SUUQA KALA IIBISGA: Louis van Gaal Oo Labo Xiddig Oo Fure U Ah Athletic Bilbao Keenaya Old Trafford Xagaaga.
Tababaraha Manchester United Louis van Gaal ayaa doonaya inuu labo xiddig oo muhim u ah kooxda Athletic Bilbao uu keeno Old Trafford xagaagan, sida ay qortay warbaahinta Isbaanishka ee Don Balon.