Wararka

Ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya dhac iyo boob ka socda Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 317 | Monday October 08, 2018 - 18:52:17
Ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya dhac iyo boob ka socda suuqa Bakaaraha, kaasoo ay mas'uul ka yihiin rag ku hubeysan dharka ciidamada dowladda, iyagoo ugu baaqay dowladda inay si degdeg ah wax uga qabtaan. Shir ay isugu yimaadeen Ganacsatada ayaa waxay ku sheegeen in xaalada Suuqa…

Read More »

Dhageyso:-Dowladda Ingiriiska Oo Si Kulul Uga Hadashay Khilaafka U Dhaxeeya Dowlada Iyo Dowlad Goboleedyada

0 Visits: 304 | Monday October 08, 2018 - 10:16:32
Weli waxaa taagan khilaafka u dhaxeeya Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboledyada,waxaana muuqata inaysan jirin wadahadal lagu doonayo in xal looga gaaro. Wasiirka UK ee Arrimaha Afrika, Harriet Baldwin oo booqasho ku timid Soomaaliya ayaa waxa ay si kulul uga hadashay Khilaafka u dhaxeeya Madaxda Dowlada…

Read More »

Britain cautions against hasty exit of AU troops from Somalia

0 Visits: 497 | Monday October 08, 2018 - 10:00:05
Harriett Baldwin, visiting British minister for Africa, instead called for a conditions-based, gradual withdrawal of the troops, based on the strength of the Somali security forces. "As you know, the UK has been consistent in saying that in terms of transition to both the Somali National Army and…

Read More »

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Magalada Gaalkacyo

0 Visits: 302 | Monday October 08, 2018 - 09:56:31
Wararka naga soo gaaraya Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Wiil Dhalinyaro ah oo ka mid ahaa Shacabka ku nool Magaaladaas. Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in dhowr xabadood ay ku dhufteen wiilkaas oo lagu Magacaabi jiray Alle ha u naxariistee Xaamud…

Read More »

Mustaf Dhuxulow "Degmo uu Milateri dhex degan yahay Dayniile ayaa ka jirto, mana la oggolaan doono.."

0 Visits: 307 | Monday October 08, 2018 - 09:46:38
Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in dadka ku nool degmada Dayniile ay qabaan culeys ku aadan Ciidamo milateri oo dhex degan degmadaas. Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo ka hadlayay Munaasabad uu xilka kula wareegayay Guddoomiyaha…

Read More »

Nurmagomedov on UFC McGregor brawl: 'He talked about my religion'

0 Visits: 594 | Monday October 08, 2018 - 09:40:32
One of the biggest fights in mixed martial arts history descended into a chaotic mass brawl, followed by arrests, after Russian Khabib Nurmagomedov retained his UFC lightweight title with a submission victory over Irishman Conor McGregor in Las Vegas. Violent scenes occurred inside and outside the cage…

Read More »

Sidee U Shaqeeyaan Safaaradaha Ku Soo Badanaya Somaalia?

0 Visits: 416 | Monday October 08, 2018 - 09:37:18
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa shalay waxaa uu warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjirayaasha Dalalka France iyo Germany. Waxaa ay qeyb ka yihiin tiro badan oo safiirro ah oo ay waddamada Caalamka u soo magacaabayaan Soomaaliya. Inta badan…

Read More »

Islamic State a threat seven years after we went to Somalia

0 Visits: 564 | Monday October 08, 2018 - 09:24:20
October 2018 marks seven years since the Kenya Defence Forces (KDF) crossed the border into Southern Somalia on October 16, 2011 in pursuit of the al-Qaeda affiliated Al-Shabaab group, which had kidnapped foreign tourists and aid workers inside Kenya. KDF will most likely be back home by 2020 when the…

Read More »

Soomaaliya iyo Jarmalka oo Maanta Heshiis ku kala saxiixanaya Muqdisho

0 Visits: 275 | Monday October 08, 2018 - 09:13:51
Heshiiskaan oo ku baxaya Boqol Milyan oo doolar waxaa maanta magaalada muqdisho ku kala saxiixanaya dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka, kadib markii Madaxweyne Farmaajo uu warqadaheeda aqoonsiga uu ka gudoomay shalay safiirka Jarmalka uu u soo magacaabay Soomaaliya ms Annette Gunther.

Read More »

5 Ruux Oo Ku Geeriyootay Gaari Lagu Rasaaseeyay G/ Mudug!!

0 Visits: 299 | Monday October 08, 2018 - 09:10:56
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay lagu dilay dad Shacab ah kaas oo ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Mudug. Maleeshiyaad hubeysan ayaa la sheegay inay gaari ku rasaaseeyeen kaas oo ku safrayay wadada u dhaxeysa Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo ee Gobolka Mudug. Goobjoogayaal ayaa…

Read More »

Musharixii midigta Fog oo ku guuleeystay Wareegii 1 aad ee Doorashadda Barazil.

0 Visits: 288 | Monday October 08, 2018 - 09:03:11
Musharixii midta fog Jair Bolsonaro ayaa ku guuleeystay Wareegaa 1 aad ee Doorashadda Madaxtooyadda. Waxaa uu wajahi doonaa Musharaxa Garabka bidix ee xisbiga Shaqaalaha Fernando Haddad oo ay ku loolami doonaan Wareegga Labaad ee Rooshadda oo la qaban doono 28ka October. Jair Bolsonaro 46% Boqolkiiba…

Read More »

Why is it so hard for Africans to visit other African countries?

0 Visits: 574 | Monday October 08, 2018 - 08:59:10
Africa's richest man Aliko Dangote has said he needs 38 visas to travel within the continent on his Nigerian passport. Many European nationals, meanwhile, waltz into most Africans countries visa-free. African nations were supposed to scrap visa requirements for all African citizens by 2018. It was…

Read More »

Hanti dhawraha qaranka oo maanta hortagaya xildhibaanada golaha shacabka

0 Visits: 312 | Monday October 08, 2018 - 08:47:55
Xildhibaanada baarlamaanka golaha shacabka ayaa maanta waxa ay kulan ku yeelanayaan magaalada Muqdisho, kadib markii xalay xildhibaanada lagu wargeliyay in maanta oo Isniin ah uu jiro fadhiga baarlamaanka. Kulanka oo ah midkii caadiga ahaa ee ay yeeshaan xildhibaanada ayaa ajandihiisa wuxuu yahay aqrinta…

Read More »

Puntland: Wasiirka qorsheynta Soomaaliya oo Puntland ay u diidday inuu Shir ku qabto

0 Visits: 294 | Monday October 08, 2018 - 08:44:02
Wasiir Jamaal Maxamed oo ay Puntland u diiday inuu ardayda Jaamacadaha shir la qaato Maamulka Puntland ayaa galabta baajiyey shir uu dhalinyarada jaamacadaha ku yaal Puntland uu la qaadan lahaa wasiirka qorsheynta ee dowlada fadaraalka Soomaalia Jamaal Maxamed Xasan oo maanta xubin xildhibaanada aqalka…

Read More »

Daayeer bas wada

0 Visits: 271 | Monday October 08, 2018 - 08:16:48
Daayeerka oo isteerinka haya Darawal Hindi ah oo basaska kaxeeya ayaa laga joojiyey inuu gaari wado ka dib markii uu daayeer u ogolaaday inuu baskiisa wado. Sidaasoo ay tahay, ma jirin wax cabasho ah oo ka timid soddomeeyo qof oo ahaa rakaabkii saarnaa baskaas marayey koofurta gobolka Karnataka. Haddaba…

Read More »

Madbacadda Somaliland ma dabooli kartaa baahida daabacaad ee looga fadhiyo?

0 Visits: 270 | Monday October 08, 2018 - 08:07:39
Madbacadda Somaliland ma dabooli kartaa baahida daabacaad ee looga fadhiyo? Dhawaan ayaa xukuumadda jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland waxay burrisay dhammaan wixii heshiiyo hore ahaa ee ay sharikado gaar ah hore ugula gashay soo daabicidda dukumentiga leh qiimo lacageed…

Read More »

Dhageyso:-Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle Oo Ku Dhawaaqay In Laga Laabtay Mooshinkii Madaxweyne Waare

0 Visits: 406 | Monday October 08, 2018 - 07:57:25
Madaxtooyada Hir-Shabeelle ee Magalada Jowhar waxaa Caawa kulan ku yeeshay Madaxweynaha Hir-Shabeelle, guddooomiyaha baarlamaanka iyo xildhibaano waxaana ay kaga hadleen mooshinkii dhawaan laga gudbiyay Madaxweynaha. Kulanka soo saacado qaatay kadib ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan…

Read More »

Dadweynaha & Dowladu maxey ka faa'iideen Bajaajka?.

0 Visits: 764 | Monday October 08, 2018 - 07:46:02
Magaalada Mogadishu waxaa la sheegaa in qiyaastii ey ka shaqeyaan 23.000 Mooto Bajaaj dhan. Mid kasta Bishii waxaa laga qaadaa $ 15. Sannadkii waxaa ka soo xaroota $15X 12X 23.000= $ 4.140.000. Fasaxa wadaha, (Driving license) qiimihiisu waa $ 150. Waxa ey noqonee $ 150X 23.000=$ 3.450.000. sidoo kale…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 8-DA OKTOOBAR 2018-KA

0 Visits: 391 | Monday October 08, 2018 - 07:30:48
KENYA OO RAADINEYSA ASKAR AY 2011KII KU WEYSAY SOMALIA!! Wasaaradda Difaaca Dalka Kenya ayaa soo saartay walaaca ay ka qabto nolosha askar ka mid ah ciidanka difaaca Kenya. Askartaas oo gaaraya saddex ayaa la waayay 24kii July 2011kii,xilligaas oo iyaga oo sahay u wada Ciidanka Kenya ee jooga sohdinta…

Read More »

Dhageyso:-Madaxweynaha Galmudug Oo Beeniyay In Ay Nairobi Ku Shireen Madaxda Dowlad Goboleedyada

0 Visits: 265 | Sunday October 07, 2018 - 20:45:14
Madaxweynaha Dowlad Goboledka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maalmahaan ku sugnaa dalka Kenya ayaa Maanta oo Axad ah dib ugu soo laabtay Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud. Magalada Nairobi ayaa waxa warar soo baxayay waxa ay sheegayeen in uu uga qeyb galay shir ay qaar ka mid ah madaxda…

Read More »