Inter oo dib u dhigtay heshiis kordhinta Mauro Icardi
(Milan) 17 Juunyo 2018Kooxda Inter Milan ayaa dib u dhigtay heshiis kordhinta weerar yahankeeda reer Argentina eeMauro Icardi.
Laacib kaan ayaa diirada u saaran kooxo badan sida Real Madrid iyo Chelsea, laakiin Inter ayaa hor dhigtay heshiis cusub