Share with your friends via email

FIIRSO: Noloshii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore & Goobtii Lagu Dilay Oo Wali Dhiigiisa Yaalo

Tv-ga Dalsan ee xaruntiisa tahay magaalada Muqdisho ayaa barnaamij gaaban ka diyaariyay noloshii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo shalay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip