Tottanham Oo Mushaharka U Kordhineysa Mauricio Pochettino Si Ay Meesha Uga Saaraan Xiisaha Chelsea Iyo Manchester United.
Tottenham ayaa u soo bandhigtay tababare Mauricio Pochettino qandaraas cusub oo mushaharka loogu kordhinayo si meesha looga saaro xiisaha kooxahaa Chelsea iyo Manchester United, sida ay qortay saaka jariirada Daily Mirror.