Inter oo dib u dhigtay heshiis kordhinta Mauro Icardi

0
Sunday June 17, 2018 - 11:26:11 in Wararka by
  • Visits: 563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inter oo dib u dhigtay heshiis kordhinta Mauro Icardi

    (Milan) 17 Juunyo 2018Kooxda Inter Milan ayaa dib u dhigtay heshiis kordhinta weerar yahankeeda reer Argentina eeMauro Icardi. Laacib kaan ayaa diirada u saaran kooxo badan sida Real Madrid iyo Chelsea, laakiin Inter ayaa hor dhigtay heshiis cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Milan) 17 Juunyo 2018Kooxda Inter Milan ayaa dib u dhigtay heshiis kordhinta weerar yahankeeda reer Argentina eeMauro Icardi. Laacib kaan ayaa diirada u saaran kooxo badan sida Real Madrid iyo Chelsea, laakiin Inter ayaa hor dhigtay heshiis cusub oo kor loogu qaadayo mushaarkiisa. TuttoMercato ayaa daaha ka qaaday in Inter iyo laacibku aysan dadajin doonin saxiixida heshiiska cusub, laacibka ayaana haatan fasax ku qaadanaya maraykanka kadib markii laga reebay xulkiisa Argentina. Sida muuqata, laacibka ayaa ogolaaday inuu sii joogo kooxda isla markaana uu saxiixo heshiis cusub oo gaaraya ilaa 2023 kaas oo sanadkii uu mushaar u helayo 6 ilaa 8 milyan oo euro.

Mauro Icardi ayaa la filayaa inuu saxiixo heshiiska cusub ee kooxda Inter Milan marka uu ka soo laabto fasaxa xaggaagan.

GoolFM



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip