Wararka

Ciidanka Kenya Oo Xiray Xadka Soomaaliya Iyo Kenya

0 Visits: 335 | Tuesday May 08, 2018 - 20:45:33
Ciidamada milatariga dowladda Kenya ayaa maanta hakad galiyay dhaq dhaqaaqa Xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Waxaana Ciidamadu howlgallo Miino baaris ah ay ka wadaan deegaano dhaca Xadka Soomaaliya.

Read More »

Hoobiyeyaal Khasaare gaystay oo ku soo dhacay Degmada Warta Nabadda

0 Visits: 292 | Tuesday May 08, 2018 - 20:38:06
Wararka naga soo gaaraya degmada Warta Nabadda ayaa waxa ay sheegayaan in Tiro hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen nawaaxiga Isgoyska Cali Kamiin, Xerada Ciidamada xasilinta ay degan yihiin ee Xarunta Xisbiga iyo agagaarka Isgoyska Ifka Xalane.

Read More »

Ciidamo Kenyaan Ah Oo Qarax Lagula Eegtay Mandera

0 Visits: 290 | Tuesday May 08, 2018 - 20:30:55
Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ayaa lagu soo warramayaa in maanta qarax Miino lagula eegtay nawaaxiga magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa la sheegay in lala bartilmaameedsaday Gaari ay la socdeen Ciidamadaasi. Wararka ayaa sidoo kale intaasi ku…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo la kulmay Guddiga Qaramada Midoobey u qaabilsan Cunaqabateynta Hubka Somalia

0 Visits: 308 | Tuesday May 08, 2018 - 20:23:22
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socday Golaha Ammaanka ee Hay'adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan cuna-qabataynta Hubka Soomaalliya. Waxaana hoogaaminayay Safiirka Qarmada Midoobay u fadhiya dalka Kazakhstan…

Read More »

Guddoomiyaha G/Banaadir oo la dardaarmay Ciidamada loo diyaariyay sugida amniga Bisha Ramadaan

0 Visits: 286 | Tuesday May 08, 2018 - 20:18:10
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulkiisu uu si istaraatiijiyad ah ku wajahay amniga Caasimadda, iyadoo 17ka degmo ee G/Banaadir laga hirgeliyey wadashaqaynta laamaha ammaanka iyo maamulka.

Read More »

Guddoomiye Maxamed Mursal"Ma`ahan wax la qaadan karo in wax isdaba marin ay ka dhax dhacdo Baarlamaanka dhaxdiisa"

0 Visits: 282 | Tuesday May 08, 2018 - 20:15:31
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dalbaday in ay helaan halka ku baxday lacag ay sheegeen in ay dhiibayeen muddo kaban hal sano, lacagtaas oo ay sheegeen in ay keed u eheed Golaha Shacabka.

Read More »

SAWIRRO: Madaxweynaha Galmudug oo xariga jaray Mashaariic laga hirgaliyay Hobyo

0 Visits: 343 | Tuesday May 08, 2018 - 20:10:37
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo xildhibaano ka socda labada aqal ee baarlamaanka Soomaliya ayaa goor dhow ka soo dagay garoonka Diyaaradaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxda GOB,Maamulka Dagmada Hobyo iyo…

Read More »

DHAGEYSO:-Laba Wiil oo maanta Koronto ay ku dishay magaalada Muqdsho

0 Visits: 307 | Tuesday May 08, 2018 - 20:04:53
Magaalada Muqdisho ayaa saarakay waxaa ku geeriyooday laba wiil oo dhalinyaro ah oo ay dilshay Koronto sida dadka deegaanka ay xaqiijiyeen.

Read More »

Wasiirka Amniga iyo Agaasimaha Socdaalka oo la kulmay Mas'uuliyiin ka tirsan Finland

0 Visits: 319 | Tuesday May 08, 2018 - 18:41:27
Wasiirka Amniga Gudaha dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo Agaasimaha Hey'adda Socdaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Jimcaale Koofi oo safar shaqo ku jooga dalka Finland ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Finland iyo Mas'uuliyiinta hey'adda socdaalka dalkaas.

Read More »

Kooxo hubeysan oo xalay qof shacab ah ku dilay magaalada Muqdisho

0 Visits: 286 | Tuesday May 08, 2018 - 08:43:44
Kooxo hubeysan ayaa xalay fiidkii magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahim ku dilay qof ka mid ahaa dadka deegaanka. Rag ku hubeysn Bistoolado ayaa dilka fuliyey sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah oo lahadlay Idaacadaan Kulmiye. Kooxdii dilka geystay ayaa sidoo kale la sheegay…

Read More »

Booliska Kenya oo Xiray Lamaane Soomaali Ah Oo Maalgelinayay Al-Shabaab

0 Visits: 354 | Tuesday May 08, 2018 - 08:37:32
Ciidamadda booliska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay Lamaanayaal looga shakiyay in ay maalgalinayeen dagaalyahanadda Xarakadda Al-shabaab. Yassin Abdille Hussein Abu Sumeiya oo 42 sano jir ah iyo xaaskiisa oo lagu magacaaboFartun Mohammed Guleid, oo 41 jir ah, ayay Ciidamadda Kenya ka qabteen Xaafadda…

Read More »

Geerida Sir Alex Ferguson Miyaa La Qarinayaa? Mise Xaalad Kale Ayaa Jirta?!!

0 Visits: 682 | Tuesday May 08, 2018 - 08:33:11
Inkasta dunidan uu ku yaryahay in laga badbaado qaliimada wadnaha iyo maskaxda qofka lagu sameeyo oo ay badantahay dadka u dhinta ayaa maalnahan waxaa aad dunida is qabsaday xaalada dag dag ah uu galay halyaygii hore ee Man United Macalinka ugu guulaha badan dunida Sir Alex Ferguson kaasi oo galay usbuuc…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kormeeray Xarunta ay ka Howl-galaan Ciidanka Xasilinta Amaanka Muqdisho

0 Visits: 309 | Tuesday May 08, 2018 - 08:11:48
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Xisbiga ee magaalada Muqdisho oo ay ku sugan yihiin ciidanka Xasilinta amaanka Caasiamdda, waxaana booqashadiisa ku weheliyay Wasiir ku xigeenka Amniga, Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO :- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 8-DA MAY 2018-KA

0 Visits: 515 | Tuesday May 08, 2018 - 08:00:10
BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO ANSIX IYAY XEERKA LAGU AASAASAY BAARLAM AANKA MIDOWGA AFRIKA Kulanka golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay lagu ansixiyey hab maamuuska xeerka lagu aas aasay Baarlamaanada Midawga Africa, kaas oo Soomaaliya ay xubin ka tahay.

Read More »

Howlgalka AMISOM oo Sheegay in aan La Joogin Xiligii AMISOM Ka Bixi Laheyd Soomaaliya

0 Visits: 366 | Monday May 07, 2018 - 20:53:33
Taliyaha Ciidamadda Uganda ee qeybta ka ah howlgalka midowga africa ee AMISOM Generaal Paul lokech ayaa sheegay in aanu aheyn waqtigii ay amisom kabixi laheyd guud ahaan dalka Soomaaliya maadaama wali aanu dhamaan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Read More »

Mudaneyaasha Golaha Shacabka oo Ansixiyay Hab-Maamuuska Xeerka lagu Aas-aasay Baarlamanka Midowga Afrika

0 Visits: 275 | Monday May 07, 2018 - 20:49:21
Kulanka golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir goddoominayay Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/ramaan ayaa lagu ansixiyey hab maamuuska xeerka lagu aasaasay Baarlamaannada Midawga Africa, kaas oo Soomaaliya ay xubin ka tahay.

Read More »

Dayactir ka socdo dhismaha xarunta golaha shacabka ee Baarlamaanka [Sawirro]

0 Visits: 555 | Monday May 07, 2018 - 20:35:20
Dayactir xoogan ayaa ka socdo xarunta golaha Shacabka oo ay ku shiraan xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo la kulmay Danjiraha Norwey u fadhiya Soomaaliya

0 Visits: 365 | Monday May 07, 2018 - 20:09:54
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay Danjiraha Dawladda Norwey u fadhiya Soomaaliya Vebjorn Heines, ayaa kala hadlay xal-u-helidda arrimaha Barakacayaasha ku nool gudaha iyo daafaha iyo Horumarinta caasimada.

Read More »

DAAWO: Madaxweynaha Jubbaland: Dowladdu dhex-dhexaad kama ahan arimaha Khaliijka

0 Visits: 445 | Monday May 07, 2018 - 20:01:33
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Max'ed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ayadoo garoonka diyaaradaha ay kusoo dhaweeyeen madax ka tirsan Jubbaland, ururrada bulshada rayidka ah iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo.

Read More »

Diyaaradaha dagaalka Sacudi Carabiya oo duqeeyay Madaxtooyada magaalada Sanca

0 Visits: 371 | Monday May 07, 2018 - 19:39:59
Duqeyn cirka ah oo ay ciidamada huwanta ee uu hogaamiyo Sacudi Carabiya ku qaadeen madaxtooyada caasimada Yemen ee Sanca ayaa waxaa ku dhintey lix ruux halka soddon kalana ay ku dhaawacmeen,sida ay sheegeen xarumaha caafimaadka.

Read More »