Wararka

Xog: Maamulka dhaqaalaha doorashada oo la isku hayo

0 Visits: 149 | Wednesday June 30, 2021 - 19:52:19
Waxaa shalay lasoo geba-gebeeyey shirka u dhaxeeyey Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, madaxda maamul gobaleedyada iyo guddoomiyaha gobalka Banaadir, ee looga hadlayey arrimaha doorashada Soomaaliya. Shirkaan ayaa lla isku fahmi Dhaqaalaha ku baxaya doorashada Soomaaliya iyo iyo…

Read More »

DF oo shaacisay sababta looga jartay dhaqaalihii dalalka beesha caalamka

0 Visits: 163 | Wednesday June 30, 2021 - 19:46:38
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale (Beyle) ayaa ka hadlay xaaladda dhaqaalaha dalka, maadaama lagu jiro, xilli kala guur ah iyo marxalad doorasho. Bayle ayaa shaaca ka qaaday in beesha caalamka ay jaratay dhammaan lacagihii lagu kabi jiray miisaaniyadda…

Read More »

Aqriso: Magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii Wasil isku qarxiyey oo la shaaciyey

0 Visits: 153 | Wednesday June 30, 2021 - 19:43:18
Kooxda Al-Shabaab ayaa Maanta soo bandhigtay magaca iyo Beesha uu kasoo jeedo naftii haligii isku qarxiyey weerarkii ay kooxdaan Maalintii Axadda aheyd ku qaaday Magaalada Wasil ee Gobolka Mudug. Idaacadda Andalus ee ku hadasho afka Al-Shabaab ayaa baahisay dardaaran uu reebay dagaalyahankii qaraxa…

Read More »

Sawirro: In ka badan boqol arday oo ka qalin-jebisay Jaamacadda HORMUUD

0 Visits: 191 | Wednesday June 30, 2021 - 19:37:55
..

Read More »

Dowladda Ethiopia oo ku dhowaaqday in ciidankeeda ay dib u geli karaan Mekelle

0 Visits: 179 | Wednesday June 30, 2021 - 19:21:56
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay toddobaadyo gudahood dib ugu geli karaan magaalada Mekelle ee caasimadda gobolka Tigray haddii loo baahdo, laba maalmood kadib markii ay qabsadeen ciidamada TPLF. Afhayeen u hadlay dowladda Redwan Hussein ayaa sidoo kale sheegay in xabad-joojintii ay…

Read More »

Rooble oo la kulmay Safiirka Kenya Lucas Tumbo

0 Visits: 184 | Wednesday June 30, 2021 - 19:20:44
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo iyagoo ka wadahadlay xiriirka labaa dal. Kulankan ayaa ahaa kii u horeeyay ee uu Ra'iisul Wasaare Rooble uu la yeesho safiirka Kenya Lucas Tumbo, tan iyo markii dib…

Read More »

Sawirro: Doorashada Somalia oo si rasmi ah loo guda galay

0 Visits: 178 | Wednesday June 30, 2021 - 19:17:30
..

Read More »

MAREYKANKA oo saxaya qaladkii ka dhashay go'aankii Trump ee SOOMAALIYA

0 Visits: 149 | Wednesday June 30, 2021 - 19:11:00
Dowladda Mareykanka ayaa isku dayeysa inay saxdo qaladkii iyo qatartii ka dhalatay go'aankii uu madaxweyne Donald Trump ciidamada Mareykanka uga saaray Soomaaliya, sida uu sheegay sarkaal sare. Lix bilood kadib markii madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu si lama filaan ah ciidamadiisa…

Read More »

Maxaa ka dhaxeeya sakiinta cabsida abuurtay iyo Al-Shabaab?

0 Visits: 143 | Wednesday June 30, 2021 - 18:35:26
...

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo Tababar u Furay Guddiyada Doorashooyinka iyo Khilaafaadka

0 Visits: 124 | Wednesday June 30, 2021 - 14:36:56
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta tababar u furay guddiyada doorashooyinka ee heer federaal, heer dowlad goboleed iyo guddiga khilaafaadka. Tababarkan oo socon doona saddex maalmood ayaa lagu xoojinayaa awoodda iyo aqoonta guddiyada, si…

Read More »

Nin Ka Qeyb Qaatey Xasuuqii Rwanda Oo Lagu Xukumey 25 Sano Oo Xabsi Ah

0 Visits: 127 | Wednesday June 30, 2021 - 12:07:01
..

Read More »

IGAD Oo War Cusub Kasoo Saartay Doorashooyinka Ka Dhacaya Somalia

0 Visits: 165 | Tuesday June 29, 2021 - 22:54:03
..

Read More »

RA'IISUL WASAARE ROOBLE OO SOO XIRAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA

0 Visits: 172 | Tuesday June 29, 2021 - 22:19:04
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo xiray shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka, kaas oo looga hadlayey habraacyada muhiimka u ah qabsoomidda Doorashooyinka Dalka. Shirka oo socday 27 -29 Bishan Juun, ayaa lagu muddeeyey…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo magacaabay guddiga dib-u-heshiisiinta Khilaafaadka Gedo

0 Visits: 184 | Tuesday June 29, 2021 - 21:24:10
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa isagoo tixraacaya heshiiskii 27-kii May 2021, sida oo kale na tixgelinaya baahida loo qabo dardar gelinta geeddi-socodka doorashada magacaabay Guddiga Dib-u-heshiisiinta Gobolka Gedo. Ra'iisul Wasaaraha ayaa…

Read More »

Maxay ka wada-hadleen Qoor Qoor iyo Lafta Gareen?

0 Visits: 183 | Tuesday June 29, 2021 - 20:27:44
Madaxda maamullada Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo haatan kuwa sugan Muqdisho ayaa xalay yeeshay kulan gaar ah oo ay uga hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee sanadkan 2021. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa labada hoggaamiye waxa ay diirada ku saareen xaaladihii…

Read More »