Tottanham Oo Mushaharka U Kordhineysa Mauricio Pochettino Si Ay Meesha Uga Saaraan Xiisaha Chelsea Iyo Manchester United.

0
Saturday January 30, 2016 - 13:53:03 in Sports News by
  • Visits: 637
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tottanham Oo Mushaharka U Kordhineysa Mauricio Pochettino Si Ay Meesha Uga Saaraan Xiisaha Chelsea Iyo Manchester United.

    Tottenham ayaa u soo bandhigtay tababare Mauricio Pochettino qandaraas cusub oo mushaharka loogu kordhinayo si meesha looga saaro xiisaha kooxahaa Chelsea iyo Manchester United, sida ay qortay saaka jariirada Daily Mirror.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tottenham ayaa u soo bandhigtay tababare Mauricio Pochettino qandaraas cusub oo mushaharka loogu kordhinayo si meesha looga saaro xiisaha kooxahaa Chelsea iyo Manchester United, sida ay qortay saaka jariirada Daily Mirror.

Macalinka kooxda Spurs ayaa qandaraaskiisa haatan seddex sanno iyo bar ay kaga harsan tahay, waxaana uu xiriir xoogan la dhistay gudoomiyaha kooxda Spurs Daniel Levy.

Laakiin Levy ayaa doonaya inuu Pochettino ku abaalmariyo kooxda da’da yar ee uu dhisan ee rajada ka leh inay u soo baxaan Champions League inkastoo ay kooxda faa’ido ka sameysay suuqa kala iibsiga tan iyo imaanshiyihiisa 2014.

Mauricio-Pochettino

Tababaraha reer Argentina ayaa mushahar ahaan u qaata 3.5 milyan ginni sannadkii laakiin mushaharkiisa waa loo kordhin doonaa haddii uu kooxda qandaraas muddo dheer ah u saxiixo.

Pochettino ayaa lagu sheegaa inuu yahay in xoriyad u heysta maamulka kooxdiisa, iyadoo gudoomiye Levy uu siiyay awood ka badan intii uu u ogolaaday tababarayaashii ka horeeyay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip