Wararka

Doorashada Madaxtinimada Dalka Zambia Oo Bilaabatay

0 Visits: 175 | Thursday August 12, 2021 - 11:54:28
...

Read More »

Doorashada Kuraasta Aqalka Sare Oo Ka Bibaabantay Galmudug

0 Visits: 133 | Thursday August 12, 2021 - 11:30:23
...

Read More »

8 Qof Oo Lagu La' Yahay Diyaarad Ku Burburtay Raashiya

0 Visits: 140 | Thursday August 12, 2021 - 09:59:55
...

Read More »

Safaaradda Maraykanka Ee Kaabul Oo La Xiri Doono

0 Visits: 141 | Thursday August 12, 2021 - 09:06:43
..

Read More »

Madaxweyne Cumar Xasan AL-BASHIIR oo loo gacan gelinayo maxkamadda ICC

0 Visits: 124 | Thursday August 12, 2021 - 08:57:28
...

Read More »

RW Rooble "Kursi Waxaa Ka Qiimo Badan Dalkeenna Oo Inoo Badbaada"

0 Visits: 116 | Thursday August 12, 2021 - 08:54:57
...

Read More »

FESOJ Concludes Training Workshop on Media Safety and Freedom of Expression for Journalists and Police Officers in Dhuusamareeb city, Galmudug State, ahead of Somalia elections

0 Visits: 561 | Thursday August 12, 2021 - 08:54:39
Dhuusamareeb, Galmduug, Wednesday, August 11, 2021: The Federation of Somali Journalists (FESOJ) concluded a two–day training workshop for 25 journalists and 2 police officers on freedom of expression, the safety of journalists and public order in Dhuusamareeb city, Galmudug, ahead of the elections…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 12-AUGSTO 2021

0 Visits: 494 | Thursday August 12, 2021 - 08:39:23
.

Read More »

Kooxaha Mucaaradka Itoobiya oo sameystey Isbahaysi Milatari

0 Visits: 180 | Wednesday August 11, 2021 - 20:01:34
Hoggaamiyaha koox hubaysan oo dawladda Itoobiya u aqoonsatay urur argagixiso ayaa sheegay in kooxdiisu ay la gaartay isbahaysi milatari ciidamada Tigrayga oo la dagaalamaya ciidamada dowlada Ethiopia. Hoggaamiyaha Ciidanka Xoreynta Oromada "OLA" Kumsa Diriba, oo sidoo kale loo yaqaan Jaal Marroo,…

Read More »

Dood weyn oo ka dhalatay $30 milyan oo uu Turkiga ugu deeqay Soomaaliya

0 Visits: 199 | Wednesday August 11, 2021 - 19:52:44
Dowladda Turkiga ayaa Khamiistii lasoo dhaafay ku dhawaaqday inay Soomaaliya ugu deeqday 30 milyan oo dollar, taasi oo ay kala kulantay dhaleeceyn xoog leh kadib markii ay arrintaan kusoo aaday marki ay dhawaan Dowladda Turkiga sheegtay inaysan heysan wax diyaarad dab-damis ah xilli dhowr magaalo oo…

Read More »

Maxaa dib loogu dhigay kursiga Xaaf iyo Qeybdiid?

0 Visits: 168 | Wednesday August 11, 2021 - 19:46:31
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa dib u dhigay shaacinta musharraxiinta laba kursi oo ka mid ah sideeda xubnood oo uu maamulkaasi ku leeyahay Aqalka Sare ee Soomaaliya. Qoor Qoor ayaa ku dhowaaqay liiska lix ka mid ah kuraastaasi oo ay ku tartami doonaan illaa…

Read More »

GALMUDUG oo shaaca ka qaaday xilliga ay qabaneyso doorashada AQALKA SARE

0 Visits: 148 | Wednesday August 11, 2021 - 19:44:54
..

Read More »

FILISH oo xilalkii ka qaaday dhowr guddoomiye degmo

0 Visits: 163 | Wednesday August 11, 2021 - 19:40:47
Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, Cumar Maxamed Maxamed (Filish) ayaa maanta xilalkii ka qaaday afar guddoomiye degmo, kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa, taas oo ay aragtay shabakadda wararka ee Caasimada. Guddoomiyeyaasha xilalka laga qaaday ayaa kala ah guddoomiyaha degmada Xamarweyne Cabdiqaadir…

Read More »

Ciidamada AMISOM & kuwa Jubbaland oo howlgal Wadajir ah fuliyay

0 Visits: 147 | Wednesday August 11, 2021 - 19:39:47
Ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa howlgallo lagu xaqiijinayay amniga ay ka sameeyeen degaano ku yaal duleedka Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo dhowr jeer weeraro ka dhaceen. Ciidamada oo ay wehlinayeen tiro yar…

Read More »