Gudoomiyaha baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo la doortay

0
Wednesday November 04, 2020 - 18:39:41 in Wararka by
  • Visits: 242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo la doortay

    Cabdixakiim Luqmaan ayaa ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamanka maamulka Hirshabeelle ka dib doorasho goor dhow ka dhacday Magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabeelle. Luqmaan ayaa ka mid ahaa shaqsiyaadkii taageerada ka helayay Villa Soomaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdixakiim Luqmaan ayaa ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamanka maamulka Hirshabeelle ka dib doorasho goor dhow ka dhacday Magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabeelle. Luqmaan ayaa ka mid ahaa shaqsiyaadkii taageerada ka helayay Villa Soomaaliya sidda ay horay u xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle. Waxaa uu helay 78 cod. Musharaxa labaad ayaa ee kusoo xigay ayaa ahaa xildhibaan Goodir. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip