Wararka

HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 9KA MAY 2018KA

0 Visits: 757 | Wednesday May 09, 2018 - 08:49:51
KENYA OO XIRTAY NIN IYO XAASKIISA KU EEDEYSAN IN AY MAALGELIYAAN ALSHABAAB Booliska Dalka Kenya ayaa Xab siga dhigay Yaasiin Cabdulle Xu seen iyo Xaa skiisa oo lagu magacaabo Far tuun Max amed Guuleed,kuwaas oo lagu eedeeyay in ay Laca go u diraan Alshabaab kana midyihiin dadka ma algeliya. Waxaa laga…

Read More »

Raysul wasaare ku xigeenka dalka oo sheegay in fatahaadda webiga Jubba ay qasaarooyin ka geysatay gobolka Gedo

0 Visits: 338 | Tuesday May 08, 2018 - 22:57:58
Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), raysul wasaaraha dalka oo dhawaan isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay safar shaqo ku tageen gobolka Gedo, halkaa oo ay u tageen in ay soo qiimeeyaan saameynta fatahaadihii webiga Jubba ka geystay degmooyinka ka tirsan gobolkaasi iyo sidoo kale in kaalmo deg-deg ah…

Read More »

Militariga Nigeria oo soo badbaadiyay 1000 qof oo u afduubnaa kooxda Boko-xaraam

0 Visits: 366 | Tuesday May 08, 2018 - 22:54:32
1,000-ka qof ee maxbuus ahaanta loo heystay ayaa la sheegay in ay soo furteen ciidamada militariga dalka Nigeria ayadoo sidoo kale ciidamadu ay howlgalkaasi ku dileen ilaa 50 ka tirsan kooxda Bokoxaraam, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil ka tirsan Militariga dalkaasi.

Read More »

Boorarka Safaaradda Mareykanka Oo Lagu Dhajiyey Waddooyinka Qudus

0 Visits: 378 | Tuesday May 08, 2018 - 22:51:01
Wararka ayaa sheegaya in saddex tabeello oo ah kuwa lagu dhajiyo waddooyinka la suray magaalada Qudus oo ku qoran sawirrada Safaaradda Mareykanka.

Read More »

Duqa Magaalada Oo Ilkaha Laga Daadiyay Iyo Qalallaasaha Oo Gebi Ahaan Magaalada Wada Qabsaday!!!

0 Visits: 310 | Tuesday May 08, 2018 - 22:45:41
Inkasta oo uu hardan culus oo siyaasadeed kaga adkaaday duqii mudada dheer majaraha u hayay magaalada Freiburg ee dalka Jarmalka, ayaa duqa cusub ee magaaladaas Martin Horn ayaa la kulmay guuldaro nooc kale ah.

Read More »

Tartanka kubad cag-yaraha qaaradda Afrika oo ka socda Liibiya, iyo xulka qaranka Soomaaliya oo la dheelay kan Liibiya

0 Visits: 706 | Tuesday May 08, 2018 - 22:21:41
Tartanka kubad-cag-yaraha qaaradda Afrika (African Mini Football Federation) ayaa ka bilowday dalka Liibiya, ayadoo ay ka qeybgalayaa xulal ka socda qaar kamid ah dalalka Afrika oo ay Soomaaliya ku jirto.

Read More »

Dhageyso:-Soomaalida Ku Nool Jamhuuriyadda Airland Oo Dhibaato Ku Qaba Helida Baasaboorka Soomaaliga Baaqna U Diray Dowladda

0 Visits: 318 | Tuesday May 08, 2018 - 22:08:37
Waxaa Cabasho Ballaaran Ay Ka Soo Yeereysaa Jaaliyadda Soomaaliyed Ee Ku Nool Dalka Airland ,Taas Oo Ku Aadan Helista Baasaboorka Soomaliga Oo Ay Dhibaato Badan Ku Qabaan Xilliyada Ay Doonayaan.

Read More »

Donald Trump oo ku dhowaaqay in dalkiisu uu ka baxay heshiis Niyukliyerka ee Iran

0 Visits: 315 | Tuesday May 08, 2018 - 22:02:58
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay in dowladiisu ay ka baxday heshiis lala galay sanadkii 2015 wadanka Iran kaasoo ku saabsanaa horumarinta barnaamijka Niyukliyerka

Read More »

Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed oo xaflad ku qabtay Muqdisho (SAWIRRO)

0 Visits: 439 | Tuesday May 08, 2018 - 21:54:04
Ururka bisha cas ayaa xaflada sanadlaha ah ee looga hadlo maalinta laanqeyraha cas iyo bilaha cas ee caalamiga ah 8 May ku qabtay xaruntooda dhexe ee Magaalada Muqdisho, inta ay xaflada socotay ayaa looga hadlay taariikhaha ay leeyihiin bilaha cas ee caalamka iyo laankheyraha cas. Waxaa kaloo looga…

Read More »

Akhriso;War-Murtiyeedka laga soo saaray kulan ay yeesheen hogaamiyaasha Kenya iyo Ethiopia

0 Visits: 304 | Tuesday May 08, 2018 - 21:48:09
Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa soo gabagabeeyay booqasho qaadatay muddo labo cisho ah oo uu ku joogay dalka Kenya isagoo la kulmay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Read More »

Sawirro:-Dowladda Britain Oo Ciidamo U Tababareysa Maamulka Koonfur Galbeed

0 Visits: 434 | Tuesday May 08, 2018 - 21:42:45
Wafdi ka socoda Dowladda Ingiriiska ayaa maanta waxa ay gaareenMagalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxaana halkaasi ku soo dahweeyey masu'uuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Italy oo Heshiis la gaartay Macallinkeeda cusub

0 Visits: 578 | Tuesday May 08, 2018 - 21:39:06
Waxaa lagu soo warramayaa in Roberto Mancini uu aqbalay inuu maamulo xulka qaranka Italy isagoo jaraya mushaarka uu shaqadan ku qaban doono. Zenith St Petersburg macallinkeeda ayaa horraan wada hadallo la furtay xiriirka Italy oo u qorsheeyay macallinkooda cusub iyo shaqaalihiisa inay siiyaan €5m,…

Read More »

Qaxooti ay ku jiraan Soomaali oo lagu riday Imtixaanka Magangalyo doonka

0 Visits: 364 | Tuesday May 08, 2018 - 21:34:02
Warbaahinta Jasiiradda Nauru ayaa xaqiijisay in Dowladda Mareykanka ay Imtixaan loogu tala galay in laga qaado dadka ka Qaxooti ah ee ka soo jeedda Soomaaliya iyo Iran in lagu riday Imtixaankii laga qaaday.

Read More »

Ciiddanka Ethiopia Oo Haweeney Soomaali Ah Ku Dilay Bariga Dalkaasi

0 Visits: 322 | Tuesday May 08, 2018 - 21:30:41
Toogashadaasi waxay shalay ka dhacday Degmadda Qabri-daharey oo 20-KM dhanka K/bari kaga toosan magaalladad Harar ee Braiga Ethiopia.

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo dhaliilay xildhibaanada Aqalka sare

0 Visits: 317 | Tuesday May 08, 2018 - 21:17:27
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka hadlayay arrimaha la xiriira Aqalka Sare ayaa waxa uu sheegay 2011-kii markii Dastuurka la sameynayay, maamulka keliya ee ku doodayay in la dhiso Aqalka Sare in ay aheyd Puntland.

Read More »

Turkiga Iyo Qatar Oo Gargaar Gaarsiiyay Baladweyne

0 Visits: 317 | Tuesday May 08, 2018 - 21:11:57
Dowladaha Turkiga iyo Qatar ayaa gargaar gaarsiiyay illaa iyo 5,000 oo ruux oo ka mid ah dadkii dhawaan waxyeelada ay ka soo gaartay Fatahaadihii ku dhuftay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qoysaskaasi ayaa waxaa la gaarsiiyay deeqo isugu jiray Raashiin,Biyo nadiif,iyo adeegyo Caafimaad,…

Read More »

Puntland oo Soomaaliland ka dalbatay in ay sii deyso Boqor Buur-Madow

0 Visits: 352 | Tuesday May 08, 2018 - 21:07:36
Waxgaradka ka soo jeeda deegaanada Puntland ayaa mas`uuliyiinta Soomaaliland ka dalbaday in xuriyadiisa la siiyo Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Boqor Buur-Madow oo ka mid ah Waxgaradka Soomaaliland kuna xiran xabsi ku yaala magaalada Hargeysa ee Soomaaliland.

Read More »

AMISOM Oo Saraakiil Boolis Ah Geyneyso M/ Baladweyne

0 Visits: 331 | Tuesday May 08, 2018 - 21:04:59
Waxaa maanta saraakiil ka socota howlgalka Booliska AMISOM ay gaareen maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. U jeedka socdaalka saraakiishaasi ayaa ah sidii ay ugu gogol xaari lahaayeen illaa iyo 32 saraakiil ah oo ka socda Booliska dalka Nigeria oo lagu wado in dhawaan la geeyo magaaladaasi.

Read More »

Duqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday Hiiraan

0 Visits: 304 | Tuesday May 08, 2018 - 21:00:20
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Hiiraan, Diyaarado aan la aqoonsan ayaa shalay galinkii dambe waxaa ay duqeyn ka fuliyeen deegaan lagu magacaabo Jil-jileey oo18-KM u jiro tuulada Ceel-cali oo dhanka galbeed illaa 70-KM uga beegan magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Read More »

Duqa Muqdisho oo Daah-furay mashruuca qiimeynta bulaacadaha Caasimadda

0 Visits: 356 | Tuesday May 08, 2018 - 20:50:38
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Daahfuray Mashruuc lagu soo diyaarinayo daraasad iyo qiimeyn la xiriirta sidii Xal waara loogu heli lahaa arrimaha biyo fariisadka iyo bulaacadaha oo xilli roobaadka yeesha saameyn weyn.

Read More »