Taliye Gorod Oo U Hambalyeeyey Ciidanka Badda Iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas C/wali Jaamac Gorod ayaa u hambalyeyey Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo Maalinta barri u dabaal degaya Sanadguurada 53aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay ciidankaasi oo ah 10-02-1965-kii
"waxaan u Hambalyeynayaa Admiraalada, Saraakiisha, Saraakiil xigeennada, dableyda, Alifleyda Ciidanka Badda iyo difaaca Xeebaha Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed Munaasabadda Sanadguurada 53aad ee Ciidanka badda ku beegan” ayuu yiri S/guud Bashiir
Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha ee xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa si la aas-aasay 10-kii bishii February sanadkii 1965-ki, waxaana Munaasabad barri ay ku xusayaan sanadguuradooda la filayaa inay ka qeyb geli doonaan Madaxda sare ee dalka iyo Saraakiisha Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliyeed.
Taliye Gorod Oo U Hambalyeeyey Ciidanka Badda Iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas C/wali Jaamac Gorod ayaa u hambalyeyey Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo Maalinta barri u dabaal degaya Sanadguurada 53aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aa