SUUQA KALA IIBISGA: Louis van Gaal Oo Labo Xiddig Oo Fure U Ah Athletic Bilbao Keenaya Old Trafford Xagaaga.

0
Sunday March 27, 2016 - 11:59:55 in Sports News by
  • Visits: 629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SUUQA KALA IIBISGA: Louis van Gaal Oo Labo Xiddig Oo Fure U Ah Athletic Bilbao Keenaya Old Trafford Xagaaga.

    Tababaraha Manchester United Louis van Gaal ayaa doonaya inuu labo xiddig oo muhim u ah kooxda Athletic Bilbao uu keeno Old Trafford xagaagan, sida ay qortay warbaahinta Isbaanishka ee Don Balon.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha Manchester United Louis van Gaal ayaa doonaya inuu labo xiddig oo muhim u ah kooxda Athletic Bilbao uu keeno Old Trafford xagaagan, sida ay qortay warbaahinta Isbaanishka ee Don Balon.

Macalinka reer Holland ayaa isku diyaarinaya xilli ciyaareedka danbe inkastoo ay jiraan warar sheegaya in shaqada laga ceyrin doono dhamaadka xilli ciyaareedkan, waxaana uu doonayaa inuu keeno Premier League daafaca Mikel San Jose iyo xiddiga khadka dhexe Oscar de Marcos.

Labada xiddig ayaa qiimahooda lagu sheegay ku dhawaad 70 milyan yuro, laakiin Van Gaal ayaa ku wargeliyay gudoomiyaha kooxda Ed Woodward si uu u xaqiijiyo saxiixyadooda ka hor xilli ciyaareedka 2016-17.

Laakiin su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah haddii labada xiddig ay ka hoos ciyaari doonaan Van Gaal ama tababaraha shaqada Manchester united si weyn loola xiriirinayo Jose Mourinho kaasoo ay shalayto warbaahinta Ingariiska sheegeysay in lagu soo jiidanayo heshiis 60 milyan ginni ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip