Ciidamada Ammaanka maamulka Jubbaland ayaa xiray mid ka mid Wariyeyaasha ka howlgalla Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland. Wariyaha la xiray ayaa lagu magacabaa Saabir Cabdiqaadir Nuur, waxaana uu magaalada Kismaayo kaga soo warami jiray Tv-ga lagu magacaabo Somalicable.
Read More »