Booliska Magaalada Addis Ababa oo dhoolatus sameeyay

0
Saturday June 19, 2021 - 19:07:55 in Wararka by
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Magaalada Addis Ababa oo dhoolatus sameeyay

    Booliska magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya oo soo bandhigay labiskooda cusub laba maalmood ka hor doorashada dalkaasi ka dhaceysa Isniinta. Ra'iisawasaare Abiy Axmed ayaa ku adkeysanaya inay tahay doorashadii ugu wanaagsanayd ee dalkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya oo soo bandhigay labiskooda cusub laba maalmood ka hor doorashada dalkaasi ka dhaceysa Isniinta. Ra'iisawasaare Abiy Axmed ayaa ku adkeysanaya inay tahay doorashadii ugu wanaagsanayd ee dalkaasi ka dhacda. Waxay dhaceysaa xilli colaad iyo macluul ay saameyn ballaaran ku hayaan waqooyiga dalkaasi. Beesha caalamka ayaa shaki weyn ka muujisay dhexdhexaadnimada doorashada isniinta dhaceysa.



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip