Wararka

HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 29-JUNE 2021

0 Visits: 199 | Tuesday June 29, 2021 - 08:34:19
.

Read More »

Xog: Rooble oo diiday qorshihii Axmed Madoobe iyo Guudlaawe

0 Visits: 190 | Monday June 28, 2021 - 23:36:39
...

Read More »

Golaha guurtida Somaliland oo ansixiyay xeer cusub

0 Visits: 195 | Monday June 28, 2021 - 20:31:27
Golaha guurtida ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa manta ansixiyay xeer ogolaanaya in la furo ururada siyaasadda. Xeerkan ayaa waxaa imika loo gudbin doonaa golaha wakiilada Somaaliland si ay uga doodaan. Somaliland ayaa waxa imika ka jira 3 xisbi siyaasadeed oo…

Read More »

Soomaaligii ugu horreeyay ee ka mid noqday baarlamaanka Finland

0 Visits: 197 | Monday June 28, 2021 - 20:27:04
Suldaan Saciid Axmed ayaa loo doortay inuu ka mid noqdo baarlamaanka dalka Finland. Wuxuu noqonayaa Soomaaligii ugu horreeyay ee xilkaasi loo dhiibo. Wuxuu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in noqanaya xildhibaan. "Shaqo badan ayaa inoo taalla sidii aan uga shaqeyn lahayn Finland ka fiican sida…

Read More »

DEG DEG: Maamulkii Abiy oo ka cararay caasimadda Tigray iyo mucaaradka oo kusoo dhowaaday

0 Visits: 189 | Monday June 28, 2021 - 20:19:39
Dowlada ku-meel gaarka aheyd ee uu Abiy Ahmed ka dhisay gobolka Tigray ayaa isaga carartay magaalada caasimadda ah ee Mekele, kadib markii ciidamada mucaaradka ay kusoo dhowaadeen, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan. Arrintan ayaa ka dhigan isbeddel weyn oo ku yimid dagaalka sideedda bilood ka…

Read More »

Madaxda dalalka Masar,Ciraq iyo Jordan oo ku kulmay magaalada Baqdad

0 Visits: 201 | Monday June 28, 2021 - 19:51:21
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi, Raiisel Wasaaraha Ciraaq Mustafa al-Kadhimi iyo Boqorka Jordan King Abdullah ayaa ku kulmay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraq. Al-Sisi ayaa noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ee dalka Masar ka socda oo booqda magaalada Baqdad tan iyo sanadkii 1990kii, markii Saddam…

Read More »

Somaliland oo maxkamad soo taageysa dhallinyaro ay ku haysato arrin yaab leh

0 Visits: 189 | Monday June 28, 2021 - 19:49:48
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa shaaciyey in konton dhalinyaro ah la soo xiray kadib markii ay ku labisteen, islamarkaana ay muqaalo iyo sawiro ku soo galeen calanka Soomaaliya, ayaga oo xusayay 26-ka June. Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in dhalinyaradaas la…

Read More »

Al-Shabaab oo toogasho ku fulisay lix qof + Magacyada

0 Visits: 215 | Monday June 28, 2021 - 19:48:00
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ay xukun dil toogasho ah ka fuliyeen xoogaga Al-Shabaab ee gacanta ku haya degmada Saakow oo ka tirsan gobolkaasi ee koonfurta dalka. Qoraal kasoo baxay kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in toogashada ay ka dhacday…

Read More »

Q/Midoobe oo warbixin ka soo saartay dagaalkii Wisil

0 Visits: 190 | Monday June 28, 2021 - 19:44:25
Xafiiska Qaramada Midoobay arrimaha bani' aadanimada ee OCHA ayaa warbixin kooban ka soo saaray dagaalkii cuslaa ee saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah deegaanka Wisil ee koonfurta gobolka Mudug. Warbixinta hay'adda OCHA ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalkaasi oo khasaare kala…

Read More »

Maxaa sababay isbeddelka siyaasadda Kenya ee Somalia?

0 Visits: 183 | Monday June 28, 2021 - 19:42:27
,,,

Read More »

XOG: Maxaa dhex-maray odayaasha beesha Sacad iyo Shabaab kahor weerarki Wisil?

0 Visits: 228 | Monday June 28, 2021 - 19:40:17
Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalka deegaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug ku dhex-maray ciidamada dowladda iyo kuwa Daraawiishta Galmudug oo dhinac ah iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga ciidamada…

Read More »

Wasiir ka tirsan DF Soomaaliya oo ciidamo ku diyaarsaday duleedka Kismaayo – Xog

0 Visits: 185 | Monday June 28, 2021 - 19:38:39
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Dheere ayaa lagu warramayaa in uu ciidamo beeleed ku diyaarsaday duleedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, halkaas oo ay ku badan yihiin qoyskiisa ama dadka uu ka soo jeedo. Warar ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya…

Read More »

Sawirro: Shirka wada-tashiga qaran oo ka furmay Muqdisho

0 Visits: 191 | Monday June 28, 2021 - 19:27:43
...

Read More »

GALMUDUG oo ciidamo faro badan u dirtay WISIL iyo wararkii ugu dambeeyey

0 Visits: 225 | Monday June 28, 2021 - 19:26:33
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo deegaanka Wisil oo ay shalay ku dagaalameen ciidamada huwanta iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo weeraray halkaasi. Dadka deegaanka ayaa weli cabsi ka muujinayo in markale dagaal uu ka dhaco halkaasi, maadama ay…

Read More »

Mareykanka oo fuliyey weerar xooggan oo sare u qaadaya xiisadda kala dhaxeysa Iran

0 Visits: 202 | Monday June 28, 2021 - 19:21:44
Duqeymo Mareykanka ay fuliyeen oo ka dhan ah maleeshiyo ay Iran taageerto oo ku sugan xuduudda Iraq iyo Syria ayaa lagu dilay ugu yaraan toddoba dagaal-yahan, saacadihii hore ee Isniintii. Weerarkan ayaa dhaliyey baaqyo deg deg ah oo ku saabsan in laga aarguto, wuxuuna sare u qaaday cabsida laga qaabo…

Read More »