Wararka

Shirka Istiraatiijiyadda Xalka Waara oo ka furmay Jowhar

0 Visits: 144 | Saturday August 21, 2021 - 19:06:52
Shir wadatashi ah oo ku saabsan diyaarinta qorshe hawleedka Istiraatiijiyadda Xalka Waara 2021- 2022 ee dawlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu daahfuray magaalada Jowhar. Shirka waxaa ka qeyb galay Wasiirrada wasaaradaha Qorsheynta iyo gargaarka ee dowladd gobaleedka Hirshabeele, qaar ka mid…

Read More »

Prof. Yaxye : Reer Afgoye yaan la dulmin!!!.

0 Visits: 153 | Saturday August 21, 2021 - 19:06:14
Afgoi ma ahan Magaalo Shalay la degay ( F.S:1-5 ). Ma ahan in la yiraa waxaa la duminaa Xaafad dhan oo Daaro Dabaqyaa leh, Dowr Boqol oo guri iyo Masaajid .Sababtuna ma ahan Dan guud ee waa Qaab dhul Boob Shakhsiyaad ah. ( F.S: 6 &7 ). Horay ayaa la isagu Dayay in la boobo, Laakin Maxkamadda ayaa Cadeeysay…

Read More »

Al-Shabaab Fara badan oo lagu dilay deegaano ka mid ah Gobolka Sh/Hoose.

0 Visits: 130 | Saturday August 21, 2021 - 19:02:27
Guddoomiyaha Gobolka shabeellaha hoose Cabduqaadir Sheikh Maxamed Nuur (Sidii) ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay deegaanada Sabiib iyo caanoole ku dileen in ka badan tobon ka mid ah kooxda Argagxisada Al-shabaab oo saakay weerar kusoo qaday fariisomo ay ciidanka xooga dalka ku lahaayeen…

Read More »

Ciidamo loo tababaray Miino Baarista oo tababar loogu soo xiray Magaalada Baladwyne.

0 Visits: 129 | Saturday August 21, 2021 - 19:01:08
Beledweyne:-Xubno ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed guutada 5-aad qaybteeda 27-aad aayaa maanta loo soo xiray tababar la xiriira miino barista, tababarkan oo u socday 20 ka mid ah ciidanka mudo lix bilood ah ayaa ugu soo xirmay maanta xerada Ceelgale ee magaalada Beledweyne. Tababarkan ayaa…

Read More »

Wasiir Saalax oo shaaca ka qaaday in kadib doorashada dalka la dhameystiri doono…

0 Visits: 139 | Saturday August 21, 2021 - 19:00:09
Wasiirka Dastuurtka xukuumadda xil-gaarsiinta, Saalax Axmed Jaamac ayaa shaaciyey in sababta uu illaa hadda u dhameystirmi la'yahay dastuurka KMG ah ee dalka ay tahay wada-xaajood siyaasadeed. Wasiirka oo ka qeyb-galay kulan looga hadlayey Wacyigelinta dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya…

Read More »

Dowlada Soomaaliya oo beenisay in dalka laga joojiyay duulimaadyada Fly Dubai iyo Air Arabia

0 Visits: 111 | Saturday August 21, 2021 - 18:58:45
Dowlada Federalka ayaa beenisay warar sheegaya in Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ay dalka ka joojisay duulimaadyada shirkadaha Diyaaradaha ee Fly Dubai Iyo Air Arabia. Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay ay ummadda Soomaaliyeed u caddaynaysaa in aanu…

Read More »

Shir looga hadlayay amniga oo ka dhacay Baladweyne+Sawirro

0 Visits: 115 | Saturday August 21, 2021 - 18:53:15
...

Read More »

Qorshihii uu Uhuru Kenyatta ku noqon lahaa ra'iisul wasaare oo fashil la kulmay

0 Visits: 116 | Saturday August 21, 2021 - 18:52:24
Maxkamadda Racfaanka Kenya ayaa diiday qorshe ay dowladda ku dooneysay inay isbeddel ku sameyso dastuurka, taasi oo dhabarjab weyn ku ah madaxweyne Uhuru Kenyatta oo billaabay hindisahan muranka badan dhaliyey. Guddi ka kooban toddoba garsoore ayaa ayiday go'aan horey oo ay gaartay maxkamad kale,…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Afghanistan

0 Visits: 123 | Saturday August 21, 2021 - 18:49:13
Duulimaadyadii uu Mareykanka muwaadinintiisa ku daad gureynayay ayaa dib uga bilowday Afgaanistaan ​​kadib markii la hakiyay ku dhawaad ​​7 saacadood Jimcihii. Saldhigga Mareykanka ee Qatar ayaa noqday mid buux dhaafay oo aan qaabili karin dad dambe, taasoo kuqasbeysa Washington inay ku dadaasho…

Read More »

Aqriso: Afarta qodob ee looga hadlayo shirka Rooble iyo madax goboleedyada

0 Visits: 172 | Friday August 20, 2021 - 20:05:44
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si rasmi ah u furmaya maalinta berri ah, kaasi oo ka dhici doona Afisyoone, sida lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay xafiiska ra'iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta. Shirka oo ay ka qeyb-gali doonaan ra'iisul wasaaraha, madaxda dowlad goboleedyada iyo…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ee dil toogasho oo ka dhacay magaalada Caabudwaaq

0 Visits: 146 | Friday August 20, 2021 - 20:03:46
Wararka naga soo gaaray degmada Caabduwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in maanta degmadaas dil loogu geystay Nin kamid ahaa dadka deegaanka oo caan ka ahaa Caabudwaaq. Ninka la dilay ayaa waxaa rasaas ku furay Nin kale oo ay is-af-dhaafeen, kadib markii uu soo kala dhex galay khilaaf…

Read More »

UNICEF oo sheegtay in isbaddalka cimilada uu saameeyay carruurta Soomaaliya.

0 Visits: 130 | Friday August 20, 2021 - 20:01:27
Dhallinyarada ku nool Soomaaliya ayaa ka mid ah kuwa ugu halista badan saamaynta isbeddelka cimilada oo halis ku ah caafimaadka, waxbarashada, iyo deegaanka, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Hey'adda UNICEF ee Qaramada Midoobay. Warbixintu waxay ogaatay in 2.2 bilyan oo carruur ah ,ku dhawaad…

Read More »

DAGAAL is-miidaamin ku billowday oo dhex-maray ciidamada DF iyo Al-Shabaab

0 Visits: 154 | Friday August 20, 2021 - 19:49:19
Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka waabarigii hore weerar culus oo ku bilowday isqarxin kusoo qaaday saldhigga ay ciidamada Dowladda ku leeyihiin Buundada Sabiib oo dhinaca koonfur kaga beegan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka oo ahaa mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan…

Read More »

Maamulka gobolka Hiiraan oo shaaciyey inuu doorasho ku qabanayo Beledweyne

0 Visits: 143 | Friday August 20, 2021 - 19:48:26
Guddiga amniga ee gobolka Hiiraan ayaa maanta soo saaray amaro culus oo la xiriira amniga magaalada Beledweyne, oo ay shaaciyeen inay ka dhaceyso doorashada golaha shacabka Soomaaliya. Guddiga oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Beledweyne ayaa isla qaatay in cidkasta oo lagu ogaado inay la macaamisho…

Read More »

Daalibaan oo bilawday baadi-goobka dadkii u shaqayn jiray ciidanka reer galbeedka

0 Visits: 137 | Friday August 20, 2021 - 19:29:31
Kooxda Daalibaan ayaa bilowday baadi-goobka dadkii u shaqeyn jiray ciidamada NATO iyo xukuumaddii hore ee Afgaanistaan sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in kooxda Daalibaan ay guri kasta ka baadi goobeyso si ay gacanta ugu soo dhigaan dadka u shaqeyn…

Read More »

Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose oo faahfaahin ka bixiyay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Sabiid

0 Visits: 133 | Friday August 20, 2021 - 19:26:32
Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerar culus oo qaraxyo ku bilaawday oo saaka aroornimadii hore kusoo qaadeen deegaankaas dagaalamayaasha Al-shabaab. Deegaanka Sabiid ayaa dhanka koofureed laga beegan degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose,…

Read More »