliyiinta dalka Pakistaan ayaa xaqiijiyay in Nin hubeysan uu toogtay wasiirka arrimaha gudaha ee Pakistan Axsan Iqbal isaga oo booqasho ku marayey goob doorasho ku taallo koonfur bari ee Magaalada Narowal.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE EE MAANTA OO AH ISNIIN 7-DA MAY 2018-KA

0 Visits: 541 | Monday May 07, 2018 - 09:51:55
AQALKA SARE OO 50,000 DOLLAR UGU DEEQAY DADKA UU SAAMEEYAY FATAHAADA WABIGA SHABEELLE Senatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga gurmadka fatahaada Wabiga Shabeelle ee Aqalka Sare oo ka kooban 9 xubnood. Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhag Dheer) Guddoomiyaha Gudiga…

Read More »

Goolkii Messi Ee El Clasico Oo Xiddiga U Dheereeyay Hogaanka Abaalmarinta Pichichi & Kabta Dahabka Ah

0 Visits: 434 | Monday May 07, 2018 - 07:32:03
Wixii ugu muhiimsanaa Lionel Messi iyo xiddigaha Barcelona dhamaantood ayaa ahaa kulankii Real Madrid laakiin xiddiga reer Argentine ayaa sidoo kale ka war qaba in goolkii uu dhaliyay

Read More »

AKHRISO: Qodobadda looga hadlaayo kulanka Golaha Shacabka ee Maanta

0 Visits: 451 | Monday May 07, 2018 - 07:09:23
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta lagu waddaa in ay Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan.

Read More »

Masjid ku yaala Afgaanistaan oo qarax laga beegsaday

0 Visits: 338 | Monday May 07, 2018 - 07:04:54
Saraakiisha Caafimaadka ee dalka Afqaanistaan ayaa sheegay ugu yaraan 17 qof iney ku dhinteen 37 kalana ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay Masaajid ku yaallo gobolka Khost.

Read More »

Kenya oo faahfaahisay Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Dhoobley

0 Visits: 352 | Monday May 07, 2018 - 07:00:20
Dowladda Kenya ayaa Faahfaahin ka bixisay qarax xooggan oo lala beegsaday baabuur kuwa milatariga ah oo ay saarnaayeen ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalka Kenya.

Read More »

R/W Kheyre iyo Guddoonka Golaha Shacabka oo kawada hadlay sidii loo dar dar gelin lahaa howlaha Baarlamaanka

0 Visits: 474 | Monday May 07, 2018 - 06:43:42
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kusoo dhoweeyey Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Maxay tahay Sababta uu Ra'iisul Wasaare Kheyre Saaka u tagaayo Hobyo?

0 Visits: 406 | Monday May 07, 2018 - 06:38:39
Wafdi uu hoggaaminaayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu waddaa in ay taggaan Magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug.

Read More »

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo yeeshay kulan aan caadi aheyn

0 Visits: 421 | Sunday May 06, 2018 - 21:37:52
Shir aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Ciilmooge oo Isbahaysi mucaarad ku ah Madaxweynaha Jubbaland ugu dhawaaqay Muqdisho.

0 Visits: 459 | Sunday May 06, 2018 - 21:32:12
Isbaheysi mucaarad ku ah Maamulka Axmed Madoobe ayaa looga dhawaaqay magaalada Muqdisho, Isbaheysigan ayaa la magac baxay Dib u soo nooleynta Dimoqraadiyadda Jubbaland, waxaa horboodaya C/llaahi Ciilmooge Xirsi oo horay u soo noqday Wasiirkii Warfaafinta Xukuumaddii hore.

Read More »

Sarkaal Lagu Toogtay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 458 | Sunday May 06, 2018 - 12:41:07
Kooxa biskoolada ku hubeysan ayaa Saakay Magaalada Muqdisho ku Toogtay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Ilaalada deegaanka ee Xamar. Dilka Sarkaalkan ayaa ka dhacay degmada Yaaqshiid gaar ahaan agagaarka Isgoyska Sanca waxaana goobta isaga baxsadeen kooxihii dilka fuliyay. Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay…

Read More »

AMISOM oo ka guuraya mid ka mid ah fariisimahoodii ugu weynaa ee Muqdisho

0 Visits: 376 | Sunday May 06, 2018 - 12:15:19
Ciidamada AMISOM ayaa dhowaan la filayaa inay isaga guuraan Saldhigga ay ku leeyihiin Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, kaasoo ka mid ahaa xarumaha ugu waa weyn ee ay ka degan yihiin Muqdisho.

Read More »

SAWIRRO: Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Cabdikariim Qalbidhagax

0 Visits: 356 | Sunday May 06, 2018 - 11:36:37
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xabsiga uu ku xiranyahay ee magaalada Addis Ababa ku booqdey Cabdikariim muuse Qalbidhagax.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 6-DA MAY 2018-KA

0 Visits: 443 | Sunday May 06, 2018 - 09:52:11
Dilku waxa uu ka dhacay halka loo yaqaaano sifeeynta badroolka oo ku taalla duleedka degmada wadajir. Ninkaan hubeysan ayaa dilay Xaaskiisa iyo sidoo kale Saddex qof oo kale ka dibna isaga ayaa Isdilay.

Read More »

Dadka aan Muslimiinta aheyn oo ka barakacay gobolka Waqooyi Bari Kenya

0 Visits: 323 | Sunday May 06, 2018 - 07:42:59
Dadka aan Muslimiinta aheyn ee kunool gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa bilaabay in ay qaxaan sidda ay xaqiijiyeen Laamaha Ammaanka dalka Kenya.

Read More »

Aroos uu qarax ka dhacay, warqad iyo qof aan la filayn oo laga shakiyay

0 Visits: 448 | Sunday May 06, 2018 - 07:38:48
Kaddib baaritaan ballaaran, booliska Hindiya ayaa macallim wax ka dhiga koleej dalkaasi ku yaalla waxa ay uu soo xireen "qarax ka dhacay guri ay lamaane isku arooseen" oo uu ku dhintay nin markaas un guursaday xaaskiisiina ay ku dhaawacantay. Soutik Biswas ayaa ka soo warramaya sida uu isbadelka…

Read More »

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo ku wajahan Beledweyne iyo Baardheere

0 Visits: 474 | Sunday May 06, 2018 - 07:34:42
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya gaar ahaan Guddiggii dowladda Soomaaliya ay u xil saartay Fatahaadda Wabiyadda Shabeelle iyo Jubba ayaa lagu waddaa in ay maanta gaaraan Magaalooyinka Baardheere iyo Baledweyne oo ah meelaha ugu daran.

Read More »