Share with your friends via email

Gudoomiyaha baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo la doortay

Cabdixakiim Luqmaan ayaa ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamanka maamulka Hirshabeelle ka dib doorasho goor dhow ka dhacday Magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabeelle. Luqmaan ayaa ka mid ahaa shaqsiyaadkii taageerada ka helayay Villa Soomaa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip