Wararka

Daawo: Tv-yaad Carabta: Macquul macaha Soomaaliya oo Macluul hayso iney dhoofiyaan 2000000….

0 Visits: 599 | Thursday May 17, 2018 - 20:58:38
Nin Carab ah oo u dhashay wadanka Aljeeriya oo aad iyo aad ula yaabsan sida ay Ku dhacday wadankaan macluush dilatay in ay dhoofiyaan xoolo aad u farabadan sanad walbo.

Read More »

DAAWO:-Ambassador Keating oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Bilashada Bisha Ramadaan.

0 Visits: 346 | Thursday May 17, 2018 - 20:54:14
Wakiilka Gaar-ka ah ee Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amabassador Micheal Keating ayaa Dhamaan Shacabka Muslimiinta, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo maanta kow ka ah Soomaaliya.

Read More »

Cabsi ka jirta Magaalada Nairobi & Ciidamo badan oo amniga lagu wareejiyay

0 Visits: 353 | Thursday May 17, 2018 - 20:50:43
Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay in Ciidamo ka badan 2,000 oo Askari ay u xil saareen xaqiijinta amniga Magaalada Nairobi, si ay u sugaan amniga magaalada inta lagu guda jiro Bisha Ramadaan ee maanta billowga ah.

Read More »

Hub fara badan oo lagu qabtay dalka Itoobiya

0 Visits: 357 | Thursday May 17, 2018 - 20:37:16
Booliska dalka Itoobiya ayaa soo bandhigay Hub fara badan oo sharci darro lagu gelinaayay gudaha dalka Itoobiya sida ay sheegeen laamaha amniga dalkaas.

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo weerar afka ah ku qaaday madaxda dowladda Soomaaliya (SAWIRRO)

0 Visits: 356 | Thursday May 17, 2018 - 20:30:51
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis ah dib ugu soo laabtay Magaalada kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland kadib howlo shaqo oo maalmahii lasoo dhaafay uu ku joogay Magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Duufaan kusoo foolleh Xeebaha Soomaaliya

0 Visits: 385 | Thursday May 17, 2018 - 20:28:55
Dufaan Dabaylo iyo Roobab wadata ayaa la filayaa in ay ku dhufato Goboladda Woqooyi ee Soomaaliya gaar ahaan Puntland iyo Somaliland, Dhuufaantaan oo lagu magacaabay "Kow" ayaa kasoo bilaabeysa Woqooyiga badweeynta Hindiya waxaana la rijeeynayaa in ay saameeyso qaybo badan oo ka mid ah Goboladda…

Read More »

Duqa Muqdisho oo daah-furay olole Maamulka Gobolka Banaadir ku afurinayo 15 kun oo qoys

0 Visits: 386 | Thursday May 17, 2018 - 20:17:28
-Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daah-furay olole lagu afurinayo 15 kun oo qoys. Maamulka Gobolka Banaadir ayaana Sanadkii labaad afurinaya Bulshada danyarta ah ee ku nool Magaalada Muqdisho.

Read More »

Madaxweyne Gaas"Soomaaliland waxay ku soo duushay dhul aysan laheyn, waana ka difaacaneynaa"

0 Visits: 287 | Thursday May 17, 2018 - 20:14:12
Madaxweynaha Maamuka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay dagaalka ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Soomaaliland.

Read More »

Golaha Wasiirada oo ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada

0 Visits: 373 | Thursday May 17, 2018 - 20:08:19
Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra'iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada, iyada oogolaha la hor geeyay Hindise sharciyeedka denbiyada kufsiga iyo harciga Nakhshadeynta magaalooyinka, waxaana…

Read More »

World Telecom Day marked in Somalia

0 Visits: 695 | Thursday May 17, 2018 - 20:02:13
Somalia joined the rest of the world to observe World Telecommunication and Information Society Day (WTISD) on 17th May. The event was aimed at increasing awareness of how crucial communication is in our lives, in addition to stimulating the development of technologies in the field.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo bulshada ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Ramadaan

0 Visits: 326 | Thursday May 17, 2018 - 09:58:43
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan bilashada bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray Muslimiinta oo dhan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Read More »

SAWIRRO: RW Kheyre oo Xalay kormeeray Degmooyinka Gobolka Banaadir.

0 Visits: 439 | Thursday May 17, 2018 - 09:41:19
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kahyre oo ay wehliyeen Wasiirka Amniga,guddoomiye kuxigeenka dhanka amnig aiyo Siyaasadda Gobolka Banaadir,saraakiisha Booliska iyo Asluubta ayaa xalay kormeeray qaar ka mid ah saldhigyada Degmooyinka Gobolka benaadir iyo kantarooladda…

Read More »

Wasaaradda amniga oo war ka soo saartay dhawaqyadii xalay laga maqlay Muqdisho

0 Visits: 319 | Thursday May 17, 2018 - 09:26:48
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle) ayaa sheegay dhawaqyadii xalay laga maqlay magaalada Muqdisho in ay ahaayeen baco lagu shubay baaruuda qaraxda, oo ah kuwa macmal ah.

Read More »

Askari "halyay ah" oo badbaadiyay nolol badan

0 Visits: 382 | Thursday May 17, 2018 - 09:03:49
Askari Maraykan ah ayaa badbaadiyay arday badan oo ku sugnayd iskuul ku yaalla gobolka Illinois ee dalka Maraykanka ka dib markii uu arday horay u dhigan jiray uu rasaas ku furay iskuulka, sida ay masuuliyiintu sheegeen.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KAHMIIS 17-KA MAY 2018-KA

1 Visits: 664 | Thursday May 17, 2018 - 08:47:59
WAR MURTIYEED LAGA SOO SAARAY SHIRKII GOLAHA ISKAASHIGA DOWLAD GOBOLEEDYADA (AKHRISO) Shirkii Madaxda DG/yada uga socday M/Baydhabo ayaa la soo gabagabe eyay, kaasoo laga soo saaray war.murtiyeed ka kooban dhowr qodob. Shir kan oo ahaa kii 2aad oo ay yeeshaan Golaha Iskaashiga DgG/yada ayaa gol aha…

Read More »

Gen. Gorod "Guddoomiyihii degmadiisa nadiifin waaya in la xiro ayuu mudan yahay"

0 Visits: 292 | Thursday May 17, 2018 - 00:01:56
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa waxa uu sheegay in wax la aqbali karo aysan aheyn in magaalada Muqdisho ay wadooyinkeeda iyo xaafadaheeda ay nadaafad daro ka jirto.

Read More »

Wasiirka Waxbarashadda oo Farriin u diray dhammaan ardayda Soomaaliyeed

0 Visits: 289 | Wednesday May 16, 2018 - 23:59:41
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa kaga digay dhammaan Ardayda Soomaaliyeed in ay dhibaato kala kulmaan waxyaabo been abuur ah oo ku saabsan Imtixaanka dowladdu qaadi doonto 19-ka Bishaan.

Read More »

IMF"Dowladda Soomaaliya Waxay Ku Guuleystay In Horumaro Badan Ay Ku Talaabsato"

0 Visits: 387 | Wednesday May 16, 2018 - 23:56:34
Magaalada Nairoobi ee dalka Kenya ayaa waxaa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka Maaliyadad Soomaaliya iyo wafdka ka socoday Hay'adda lacagta Adduunka ee IMF,kulankaasi oo daba socday dadaalada dowladda Soomaaliya deymaha looga cafinayo,sida…

Read More »

Ramadan; Kulanka Diimaha!!!!!

0 Visits: 1080 | Wednesday May 16, 2018 - 23:28:15
Mawduuca noocan oo kale ah wuxuu u baahnaa qof aqoonta diimaha si wanaagsan u yaqaana, si uu waxbadan uga hadlo, balse waxaan ka cudur daaranayaa aqoontayd iyo mawduuca oo aan islahayn awgeed, maadaama loo baahan yahay in la helo daliilo sharci ah kuwaas oo aan ku caddaynayo mawduucan. Arar iyo Afeef…

Read More »

Guriga Guddoomiyihii hore ee degmada Hawlwadaag oo caawa la weeraray

0 Visits: 373 | Wednesday May 16, 2018 - 23:22:04
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Hawlwadaag ee gobolka Banaadir laba bambo gacmeed ayaa caawa fiidkii lagu weeraray guriga gudoomiyihii hore ee degmada Hawladaag Maxamed Abuukar Jacfar, oo ku yaalla isla degmadaas.

Read More »