
HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 9KA MAY 2018KA
Qoyskan Soomaalida ah ayaa lagu
eedeeyay in ay ka soo jeedaan Gobolka Gedo ee Soomaaliya sidoo kalena dukum iintiyo
been abuur ah ku joogeen Dalka Kenya. Bool isku wa xaa ay sheegeen in Ninkan
iyo Xaaski isa ay Ganacsiyo kala duwan ku lee yihiin Nairobi islamarkaana maalgal iyaan Alshabaab oo weerarro ka gey sata
gudaha Dalka Kenya.
Yaasiin,waa Qandaraasle inta bad an Ganacsigiisa uu ka shaqeeyo Qey bta Koofureed ee Xaafadda Islii, wax aana b oolisku ay sheegeen in muddo dheer lagu daba jiray Nin kan iyo xa askiisa.
C/Wali waxaa uu ALshabaab ku biiray 2007dii,waxaa ay Boolisku she egeen in uu xil ka hayo Alshabaab kaas oo ah gu ddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo,inta ugu bad anna uu weerarrada ka fuliyo Waqooyi Bari Kenya.
Waxaa kale oo ay ku eedeeyeen in uu mas’uul ka yahay weerarrada lagu ha yo Bar ayaasha aan degaanka Waqo oyi Bari u dhalan,kuwaas oo intooda badan isaga baxay Gobolka.
DONALD TRUMP OO KU DHOWAAQAY IN DALKIISU UU KA BAXAY HESHIIS NIYUKLIYERKA EE IRAN
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaq ay in dowladiisu ay ka baxday heshiis lala ga lay sanadkii 2015 wadanka Iran kaas oo ku saabs anaa hour marinta barnaamijka Niyukliy erka. Trump ayaa saxiixay ka bixitaan he shiiskan waxana uu sheegay in cu noqa batayn xoog leh uu ku soo roga yo dalka Iran.
Shir jaraa’id oo goor dhow qab tay ay uu
Madaxweynaha Maraykanka wa xa uu ku eede eyay dowlada Iran inay gacan sii so
kooxaha argagaxisada ah isagoo tus aale u soo qaa tay kooxa ha Xam aas,Daalibaan
iyo Alqaacida.
Dowlada Maraykanka ayaa hore lo ogu baaqay inaysan ka bixin heshi iskan lala galay dalka Iran,hase yeesh ee ba aq yadaas ayaa guuldareystey kadib mar kii uu Madax weyne Trump ku dhowaa qay in dowladiisu ay ka baxday heshiiska. Ma daxweynaha Maraykanka ayaa she egay in haddii heshiiskan uu sii socdo wadan walba oo ku yaal bariga dhexe waxa uu tartan u galayaa in uu sameysto hub niyu kliyer ah.
Madaxweynaha Iran Ruuxaani ayaa si dhaqso ah uga jawaabay wa rka ka soobax ay Madaxweynaha Ma raykanka wax ana uu ku tilmaamay ka bixitaanka heshi iska mid aan sharci ku fadhin oo xaaraan ah isla markaana carqaladaynaya heshii syada caalam iga ah.
Madaxweyne Ruuxaani ayaa shee gay in dalkiisu uu ilaaliyo heshiis yada uu galo bal se Maraykanka uu ka ba xo heshiisy ada uu galo. Qorshahan dhamaystiran ee heshiiska ayaa wax aa isku raacay oo saxiixay dowladda Iiraan iyo 5 dal ee xu bnaha joogatada ka ah golaha ammaan ka ee Qaram ada Midoobay.
Wadamadan ayaa kala ah Mareyk anka , UK, Faransiiska, Shiinaha,Jar mal ka iyo Ru ushka. Heshiiskani bar naamij ka Niyukleerka ee iiraan iyo wadamada quwadaha waaw ayn loo yaqaanaa (P5+ 1). Heshiiskaasi waxaa qeyb ka ahaa in Iiran ay aqbashay in ay yareyso keydk eeda macdanta bac riminta Yureeniyaamt a oo loo isti cmaali kara in hub niykliyeer ah laga sameeyo. Xadiditaankaasi ayaa la gu heshiiyay inuu socdo muddo 15 sao ah.
Heshiiska ayaa waxaa lagu tag eeray qaraarkii golaha ammaanka ee Qarama da Mid oobay ee tirsigiisu a haa 2231, waxaana dhaqangalinta he shiiskani uu bilaabamay bishii January 2016, ka dib markii ay hay’ada caa lamiga ah ee ka hortaga hubka Ato omikada ay xaqiijiso in Iiraan ay ful isay balanqaadka.
MADAAFIIC HOOBIYEYAAL OO KU SOO DHAC AY XAAFADO KA TIRSAN MUQDISHO
Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa sha lay barqadii ku soo dhacay xaafado ka tirsan mag aalada Muqdisho, kaasoo la soo she egayo in khasaare kala du wan ay ka dhasheen.
Madaafiicda oo gaarayay dhowr xabo ayaa ku dhacday agagaarka Xa runta Xis biga oo ay saldhig ku lee yihiin Ciidamada Xasilinta, aga gaarka Isgoyska Cali Kamiin iyo Ifka Xalane oo ka tirsan deg mada Warta Naba dda.
Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay soo dhaceen illaa shan Madfac ma dfac nawa axiga Xaafada Cali Kam iin, waxaa dadka waxyeelada ka soo gaartay ku jira dad isku qoys ah.
Illaa iyo hadda lama haayo tirada ras miga ah ee wax ku noqotay mada afiicda, hase ahaatee dadka deegaan ka ayaa ku waramaya kaliya in khasa are uu jiro.
Madaafiicda shalay soo dhacay ay aa ku soo aaday, maalin ka dib mar kii Ra ’iisul Wasaaraha iyo Mas’uu liyiinta Am niga ay booqdeen xarunta Xisbiga oo ay ku jiraan Ciidamo loo diyaariyay sugidda Amniga Muqdisho.
CIIDDANKA ITOOBIYA OO HAWEENEY SOOMAALI AH KU DILAY BARIGA DALKAASI
Toogashadaasi waxay isnintii ka dha cday Degmadda Qabridaharey oo 20KM dhan ka K/bari kaga toosan M /Harar ee Braiga Itoobiya. Goob joogayaal la had lay Shaba kadda Wa rarka ee Ogaden On line ayaa sheeg ay inay Ciiddanka Amma anka toogte en haweeneydaasi oo lagu magacaabi jirey Maryan Muxumad Muu se.
Marxuumadda ayaa la sheegay inay qabanqaabinaysay Dibadbax la gu cods anayey Dibuhabaynta Maam ulka. Diba dbaxayaal ayaa ku dhaawa cmay gaari xamuul oo ay la socdeen shil ku galay inta u dhexeysa Degm ooyinka Wardh eere iyo Daratoole.
Iyadoosidoo kalena , Ismaamulgo baleedka Soomaalida Itooboya uu san weli ka hadlin Toogashadda la sheegay inay ka dhacday Qabridah arey.
MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO XARIGA JARAY MASHAARIIC LAGA HIRGAL IYAY HOBYO
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Wasiiro ka tir san dowladda Soomaaliya iyo xildhib aano ka socda 2da aqal ee baarlam aanka Soo maliya ayaa shalayka soo dagay gar oonka Diyaaradaha deg mada Hobyo ee gobolka Mudug.
Waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxda GOB,Maamulka Dagmada Hob yo iyo qeyb aha bulshada ee Hob yo. Sha cabka Reer Hobyo ayaa calee mo qoyan ku dhaweyay wafdiga kuw aasoo ka qeyb galaya furitaanka waj iga 1aad ee Mash ruuca GOB. Mad axda hadda gaartayHo byo ayaa xar iga ka jaray aargada Cusub ee Magaalada loo dhisay
GUDDOOMIYE MAXAMED MURSAL ”MA` AHAN WAX LA QAADAN KARO IN WAX ISDABA MARIN AY KA DHAX DHAC DO BAARLAMAAN KA DHAXDIISA”
Mudanayaasha Baarlamaanka So omaaliya ayaa dalbaday in ay helaan hal ka ku ba xday lacag ay sheegeen in ay dhii bayeen muddo kaban hal sa no, laca gtaas oo ay she egeen in ay keed u ehed Golaha Shacabka.
Xildhibaanada Soomaaliya ayaa bilkas ta iska jari jiray $100 oo keed ah, laakiin wa xay shaki ay geliyeen in la ke ediyay lacagtaas iyo inkale.
Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaan ka Soomaaliya Maxamed Mur sal Sheekh C/ra xmaan ayaa u ba lan mudanayaasha Baarlamaanka in uu ku dadaali doono dabagalka lacag taasi, islamarkaana uu u baahan ya hay waqti uu ku daba galo xaq iijinta arintaasi. Guddoomiyaha Cusub ay aa carrabka ku dhuftay inaan aqbali doon in in wax isdabamar in ka dhax dha cda xildhib aanada dhaxdiisa.
URURKA BISHA CAS EE SOOMAALIYEED OO XAFLAD KU QABTAY MUQDISHO
Ururka bisha cas ayaa xaflada sa nad laha ah ee looga hadlo maalinta la an qe yraha cas iyo bilaha cas ee caa lamiga ah 8 May ku qabtay xarunto oda dhexe ee M/ Muqdisho, inta ay xaflada socotay ay aa looga hadlay ta ariikhaha ay leeyihiin bilaha cas ee caalamka iyo laankheyraha cas. Wax aa kaloo looga ha dlay taariikh da dah abiga ah ee uu lee yahay Ururka Bisha Cas ee Soomaa liyeed
Munaasabad ayaa waxaa kaloo lo oga hadlaayay Waxqabadka Ururka Bi sha Cas ee Soomaaliyeed , waxaana Munaa sabadaasi soo qaban qaabiyay Xafiiska is ku duwidda ee Ururkaasi. Waxaa kasoo qeyb galay Munaasabaddaan Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Jaamacaddaha Mu qdisho,Odayaal,Shaqaalaha Ururka, Am iin Ambulan ce, Bahwe ynta Saxa af ada Oday aal dhaqameed, noocyada kala duwan ee bulshada soomaaliyeed iyo Marti Sha raf kale.
Max’ed Axmed Max’ed oo loo yaqa an Prof. Cadale oo ah Agaasimaha gu ud ee Ur urka Bisha Cas ee Soomaal iyeed oo munaasabadda ka hadlay ay aa waxaa uu sheegay in Ururka Bisha Cas ee Soom aaliyeed uu yahay Urur heer Qaran ah ,isl amarkaana dig ree to Madaxweyne kusoo baxay Sanadkii 1963dii.
Prof Cadale ayaa ku dheeraaday taari ikhda Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed isa goo sheegay in uu ururku yeeshay il aa iyo hada 3 mada xweyne oo kala ah aa, AUN Ra ysalw asaarihii Soomaa liya ugu horeeyay, Md.C/hi Ciise Maxamuud, Col. Ahmed Food Cade iyo Madaxweyna ha Hadda Haya ee Yusuf Xasan oo loo ya qaan Yuusuf Ya re. Prof Cadale ayaa she egay in Ururka Bisha Cas ee Soomaaliye ed uu u adeego Bul shada Soomaaliyeed gaar ahaan dadka ta agta daran ee u baa han in la caawiyo.
Waxaa uu tilmaamay in Shaqooyin ka ugu badan ee ay qabteen ay yihiin howla ha Caafimaadka , isagoona xusay in ay gargaar Caafimaad gaarsii yaan dad ka kunool mee laha aysan dowladda iyo Hay ’adaha kale tagi ka rin.
Prof. Max’ed Axmed Cadale, Agaasi maha guud ee Ururka Bisha Cas ee Soo maali yeed ayaa ugu dambeyn tii sheeg ay in Ururka uu kusoo shaqee yay Mar xalad adag Xill iyadii Burburka ,islamarka ana ay sii wadi doonaan Shaqooyinka ay u hayaan Bulshada Soomaaliyeed. Uru rka Bisha Cas ee Soomaaliyeed ayaa Bix iya adeeg u ba dan Caa fimaad, iyo mid baafin taasoo ay isku heleen qooysas bad an oo So omaaliyeed oo kala irdho obay xilliyadii colaadaha.
Ururka Bisha Cas ee Soomaaliy eed ayaa u
soo dhabar adaygay in uu u adee go bulshada soomaaliyeed te eda taagta daran
xilliyadii adkaa ee dalka soo maray.
MADAXWEYAHA PUNTLAND OO DHALIILAY XILDHIBAANADA AQALKA SARE
Madaxweynaha Maamulka Puntl and C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka had layay arri maha la xiriira Aqalka Sa re ayaa waxa uu sheegay 2011kii ma rkii Dastuurka la same ynayay, maa mulka keliya ee ku doodayay in la dhi so Aqalka Sare in ay aheyd Puntland.
Waxa uu sheegay Maamulka kale ee
xilligaasi jiray in ay aheyd Galmud ug oo aan dhameystirneyn, keliy ana ay
aheyd M/Gaalkacyo barkeda, Gal mudugna xilligaasi ay san dooneyn Federaal.
"Lama rabin in la dhiso Aqalka Sar e, waan qasabnay, laakiin hadda wax ba nama ta rin, wax hadda uu na taray oo uu noo soo kordhiyay ma jirto, Dag aal baan waxaan ku galnay inaan hel no 11 xubnood, maadaama Dowlad Goboleedy ada kale ay leeyihiin min 8 xubnood.” Ay uu yiri Gaas. Wuxuu sheegay inuu ku tali yay xub naha Aqalka Sare ee Puntland in ay u doortaan dad qibrad leh oo uu tu sa ale u soo qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cu mar C/rashiid iyo Mad axweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole, balse hada aanay meel ku she egin, oo waxba aanay u qaban Puntland.
Ugu dameyntii Madaxweyne Ga as ayaa sheegay rag Aqalka sare ka tirsan oo Punt land ka tirsan oo uu gac antiisa ku qoray in ay ka soo horjee steen Mas haariic hourmarin eed oo laga fulinayay degaanada Puntland, wuxuuna tilmaamay in hadda uusan waxba oraneyn, balse Do orashada dambe uu sheegayo waxa ay samee yeen.
TURKIGA IYO QATAR OO GARGAAR GAAR SIIYAY BALADWEYNE
Dowladaha Turkiga iyo Qatar ayaa gar gaar gaarsiiyay illaa iyo 5,000 oo ruux oo ka mid ah dadkii dhawaan wa xyeelada ay ka soo gaartay Fatahaa dihii ku dhu ftay M/ Balad weyne ee xarunta G/Hi iraan. Qoysaskaasi ayaa waxaa la gaars iiyay deeqo isugu jiray Raashiin,Biyo nad iif,iyo adeegyo Caafimaad, iyadoo sidoo kale dadkaasi Barakacayaasha ah loo sameeyay Mu squlo iyo waxy aabo kale oo aas aasi u ah nolosha.
Dhawaan ayaa waxaa M/Bala dweyne oo ay ka dhaceen Fatahaado ay ku Barak aceen dad ka badan 100,000 ruux.
IlLaa 26,000 oo noloshooda ay ku tiirsan tahay gargaar ayaa ku sugan dul eedka M/ Bal adweyne, kadib mar kii guryahooda ay ku burbureen Fatah aada ha ka dhashay Wabiga Shabelle ee halka asi mara.
DFS ayaa si weyn ugu mahadcelis ay dowladaha Turkiga iyo Qatar gurm ad ay u sa meeyeen kumanaanka ru ux ee ka Barakacya Fataahadaha ku dhuftay G/ Hiiraan. Qaar ka mid Ururada samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa wa da gurmad xoog gan oo lagu gargaa rayo dad ka ay dhibaatada ka soo gaa rtay Fa tahaadaha G/lada /Hiiraan iyo Sh/ Dhexe.
QAXOOTI AY KU JIRAAN SOOMAALI OO LAGU RIDAY IMTIXAANKA MAGANGALYO DOONKA
Warbaahinta Jasiiradda Nauru ay aa xaqiijisay in Dowladda Mareykanka ay Imt ixaan loogu tala galay in laga qaado dadka ka Qaxooti ah ee ka soo je edda Soo maaliya iyo Iran in lagu riday Imt ixaankii laga qaaday. Nauru ayaa waxa ay ku taallaa koonfurta Ba dw eynta Pacifi cga, Waxaana la sheegay in lagu ridayimtixaankii dibudejin lo ogu sameyn lahaa Mareykanka.
Warbaahinta Jasiiraddaasi ayaa wa xa sheegtay in tirro ka badan 150 qax ooti ah loo ballamiyay imtixaanka, wax aana la sheegay in si gaar ah Imtix aanka loogu riday Qaxoo tiga ka soo jeedda Iiraan iyo Soomaaliya, maada ama dowladda Mar eykanka ay diiday in qaxootigaasi ay dalk eeda geyso. Qoysas iyo carruur, ayaa la sheegay in ay qeyb ka yihiin dadka Imti xaanka lagu riday.
Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Jasiiraddaasi ayaa waxa ay la kulmayaan dhib aatooyin kala duwan, waxaana hadda u sii dheer in lagu riday Imtixaankii ay ku aadi lahaayeen dalka Mareykanka.
SACUUDIGA OO XAYIRAADA KA QAADAY A DHOOFINTA XOOLAHA SOMALI YA
Dowladda Sacuudiga ayaa lagu wad aa inay xayiraaddii saarneyd Xool aha Soomaal iya ay qaaddo iyada oo muddo dhawr sano ah aan Xoolaha Soomaaliya loo dhoofin Sacuudiga. Ilo ku sugan dalka Sacuudiga kana mid ah Ganacsatada Xo olaha ee ku no ol dalka Sacuudiga ayaa sheegay 1da Bisha Ramadaan ay Dowl adda Sacuu diga go’aansatay in ay xa yiraadda ka qaaddo Xoolaha Somaliya.
Wasaaradda Beeraha iyo Xoolaha ee Sacuudiga ayaa sheegtay in baaritaan dheer ay ku sameysay wax yaabaha sab abay markii horeba joo jinta dhoofka Xo olaha Sooma aliya iy ada oo markii hore la sheegay in Cu durro laga helay. Inta badan Xoolaha Soom aaliya waxaa laga dhoofiyaa Dekadaha berbera,Boosaaso Muqdi sho iyo Magaalooyin kale waxaase ay hakad ku jireen muddo dhawr sano ah.
Mid ka mid ah Ganacsatada Xoola ha ee ku sugan Sacuudiga ayaa u sheegay Wa rbaahinta in inta Xoolaha Soomaalida ay xayiraadda saarneyd uu Sacuudiga ka dhoo fsan jiray dalka Jabuuti.
Xiriirka ganacsi oo wanaagsan ay aa ka dhaxeeya dalalka Somaliya iyo Sacuudiga, waana midda keentay in hadda uu Sacuudiga wado qorshaha ha ku aadan in la qaado Xayiraadaasi.
R/W KHAYRE OO KULAN LA QAATAY MAD AXA GOLAHA AMMAANKA U QAAB ILSAN CUNAQABATAYNTA HUBKA SOMAALIYA.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Md.Xasan Cali Khayre ayaa shalay Xa fiis kiisa ku qaabilay wafti ballaaran oo ka so cday Golaha Ammaanka ee Hay ’adda QM u qaabilsan cunnaqabat aynta Hub ka Soomaalliya. Waxaana hoogaaminay ay Safiirka Qarmada Midoobay u fadhiya dalka Kazakhstan ee H.E Kiarat Umarow.
R/Wasaaraha XFS ayaa gudiga u sharaxay xaaladda ay Soomaliya mara yso iyo hal ka ay u socoto, is agoona u sheegay horumarka ay So omaaliya ka samaysay arrimaha Cii danka iyo sida ay ugu diyaar garo ob een in ay maamulan ammaanka guud ee dalka.
Sidoo kalena waxuu u soo jee diyay in Soomaaliya laga qaado cunaqabat aynta hubka, maadaama ay awood u yee latay in ay la socoto dha qdhaqaaqa hub keeda.
Amb. Mr Kiarat Umarow ayaa tilma amay in ay Soomaaliya u yimaadeen sidii ay ugu ku ur gali lahaayeen halka ay mar ayso cunqa qabataynta hubka ee Sooma aliya saaran iyo xaaladda guud ee dalka , gaar ahaan horumar ka ay ku tilaabsatay Xukuumaddu sida Amniga, Dhaqaalaha, Geedisocodka doorashooyinka iyo soo noqoshada kaabayaasha qaranimada Soomaa liya.
Ugu dambayntii Ra'iisul Wasaara ha ayaa u mahed celiyay madaxda Ur urka Qarma dda Midoobay sida ay marwalba u garab taagan yihiin So omaaliya iyo caawinaada ay u fidiya an dawladda iyo shacabkeeda, waxu una ballan qaaday in isbadel hour marineed ay ku talaabsando onta Soomaaliya sann adaha soo so cda. DHAMMAAD
DUQA MAGAALO OO ILKAHA LAGA DAA DIY AY IYO QALALLAASAHA OO GEBI AHA AN MAGAALADA WADA QABSADAY!!!
Inkasta oo uu hardan culus oo siy aa sadeed kaga adkaaday duqii mudada dh eer majaraha u hayay mag aalada Fre iburg ee dalka Jarmalka, ay aa duqa cu sub ee maga aladaas Mar tin Horn ayaa la kulmay guuldaro nooc kale ah.
Xilli uu u dabaaldagayay guusha do or ashada ayaa waxaa weerar kusoo qa aday nin, kaas oo ilkaha ka jabiyay. Mr Horn oo 33 jir oo ahaa musharax ma daxbanaan ayaa si doo kale sanka laga jabiyay, ilkahana gacmaha loo saaray, waxaana lagu dabiibayaa isbitaalka.
Duqii hore oo lagu magacaabo Die ter Salomon ayaa magaaladaas ka tal inayay mu ddo 16 sano ah. Magaalad an Freiburg oo ah meel ay jaamacad aha ku badanyihiin ayaa waxa dadka ku nool ay u badanyihiin kuwa da’ yar ah.
Booliiska ayaa baaraya ninka geystay weerarka isaga oo aanan la maagin. Duqa cu sub ayaa fariintiisa dadka ugu gu dbiyay Facebookga,isa ga oo taageeraya ashiisa ka codsa day in aysan wax tal laabo ah ka qa adin ninka weerarka geystay.
Duqii hore ayaa walaac ka muujiyay weerarka loo geystay ninka badalay, wux uuna u rajeeyay in uu soo reysto. Xigasho: BBC
MILITARIGA NIGERIA OO SOO BADBA ADIYAY 1000 QOF OO U AFDUUBNAA KO OXDA BOKOXARAAM
1,000ka qof ee maxbuus ahaanta loo heystay ayaa la sheegay in ay soo furteen cii damada militariga dalka Ni geria ayadoo sidoo kale ciidamadu ay howlgalkaasi ku dileen ilaa 50 ka tirsan kooxda Bokoxaraam, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil ka ti rsan Militariga dalkaasi.
Howlgalka oo bilowday 28ka April ayaa weli soconaya, afhayeen u hadlay militariga Nigeria oo lagu maga caabo Texas Chukwu ayaa u sheegay CNN.
"Dadka lasoo badbaadiyay ayaa u ba dan haween iyo carruur, sidoo kale wa xaa ku ji ra rag lagu qasbay inay ku bii raan dagaalyahannada kooxda Bok oxaraam,”ayuu Shukwu hadalkiisii raac iyay.
Dadkan ayaa laga soo badbaadiyay go bolka Borno oo ku yaal waqooyiba ri da lka Nigeria. "Dadka lasoo badba adiyay waxaa lagu daweeynayaa xar un caa fimaad oo ay le eyihiin Militari ga” ayaa lagu yiri war kasoo baxay Militariga.
Howlgalkan badbaadinta ayaa da ba socday sii deyntii in ka badan 100 ga bdhood oo kooxdu sii deeysay bi shii Maa rso. Bishii aynu kasoo gudub nay, ciid amada dalka Nigeria ayaa sheegay in khilaaf soo kala dhexgal ay hogaanka kooxda, kaa oo salka ku hayay wad axaajoodyadii lagu sii deey nayay gabdh aha weli u afduuban koo xda.
BOORARKA SAFAARADDA MAREYKANKA OO LAGU DHAJIYEY WADDOOYINKA QUDUS
wararka ayaa sheegaya in saddex tab eello oo ah kuwa lagu dhajiyo wad doo yinka la suray magaalada Qudus oo ku qoran sawirrada Safaaradda Mareykanka.
Boorarkan ku sawiran magaca safaa radda Mareykanka ayaa waxaa lagu dhaj iyey shalay Qudus taasi oo ah todo baad ka hor furitaanka Saf aaradda Mareykan ka ee la do onayo in laga furo Qudus usbuca soo socda.
Boorarka la dhajiyey ayaa waxaa ku qoran luqadaha Carabiga, Eng lishka iyo Luq adda Cibrada oo ah mi dda ay ku hadasho Israel, waxaana la gu dhajiyey Koofurta Qu dus oo ah hal ka la doonayo in laga furo Safaaradda Mareykanka.
14, may ayaa la doonayaa in Safa ara dda mareykanka laga soo raro magaa lada TE LAVIV lagana furo Magaalada Qudus, arrintaan ayaa qe yb ka ah ballan qaad uu same eyay madaxweynaha Ma reykanka Donald Trump oo ahaa inuu Qudus u aq oonsan doono caasimadda Israel.
LABA WIIL OO SHALAY KORONTO AY KU DISHAY M/MUQDSHO
M/Muqdisho ayaa Shalay subaxdii waxaa ku geeriyooday laba wiil oo dhaliny aro ah oo ay dilshay Koronto sida dadka deegaanka ay xaqiijiyeen.
Mid ka mid ah labada wiil ee dhi ntay ayaa markii hore ay qabatay Kor ontada halka midkalane uu isku dayay in uu bad baadiyo wiilka Korontada ay qabsatay, balse halka asi ay kuwada dhineen laba doodii.
Qof goobjoog ah oo la hadaly Ida ac ada Kulmiye ayaa nooga warbixiyay sida ay wax u dhaceyn iyagoo sheegn in goobta korontada ku qabsatay ay aheyd waddo ciriiri ah oo baallayaal leh biyodageena ah .
Iyadoo midkii hore ay kudhegtay uu arkay wiilkaan kale isagoo u kaa lme ynaya isugan ay dishay
AKHRISO;WARMURTIYEEDKA LAGA SOO SAARAY KULAN AY YEESHEEN HOGAAM IYAASHA KENYA IYO ITOOBIYA
R/Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahm ed ayaa soo gabagabeeyay booqasho
qaad atay muddo labo cisho ah oo uu ku joo gay dalka Kenya isagoo la kul may Ma
daxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.
2da hogaamiye ayaa waxa ay ka wa dahadleen xiriirka u dhexeeya iyag oo gaaray he shiisyo taariiqi ah oo ay ka mid yihiin arrimaha ammaanka, Ga nacsiga, dalxiiska iyo iska ashi dha qaale. War Murtiyeed laga soo saaray kulanka 2da hogaamiye ayaa lagu shee gay in 2da dalba ay qorsheynay aan inay xaqiiiyaan nabad ka dhalata dalka Koofurta Su dan iyo weliba in la ga hortago halista ururka AlShabaab ee dalka Soomaaliya.
Arrimaha dalka Soomaaliya ayaa WarMurtiyeedka lagu xusay awooda AlShabaab ee sii kordhaysa iyo taa geero la’aanta ay la kulmayaan ciida mada Na bad ilaalinta AMI SOM. "2da hoggaamiye waxa ay hoosta ka xari iqayaan halista uu ururka AlShabaab ku haya dalka Soo maaliya iyo gobol ka. Sidaa awgeed wax aan qireynaa debecsanaanta taage erada caalamiga ah ee dalka Soomaaliya gaar ahaan dhaqaalaha ku baxa ciidamada AMISOM.”ayaa lagu yiri war murtiyedka.
Sidoo kale war murtiyeedka ayaa lagu xusay in ay 2da hogaamiye ay ra adin do ona an sidii taageero dhaqaale loogu heli lahaa ciidamada AMISOM iyo weliba tab abar la si iyo ciidamada dowlada Soom aaliya. Hogaamiyaasha 2da wadan ayaa sidoo kale hoos ta ka xariiqay halista ay ku tahay dalka Soomaaliya farogelinta ay wadamo shisheeye ku hayaan.
Wadamada Kenya iyo Itoobiya ayaa ciidamo ka socda waxa ay ka mid yihiin ciidamada nabad ilaalinta AMISOM wa xaana shalay dhowaan 9 ka mid ah cii damada Kenya ay ku dhi nteen kadib mar kii gaari ay saar naayeen ay miino kula qa raxday meel ku dhow magaalada Dhoo bley oo ku taal xadka wadamada Soomaa liya iyo Kenya.
DOWLADDA BRITAIN OO CIIDAMO U TABA BAREYSA MAAMULKA KOONFUR GALBE ED
Wafdi ka socoda Dowladda Ingiri iska ayaa shalay waxa ay gaareen M/Bay dhabo ee Xarunta G/Baay, wa xaana hal kaasi ku soo dahweeyey masu’uuliyiin ka tirsan Maamulka ko onfur Galbeed So omaaliya.
Soo dhaweyn kadib wafdiga ayaa wa xa ay kulan la qaateen kusimaha Madax weynaha Dowlad G/K/GS ahna was iirka Beeraha iyo waraabka Ma amulkaasi Maxamed Xasan Fi qi ,iyaga oo ka wada hadaly sidii loo tay eyn lahaa Ciidamada Maamulka Koo nfur Galb eed. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa G/Baar lamanka KGS C/dir Shariif shee khuna Maye iyo taliyaha Ciidamada Ni sa Ee G/Baay iyo masuuliyiin kale.
Mas’uuliyiintii ka socotay dowlad da Ingiriiska ayaa balan qaaday in Maa mulka Koonfur Galbeed Soomaal iya ay ka caawin doonaan tayeynta iyo Tababa rada Ciidamada Ku sugan Deegaanada koonfur galbeed Sooma aliya.
WASIIRKA AMNIGA IYO AGAASIMAHA SOCDAALKA OO LA KULMAY MAS’UULI YIIN KA TIRSAN FINLAND
wasiirka Amniga Gudaha dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo Agaasi maha Hey’adda Socdaalka Soo maaliya Maxamed Aadan Jimca ale Koofi oo safar shaqo ku jooga dalka Finland ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Gud aha dalka Finland iyo Mas’uuliyiinta hey’ adda socdaalka dalkaas.
2da dhinac ayaa ka wada hadlay iska ashi laga yeesho dhinacyada amniga, soc daal ka iyo baasaboorka dukumentiyada Soomaaliga ah oo uu ka mid yahey baas aboorka.
Agaasimaha Hey’adda Socdaalka So omaaliya Maxamed Aadan Koofi ayaa is na dhank iisa kulan la qaatay Kusimaha Agaasimaha Hey’adda Soc daalka, wax ayna ka wadaha dleen sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen arrimaha socdaalka labada dal, tabab arida saraakiisha socda alka Soomaa liya iyo arrimo kale
Dowladda Finland ayaa ka mid ah dalalka laga sugayo inay tixgeliyaan Baa saboorka Soomaaliya, isla ma rkaana si rasmi u aqoonsadaan. Dhi naca kale dowladda Finland ay aa qor sheyneysain ay dib ugu celiso dal kooda Muwaadi niin Soomaaliyeed oo aan he ysan sharci, kuwaasoo dalka as muddo ku sugnaa.
G/G/BANAADIR OO LA DARDAARMAY CII DAMADA LOO DIYAARI YAY SUGIDA AM NIGA BISHA RAMADAAN
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Du qa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cu sma an (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maa mulkiisu uu si istaraatiijiyad ah ku waj ahay amniga Caasi madda, iya doo 17ka degmo ee G/Banaadir laga hirgeliyey wad ashaqaynta laamaha am maanka iyo maamulka.
Guddoomiya Yarisow ayaa xusay in ciidamada looga fadhiyo inay ka horta gaan fal alka lidiga ku ah amm aanka, ga ar ahaana kuwa dhibaatada u maleegaya shacabka Soomaaliy eed, isagoo ka hadlayay kormeer dhiir igelin ah oo ay si wadajir ah ugu sa meeyeen xarunta Cii damadda Xasil linta Caasimadda, Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kha yre, Sa raakiisha Ciidamadda iyo Maam ulka Gobolka Banaadir.
Sidoo kale, Guddoomiyaha Gobol ka Banaadir ayaa tilmaamay muhiim adda ay leedahay in kalsooni laga ka sbado shacabka ku nool goobaha ho wlgallada laga fulinayo, maada ama ay iaygu yihiin cidda loo adeegayo, isla markaana laga fogaado wax wal ba oo dha awacaya wa dashaqaynta ciidamadda iyo shacabka, lana dhow ro Xuquuqal Insaanka.
"Caasimaddu si ay ula tartanto ad du unka waxay u baahan tahay amni iyo xa sillooni, amnigaas in ay keento waxa lo oga fadhinayana waa idinka hortayda taa gan. Waxaana idiinkaga mahadcelinayaa howllaha baxaadda leh ee aad ka qabateen amniga Muqdi sho, welina waa inaad ogaataan cado wgu inuu dhibaato u maleegayo nafta iyo maalka shacabka Soomaaliyeed.” Ayuu yiri Duqa Caa simadda.
Eng. Yarisow ayaa kula dardaarm ay ciidamadda in kor loo sii qaado sugida a mniga Caasimadda, shacab ka Soomaa liyeedna ay helaan amma an buuxa si no loshu caadi ugu socoto waqtiyada lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. "Waa in qof walba am ni ku helaa guri giisa kalsoonina ku no olaado, si aad ta asi u suurtagelisaana anaguna waxaan nahay garbihiina”.
TARTANKA KUBADCAGYARAHA QAARAD DA AFRIKA (AFRICAN MINI FOOTBALL FEDERAT ION) AYAA KA BILOWDAY DALKA LIIBIYA, AY ADOO AY KA QEYBGALAYAA XULAL KA SOCDA QAAR KAMID AH DALALKA AFRIKA OO AY SOOMAALIYA KU JIRTO
Dalka Liibiya ayaa sanadkan martigeliyay tartanka, ayadoo kooxaha ka soo gudba ta rtankan ay ka qeybgali doonaan tartanka kubad –cagyaraha adduunka oo sanadda 20 19 lagu qa ban doono dalka Australia, sida ay HOL u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tir san xiri irka kubadcagyaraha qaar adda Afrika.
Gudoomiyaha Tartamada kubadda cagyaraha Afrika Cabdi Max’ed Ax med (Cabdi Xaaq) oo la hadlay shab akadda HOL ayaa sheegay in tartanku uu si habsami leh uga socdo Liibiya, isagoo xusay in xulka Soomaaliya uu Groub kula jiro dalalka Ghana, Ivory Coast iyo Liibiya. Ciyaartii ugu hore eysay ee tartanka ayaa lagu furay dal ka martigelina ya iyo Ivory Coast, wa xaana 10 ay gusha ku raacday xulkii matalayay dalka Ivory Coast
Ciyaartii 2aad ee Groubkaasi ayaa waxaa wada dheelay xulka Ghana iyo Ivory Coast, waxaana 60 ay guusha ku raacday xulkii matalayay dalka Ghana. Habeen hore ayaa waxaa wada dheelay xulka qaranka Sooma aliya matalaya iyo kan Liibiya, waxa ana 5 0 ay guusha ku raacday xulkii matalayay Liibiya.
"Xulka Soomaaliya waxay kasoo daaheen tartanka, dorraad ciyaarto oydooda qaar ka mid ah waxay soo gaareen Liibiya abaare 2:00 habee nnimo ayagoo ciyaarta la fil ayay in ay bilaabato isla saacaddaasi, mudo 1:30 ayaa dib loo dhigay ciyaarta, waxayna garoonka galeen 3:30 habeennimo,” ayuu yiri Mudane Cabdi Xaaq oo la hadlayay HOL.
Xulka matalaya Soomaaliya waxaa hogaaminaya Macallin Cismaan Mu unye (Iskood) oo xilligii ay dhisnayd dowladdii hore ee dalka kamid ahaa xulkii qaranka Soomaaliya, waxaana macallin kuxigeen u ah Axmed Cali Culusoow.
Ciyaartooyada mataleeysa Soo maaliya ayaa laga kala keenay mag aalada Muqdisho iyo qeybo ka tirsan gobollada dalka, ayadoo ay xusid mu dantahay in Captanka kooxda uu ya hay ciyaartooy laga keenay magaala da Kismaayo oo maalintii u danbeey say ee uu tartanka furmayay gaaray dalkaasi.
Soomaaliya ayaa maalinta maanat la dheeli doonta xulka dalka Ivory C oast oo
la badii ciyaar ee ugu horeey say soo badiyay, waxaana haddii Soo maaliya ay
ciyaartan ba diso ay u ka mid noqon doontaa xulalka qaaradda Afrika ee ka
qeybgali doona tartanka Minifootballka adduunka oo 2019 lagu qaban doono dalka
Australia.
AMISOM OO SARAAKIIL BOOLIS AH GEYNEYSO M/ BALADWEYNE
Waxaa shalay saraakiil ka socota howlgalka Booliska AMISOM ay gaar een M/ Baladweyne ee xarunta gob olka Hiira an. U jeedka socdaalka sara akiishaasi ay aa ah sid ii ay ugu gogol xaari lahaayeen illaa iyo 32 saraakiil ah oo ka socda Booliska dalka Nige ria oo lagu wado in dhawaan la geeyo magaaladaasi.
Saraakiishaasi ayaa la sheegay in ay tababaro siin doonaan Ciidamada Boo liska eemaamulka HirShabelle. AMIS OM ayaa wada qorshe ay ku xoo jineyso taageerada ay siiso Ciidama da Booliska Soomaaliyeed iyo kuwa maamul gobole edyad, xilli waqtiga ho wlgalka AMISOM ee Soomaaliya uu yahay mid gabagaba ah.
Dhinaca kale Howlgalka Mido wga AfriKa ee AMISOM ayaa maanta tababar ku sa absan xiriirka dadwe ynaha ma gaalada Muqdisho uga furay saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaliya.
Tababarkani oo socon doono muddo 7baad ah ayaa waxa ka qeyb galaya qaar ka mid ah saraakiil laga soo xulay Boo liska dowladda feredaa lka ah ee Soo maaliya iyo ku wa maa mul goboleedyada dalka. Waxaana tababarkan uu qeyb ka yahay qorshe lagu hormarinayo Ciida mada Booliska Soomaaliyeed.
DUQA MUQDISHO OO DAAHFURAY MASHR UUCA QIMEYNTA BULACADAHA CASIMADA
Duqa Muqdisho Ahna G/G/Bena adir Md. C/maan Cumar Cusmaan (E ng. Yari sow) ayaaShalay Daahfuray Mashruuc lagu soo diyaarinayo daraasad iyo qiim eyn la xiriirta sidii Xal waara loogu heli la haa arrimaha biyo fariisadka iyo bulaac adaha oo xilli roob aadka yeesha saa meyn weyn.
Maamulka G/Benaadir oo in muddo ah ku howllanaa sidii xal wa ara loogu heli lahaa saameynta roob abka ayaa ka co dsaday Bankiga Addu unka maalgelin bu uxda oo M/Muqdi sho looga hirgelinayo bullaacado biya ha roobka si toos ah ba dda ugu shubo iyo day actirka wadd ooyinka.Guddoomiye Yarisow ayaa sheegay in maamulka G/Benaadir uu la tacaalayo waxka qabashada dhibaatooyinka ka dhashay bulaacadaha, isagoo xusay in xiliga dhow uu qo rshuhu yahay in Caa simaddu ay yeel ato goobo ay biyuhu isaga gudbaan.
"Magaalada Muqdisho waa ay lahaan jirtay Tubooyin qaada biyaha roobka iyo tubooyin bixiya wasakhda (Sewa ge). Qa arkood wa shaqeeyan hadda oo qeybo ka mid ah maga alada ayey biyha ka saa raan. Si walba ha ahaa tee, xilli roobaad walba waxaa M/Mu qdi sho soo gaara dhibaatooyin fara badan oo ay ka mid tahay, Jidadka waaweyn oo qaark ood burbura iyo nadaafadda deegaanka oo xu maata, waana taas midda aan rabno wa qtiga dhow in xal waara loo helo”.Ayuu yiri Guddoomiye Yarisow.
Maamulka G/Benaadir ayaa muhiimad gaar ah siinaya xaluhelidda dhibaat ada ay ku hayaan daadaka biyaha ro obka ee burburiya Magaalada, mar wa lba uu roob da’o. Waxuna maamulku qorshaynayaa in waqtiga dhow arrin taa xal loo helo si loo ilaaliya nada afadda Caasimadda.
PUNTLAND OO SOOMAALILAND KA DAL BATAY IN AY SII DEYSO BOQOR BUURMADOW
Waxgaradka ka soo jeeda deegaa nada Puntland ayaa mas`uuliyiinta So omaaliland ka dalbaday in xuriyadiisa la siiyo Boqor Cusmaan Aw Maxam uud Boqor BuurMadow oo ka mid ah Waxg aradka Soomaaliland kuna xiran xabsi ku yaala magaalada Harg eysa ee Soom aaliland.
Boqor BuurMadoow ayaa lagu eed eeyay in isaga oo aan la ogeyn aaday deegaana da Puntland islamarkaana kaga dhawaaqay hadal dhaawacaya Ma dax banaanida Soomaaliland sida ay ha dalka u dhigeyn saraakiisha ama anka ee Soomaaliland.
Soomaaliland ayaa hadda laga dalb aday in xabsiga laga saaro Boqor BuurMadow, oo xabsi gaaraya 5 sano ay ku xukuntay Maxkamada gob olka Maroodi Jeex. Shalay ayey aheed markii madaxw eynaha Soomaaliland Muusa Biixi Ca bdi uu cafis u fidiyay Abwaan Naciimo Qo rane oo ku xirneed xabi ku yaala Sooma aliland, waxaa Naciimo loo haystay eed eeymo la mid ah kuwa loo haysto Boqor BuurMadow.
CIIDANKA KENYA OO XIRAY XADKA SOOMAALIYA IYO KENYA
Ciidamada milatariga dowladda Kenya ayaa maanta hakad galiyay dhaq dhaq aaqa Xadka ay wadaagaan dalalka Soom aaliya iyo Kenya. Wax aana Ciidamadu howlgallo Miino baa ris ah ay ka wadaan deegaano dhaca Xadka Soomaaliya.
Waxaa sidoo kale shalay gabi ah aan xiranaa Waddada dheer ee isku xirta M/Dho obley iyo deegaanada ku teedsan Xadka labada dal.
Arrintan ayaa sameyn ku yee latay dhaq dhaqaaqa Gaadiidka iyo da dweyna 2da dhinac ee isaga kala goo shi jiray Xadka ay wadaagaan Soom aaliya iyo Kenya.
Howlgalladan ayaa ku soo aadaya 2maalin, ka dib markii Ciidamo ka ti rsan kuwa Ken ya qarax xooggan la gula eeg tay nawaaxiga M/ Dhoobley ee G/J/H oose.Kenya ayaana xaqiij isay in qaraxa asi looga dilay illaa 9 As kari oo ka tir sanaa Ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.
WASIIRKA WAXBARASHADDA OO FARRIIN U DIRAY ARDAYDA SOOMAALIYEED
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa kaga digay dhammaan Ardayda Soomaaliyeed in ay dhibaato kala kulmaan waxyaabo been abuur ah oo ku saabsan Imtixaanka dowladdu qaadi doonto 19ka Bishaan.
Waxaa uu sheegay in ay jiraan dad marin habaabinaya Ardayda, islamarkaana doonaya in ay ka iibsadaan waxyaabo aan sax aheyn, islamarkaana aan aheyn Imtixaankii ay diyaarisay dowladda Soomaaliya.
Waxaa uu dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay arintaasi ay ka muujiyaan Feejignaan si aysan dhibaato u kala kulmin.
Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in ay ka xun yihiin dhibaatadda soo gaartay Ardayda wax ka barata Magaalada Beledweyne, islamarkaana dib loo dhigay Imtixaankii Ardayda Beledweyne.
BOGGA CAYAARAHA..
MID KA MID AH HALYEEYADA KOOXDA REAL MADRID OO XAQIIJIYAY IN NEYMAR JR UU U DHAQAAQI DOONO S/ BERNABÉU
Halyayga xulka qaranka Germany iyo kooxda Real Madrid Paul Breitner ayaa sheegay in xidiga reer Brazil ee Neymr Jr uu u dhaqaaqi doono garoonka Santiago Bernabéu xili ciyaareedka soo aadan.
Paul Breitner ayaa wuxuu sheegay: "Neymar wuxuu muhim weyn u noqon doonaa Real Madrid xilli ciyaareedka soo aadan”.
Wargeyska "Marca” ee dalka Spain ayaa isna sheegay in hadalka Paul Breitner uu la mid ah qaar ka mid ah wargeysyada Faransiiska ee dhowaan muujiyay in Neymar uu ku biirayo Real Madrid xagaaga soo aadan.
Warar badan ayaa daboolka ka qaadaya in Neymar Jr uu ku biirayo Real Madrid, kadib marka uu furmo suuqa xagaaga ee soo aadan, iyadoo la filayo in uu kasoo dhaqaaqo kooxda Paris Saint-Germain.
GENNARO GATTUSO OO FARIIN CAD U DIRAY KOOXDA JUVENTUS KAHOR KULANKA FINALKA EE COPPA ITALIA
Tababaraha kooxda AC Milan Gennaro Gattuso ayaa u muuqda mid aaminsan in Juventus ay kala kulmi karaan guu-ldaro balse uu doonayo ciyaartoudiisa in ay muujiyaan xama-asad iyo geesinimo inta ay ku gudi jiraan gudaha garoonka.
Gennaro Gattuso ayaa kasoo muuqday shirkiisa jaraa’id kahor kulanka Finalka Coppa Italia ay kula ciyaari doonaan kooxda Juventus habeen dambe ee Arbacada Stadio Olimpico, wuxuuna fariin u diray ciyaartoydiisa.
"Juventus wexey leedahay maskax xoogan, laakiin wa-xaan awoodnaa inay sameyso waxaan caadi ahayn, Bianconeri ma ahan kooxda kaliya ee ugu cad cad, inkastoo ay tahay koox weyn isla markaana ay si Geesinimo leh ay kaga ciyaarto weerarka iyo dhanka difaaca intaba”.
"Waxaan u sheegay ciyaartoyda muhiimadda ay u leey-ihiin inay u ciyaaraan sida ugu fiican, kani waa kulan finalka ah wuxuuna u dhigmaa koobka aduunka marka loo fiiriyo jamaa-hiirteena, sababtoo ah waxay doonayaa in markale ay koob qa-adaan”."Kani waa kulankii iigu muhiimsanaa xirfadeyda tabab-arka.


0 


HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 9KA MAY 2018KA
KENYA OO XIRTAY NIN IYO XAASKIISA KU EEDEYSAN IN AY MAALGELIYAAN ALSHABAAB Booliska Dalka Kenya ayaa Xab siga dhigay Yaasiin Cabdulle Xu seen iyo Xaa skiisa oo lagu magacaabo Far tuun Max amed Guuleed,kuwaas oo lagu eedeeyay in ay Laca go u diraan A