Share with your friends via email

Booliska Magaalada Addis Ababa oo dhoolatus sameeyay

Booliska magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya oo soo bandhigay labiskooda cusub laba maalmood ka hor doorashada dalkaasi ka dhaceysa Isniinta. Ra'iisawasaare Abiy Axmed ayaa ku adkeysanaya inay tahay doorashadii ugu wanaagsanayd ee dalkaasi

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip