Wararka

BFS oo Kulan Ka Yeelanaya Xisaab Xirka Misaaniyadda Dowladda 2017.

0 Visits: 259 | Wednesday October 10, 2018 - 08:28:36
Xildhibaanadda baarlmaanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda Magaaladda Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah Xisaab xirka misaaniyadda dowladda 2017. Xildhibaanadda ayaa xalay loo diray fariimo ku aadan ajendaha kulanka maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

SOMA concludes today a three – day Safety and Conflict Sensitivity Training Workshop for 12 journalists in Galkacyo City

0 Visits: 605 | Wednesday October 10, 2018 - 08:19:06
Certificates of attendance were distributed to 12 journalists who have successfully completed a three-day Safety and Conflict Sensitivity Training Workshop for the journalists held in Galkacyo City, northern part of Puntland State of Somalia from 7th , 8th and 9th October 2018. Present at the ceremony…

Read More »

Aqriso: Magacyada Shan ruux oo Shabaab maanta ku toogteen Degmada Jilib

0 Visits: 264 | Wednesday October 10, 2018 - 08:10:37
Ururka Al Shabaab ayaa gelinkii dambe ee maanta waxa ay xukun qisaas ahaa ku fuliyeen Shan nin oo ay ku eedeeyeen basaasnimo. Raggan oo da'dooda ay u dhaxeysay 22 ilaa 36 sano ayaa waxa ay Shabaabku ku eedeeyeen inay basaasiin u ahaayeen hay'adaha sirdoonka reer galbeedka. Raggan ayaa lagu toogtay…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO: WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 10-KA OKTOOBAR 2018-KA

0 Visits: 529 | Wednesday October 10, 2018 - 08:00:17
ITOOBIYA OO QORSHEYNAYSA IN DALKE EDA VISA LA'AAN LA GALO Dr Mulatu Teshome Madaxweynaha Itoobiya shalay Baarlamaanka dalkaasi u jeediyay Khudbada sanadlaha, Waxaa uu sheegay dowladda Itoobiya ay doonayso in ay hirgeliso go'aankii sanadkii 2011ka ee ahaa Visa La'aan in lasoo galo Itoobiya.…

Read More »

Antonio Cassano oo Fariin u Diray Kooxda Ac Milan

0 Visits: 573 | Wednesday October 10, 2018 - 07:42:35
Halyeeyga Xulka Talyaaniga Antonio Cassano ayaa fariin u diray maamulka kooxda kubadda cagta ee Inter Milan. Cassano ayaa hore ugu soo ciyaaray kooxo badan oo ka dhisan horyaalka wadanka talyaaniga oo ay kamid tahay naadiga inter Milan.

Read More »

Danjire Nikki Haley oo is-casishay

0 Visits: 255 | Wednesday October 10, 2018 - 07:37:37
Aqalka Cad ayaa ku dhawaaqay in danjirihii Mareykanka u joogtay Qaramada Midoobay Nikki Haley ay xilkaasi ka dagi doonto dhawaan. Kadib kulanshalay subax Aqalka Cad ku dhexmaray madaxweyne Trump iyo Haley ayuu Trump ku sheegay in Haley ay xilkaasi banneyneyso marka la gaaro dhammaadka sannadkaan.

Read More »

Dowlada Turkiga oo baaraysa qunsuliyada Sacudi Carabiya ee magaalada Istanbul

0 Visits: 277 | Tuesday October 09, 2018 - 21:05:53
Boqortooyada Sacudi Carabiya ayaa u oggolaatay qubaro Turkey ah inay baaraan qunsuliyada ay ku leedahay magaalada Istanbul.

Read More »

Itoobiya Oo Qorsheynaysa In Dalkeeda Visa La'aan La Galo

0 Visits: 302 | Tuesday October 09, 2018 - 21:03:50
Dr Mulatu Teshome Madaxweynaha Itoobiya maanta Baarlamaanka dalkaasi u jeediyay Khudbada sanadlaha, Waxaa uu sheegay dowladda Itoobiya ay doonayso in ay hirgeliso go'aankii sanadkii 2011-ka ee ahaa Visa La'aan in lasoo galo Itoobiya.

Read More »

Sawirro:-Dowladaha Soomaaliya Iyo Germany Oo Heshiisyo Cusub Kala Saxiixday

0 Visits: 297 | Tuesday October 09, 2018 - 21:00:11
Soomaaliya iyo Germany ayaa kala saxiixday labo heshiis oo xoojinaya iskaashiga istiraatiijiyadeed ee labada dal ee saaxiibada ah u dhexeeya si hore loogu sii qaado barnaamijyada waxtarka leh ee horumarinta qaranka. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad…

Read More »

Sawirro:-Ciidamada Xoogga Dalka Oo Shabaab Kala Wareegay Deegaan Muhiim Ah

0 Visits: 389 | Tuesday October 09, 2018 - 20:52:40
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Qeybta 43-aad iyo Ciidanka Jubbaland ayaa maanta waxa ay weerar ku qaadeen tuulooyin hoostaga Dagmada Jamaame, tuulada kawan oo u dhow deegaanka Araare ee Gobolka Jubada Hoose. Deegaanka Kawan oo ay isku Uruursanayeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa waxaa weerar…

Read More »

Saldhig Al-Shabaab ku leeyahay gobolka Gedo oo gebi ahaanba la burburiyay

0 Visits: 313 | Tuesday October 09, 2018 - 20:28:03
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saldhig Al-Shabaab ku lahaa degaanka Ceel Jaalle oo ka tirsan gobolka Gedo gebi ahaanba la burburiyay kaddib markii lala helay gantaalo dhowr ah oo ka dhacayay diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drones. Sida ay sheegayaan dadka degaanka…

Read More »

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Shacabka Iyo Ururka Macawisley Oo Kulan Ku Leh Deeganka Xaaji Cali

0 Visits: 384 | Tuesday October 09, 2018 - 20:22:41
Wararka naga soo gaaraya Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Xaaji Cali oo hoostaga degmadaas ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi uu ka socdo kulan ay leeyihiin Ururka la magac baxay ee Macwiisleyda iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

Read More »

Sawirro:-Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigtay Geel Laga Soo Dhacay Gudaha Kenya Iyo Raggii Watay

0 Visits: 303 | Tuesday October 09, 2018 - 20:19:41
Maamulka Jubbaland ayaa ku guuleystay in uu gacanta ku dhigo dhowr neef oo geel ah kaas oo koox burcad ah ay ka soo dhacday deegaano ka tirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya. Geelaan oo tiro ahaan lagu sheegay 12 Neef ayaa waxaa Burcada ay ka soo dhaceen Magalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo sameystay Bog Twitter u gaar ah

0 Visits: 267 | Tuesday October 09, 2018 - 18:48:02
Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horreysay xisaab ka furtay shabakadda lagu wada xiriiro ee Twitter-ka. Cinwaanka cusub ee Ra'iisulwasaaraha oo magaciisa ku sameysan @HassanAKhaireayaa heysta oqoonsiga rasmiga ee lagu garto sax aahnshaha cinwaannada dadka caanka ah, taa oo…

Read More »

Guddoonka Aqalka Sare oo la kulmay Wakiilka Cusub ee QM ee Soomaaliya(SAWIRO)

0 Visits: 373 | Tuesday October 09, 2018 - 18:36:35
Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay ee Somaaliya Nicholas Haysom. Kulanka ayaa ka dhacay xarunta Aqalka Sare, waxaana looga hadlay sidii loo dardargelin Wada shaqeynta Aqalka Sare iyo Xafiiska…

Read More »

Kulan ku saabsan isla jaanqaadida dib-u-eegista Dastuurka iyo doorashoooyinka oo Muqdisho ka dhacay

0 Visits: 349 | Tuesday October 09, 2018 - 18:27:58
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa qabatay kulan dood wadaag ah oo ku saabsan isla jaanqaadida dib-u-eegista Dastuurka iyo doorashoooyinka, kulanka waxaa ka soo qeybgalay masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada dalka iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Booqasho Rasmi Ah Ay Uga Bilaabatay Dalka Sucuudiga.

0 Visits: 313 | Tuesday October 09, 2018 - 18:18:06
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Riyaadh ee dalka Boqortooyada Sucuudiga, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ra'iisulwsaaruhu ka helay dalka aan walaalaha nahay.

Read More »

Saxafiyad Dabogal Samayn Jirtay Oo Bulgaria Lagu Dilay!!

0 Visits: 289 | Tuesday October 09, 2018 - 11:54:29
Booliiska dalka Bulgaria ayaa baaritaan ku haya dilka loo gaystay Viktoria Marinova oo ah gabadh saxafiyad ah oo samayn jirtay barnaamijyo dabo gal ah. Maydkeeda ayaa laga helay xarun lagu nasto oo ku taalla magaalada Ruse, goobtaas oo u dhaw wabiga River Danube Sabtidii.

Read More »

Kavanaugh oo M. Sare loo Dhaariyey

0 Visits: 330 | Tuesday October 09, 2018 - 11:34:05
Brett Kavanaugh oo noqday garsoorihii ugu cusbaa ee Maxkamadda Sare ee Maraykanka, ka dib ansixin uu ku soo rafaaday, ayaa wacad ku maray inuu dacwad kasta ku dhageysan doono qaddarin iyo maskax furan.

Read More »

Shaqaalaha Dowladdu Xubin Ma Ka Noqon Karaa Xisbiyada Siyaasadda?

0 Visits: 745 | Tuesday October 09, 2018 - 11:27:03
Soomaaliya waxa ay u socotaa heerkii ay dowladnimadeedu ku billaabatay oo ah hannanaka xisbiyada badan, sidaas awgeed waxaa kadhismaya xisbiyo siyaasadeed oo hordhac u ah kaqaybgalka muwaadiniinta ee siyaasadda iyo hoggaanka dalka. Habka ay xisbiyadu siyaasaddu u dhismayaan iyo hirgelinta hannaanka…

Read More »