Wararka

AKHRISO: War murtiyeed laga soo saaray shir deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiiradda Puntland

0 Visits: 303 | Saturday May 19, 2018 - 19:22:02
Shir deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay dagaalkii degaanka Tukaraq ee gobolka Sool

Read More »

Agaasimayaal Guud oo uu yeelanayo Gobolka Banaadir (Afar Agaasime Guud oo la magacaabay)

0 Visits: 339 | Saturday May 19, 2018 - 19:19:03
Wareegto ka soo baxday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa waxaa lagu magacaabay Illaa Afar Agaasimayaal Guud, kuwaasoo ka hoos shaqeyn doona Guddoomiye kuxigeenada Gobolka Banaadir.

Read More »

R/W Khayre oo Maanta Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare oo ka Bilowday dalka

0 Visits: 340 | Saturday May 19, 2018 - 19:06:54
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ay wehliyaan maamulka Gobalka Benaadir iyo Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta daah-furay Imtixaanka dawliga ah ee dugsiyada sare oo ay u fariisteen arday gaaraysa 27,600, kuwaas oo waxkabartay Iskuulaadka…

Read More »

Muuse Biixi '' Somaliland duulaan kuma ah shacabka reer Puntland iyo Garoowe

0 Visits: 353 | Saturday May 19, 2018 - 11:02:58
Madaxweynaha Somaliland oo habeennimadii xalay khudbad ka jeediyay munaasabad lagu maamuusayay xuska 18ka Mayoo ka dhacday Hargeysa ayaa sheegay in marnaba aysan duullaan ku aheyn Puntland iyo magaalada Garoowe. ''Annaga waxa aan u socno waa in aan gaarno xudduudaheenna oo ay diidan tahay dowladda…

Read More »

Passenger plane crashes in Cuba, killing more than 100 people

0 Visits: 751 | Saturday May 19, 2018 - 10:49:57
HAVANA - More than 100 people were killed in a fiery crash of a Boeing 737 passenger plane in Cuba on Friday, with just three seriously injured survivors in hospital after being pulled from the wreckage, officials and state media said. The aircraft, on a domestic flight to Holguin in eastern Cuba, crashed…

Read More »

Maxa ka jira in Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Qatar lagu xuray Hargeysa ?

0 Visits: 376 | Saturday May 19, 2018 - 10:40:14
Warbaahinta Somaliland qaarkood ayaa baahiyay war ku aaddan in 15-kii bishan Hotel ku yaalla Magaalada Hargeysa laga soo xiray Safiirkii hore ee dowlada Soomaaliya u fadhiyay dalka Qatar kaasoo lagu magacaabo Cumar Cali Idris.

Read More »

Ciidamada Kenya oo la shaaciyay waqtiga dalka ay ka baxayaan

0 Visits: 296 | Saturday May 19, 2018 - 10:34:12
-Ciidamadda military-ga Kenya ayaa loo waqtiyeeyay in ay Soomaaliya uga baxaan muddo Labo Sano gudahood ah sida uu Daabacay Wargeeyska the standerd ee laga leeyahay klenya oo soo xiganaya Waqti ay uu uqabtay Golaha Amaanka ee QM.

Read More »

Sideed ruux oo ku dhimatay weerar Ismiidaamin oo ka dhacay Afghanistan

0 Visits: 336 | Saturday May 19, 2018 - 10:30:27
Inta la xaqiijiyay sideed ruux ayaa ku geeriyootay, kadib markii weerar Ismiidaamin ah lagu qaaday Garoon lagu ciyaaraayay kubbad sida ay sheegeen Saraakiisha dalka Afghanistan.

Read More »

AKHRISO: Maxaa ka jira in Soomaaliya iyo Kenya uu u socdo Wadahadal ku saabsan Muranka Badda?

0 Visits: 385 | Saturday May 19, 2018 - 10:23:16
Saacaddihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo ifbaxday in dowladda Soomaaliya ay dowladda Kenya ay la bilowday Wadahadal ku saabsan Muranka Badda ee ka dhaxeeya Labada dal.

Read More »

27,600 oo Arday oo Maanta u Fariisanaysaa Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dalka. May 19, 2018 0

0 Visits: 332 | Saturday May 19, 2018 - 10:20:21
Maanta oo sabti ah waxaa bilaabanaya qaadista imtixaankii Shahaadiga Dugsiyadda Sare ee dalka,kaasi oo horey ay u shaacisay wasaaradda Waxbarshadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Read More »

Zidane oo shaaca ka qaaday xilliga uu wada hadal la furi doono Neyrmar

0 Visits: 567 | Saturday May 19, 2018 - 10:12:07
Macalinka kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay xilliga uu wada hadal la bilaabi doono Neyrmar oo kooxd lala xeriirinayo, wuxuuna sheegay inuu xiriir la sameyn doono ka dib finalaha tartanka champions league.

Read More »

Dowladaha Islaamka oo ku baaqay in la sameeyo Ciidamo ilaaliya dadka Falastiiniyiinta

0 Visits: 339 | Saturday May 19, 2018 - 10:08:22
Hoggaamiyeyaasha dalalka Islaamka oo shir aan caadi aheyn ku yeeshay magaalada Istanbul ee dalka Turkey ayaa ku baaqay in la sameeyo ciidamo difaaca dadka reer Falastiin ee gumaadka iyo tacadiga ay ku hayaan Ciidamada Israel

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:-WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 19-KA MAY 2018-KA

0 Visits: 632 | Saturday May 19, 2018 - 09:10:21
BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO BAAQ U DIRAY DHINACYADA KU DAGAALLAMAYA GOBOLKA SOOL Kulanka Guddiga joogtada ah ee Gola ha Shacabka oo uu shir guddoominayay GG/Sh/ JFS Maxamed Mursal Sh. C/ma an, waxaa looga hadlay dagaaladda maa lmihii la soo dhaafay ka soo cusboonaad ay degaanka Tukaraq, wax ka qabashada…

Read More »

Isbedelka Nolosha: Sheekada Gorgorka

0 Visits: 848 | Saturday May 19, 2018 - 01:49:06
Waxa la sheegaa in Gorgorku ka mid yahay noolayaasha duula kuwa ugu cimriga dheer. Wuxu cimrigiisu gaadhaa 70 sano. Laakiin si uu da'daa u gaadho waa in uu maro marxalad aad u adag. Waxa la sheegaa marka uu afartan jirsado, waxa daciifa ciddiyihii dhaadheeraa ee uu ugaadha ku dafi jiray.Gaajo iyo…

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Waare oo ka digey cuduro ka dhasha fatahaada wabiga Shabelle

0 Visits: 342 | Saturday May 19, 2018 - 01:28:05
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare Oo Soo gaba gabeeyay Safarkiisa Beydhabo kaddib Markii uu halkaasi kaga Soo Qeyb galay Shirka Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada, ayaa Maanta Soo Gaaray

Read More »

Xasan Sheekh oo mar kale ka qeyb galay shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Afrika

0 Visits: 585 | Saturday May 19, 2018 - 01:24:45
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Afrika (ALF), kaasoo ah madal ay ku jiraan qaar ka mid ah Madaxweyanayashii soo maray dalal ka tirsan Qaaradda Afrika

Read More »

In ka badan boqol ruux oo ku geeriyootay diyaarad ku burburtay dalka Cuba

0 Visits: 306 | Saturday May 19, 2018 - 01:18:59
In ka badan boqol ruux ayaa ku geeriyooday diyaaradda nooca Boeing 737 oo burburtay agagaarka garoonka diyaaradaha Havana ee Caasimadda Cuba.

Read More »

Ar Jiilka cusuboow SYL yaan been la idinkaga sheegin.

0 Visits: 813 | Saturday May 19, 2018 - 01:14:59
Maanta oo ah sannad guuraagii 75aad ee asaaskii SYL, waxaan arkay rag odayaal ah oo eedeynayay asaasayaashii SYL oo leh: waa khaldanaayeen waqtigaa xoriyada diyaar looma aheyn, aqoonna ma laheyn, aad ayaan uga carooday.

Read More »

Duufaan kulul oo Soomaaliya iyo Jabuuti ku wajahan

0 Visits: 467 | Saturday May 19, 2018 - 01:07:20
Duufaan xooggan oo xoog leh oo xoog leh ayaa u hanjabaya Jabuuti iyo qaybo waqooyiga Soomaaliya oo leh jawi ba'an 24ka saacadood ee soo socda.

Read More »

Wabiga oo dib u celiyay biyihii ku fatahay qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne Sawirro

0 Visits: 410 | Saturday May 19, 2018 - 00:02:01
Dadka ayaa nafis dareemay qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne kaddib markii uu Wabigu bilaabay in uu dib u celiyo daadadkii dhawaan ku fatahay magaalada.

Read More »