FIIRSO: Noloshii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore & Goobtii Lagu Dilay Oo Wali Dhiigiisa Yaalo

0
Monday February 25, 2019 - 01:09:43 in Wararka by
  • Visits: 261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FIIRSO: Noloshii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore & Goobtii Lagu Dilay Oo Wali Dhiigiisa Yaalo

    Tv-ga Dalsan ee xaruntiisa tahay magaalada Muqdisho ayaa barnaamij gaaban ka diyaariyay noloshii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo shalay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tv-ga Dalsan ee xaruntiisa tahay magaalada Muqdisho ayaa barnaamij gaaban ka diyaariyay noloshii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo shalay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho.

FIIRSO: Noloshii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore & Goobtii lagu dilay oo wali dhiigiisa yaalo

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ahaa nin da’ah ayaa deganaaa Xaafad isku raran oo ku taalo degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir,halkaasi oo uu kula nool dad masaakiin ah oo qaarkood uu soo kacan qabtay.

Kooxaha hubeysan ayaa xildhibaanka ku dhex dilay guri uu iska lahaa oo dib u dhis ku socday oo ay markaasi goob joog ahaayeen shaqaalihii dhisayay oo markaasi sugayay gunadii ay qaadan lahaayeen oo ahayd xuquuqda waajibaakooda ay guteen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip