HALKAAN KA ALHRISO:- WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO AH SABTI 21-KA AUGUST 2021-KA..

0
Saturday August 21, 2021 - 09:09:57 in Wararka by
  • Visits: 637
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA ALHRISO:- WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO AH SABTI 21-KA AUGUST 2021-KA..

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

DADKA TURKISHKA AH EE MUQDISHO JOOGA OO SI WEYN LOO MAASUUSAY HABEEN HORE

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamma aday ee Soomaaliya Maxamed Cabdull aahi Farm aajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga Dowladda Turkiga ee ka qeyb galay munaasa badda
xuska 10 sano guurada ka soo wareegtay dib u cusbooneysiinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga.
Farmaajo ayaa tilmaamay in xiriirka facaweyn ee ka dhaxeeya dadka Soomaaliyeed iyo walaalahooda Turkiga uu yahay mid ku dhisan wax wadaqabsi iyo isixtiraam, shac abka iyo dowladda Soo maaliyeedna waxa ay abaal uga hayaan D/ Tu rkiga garab istaagga taariikhiga ah.
"Xiriirka Soomaaliya iyo Turkigu waa mid soo jireen ah oo ku siman ilaa xilligii Boqort ooyada Cu smaaniyiinta. Shalay xiriirkeenna diblomaasiyad eed ee dhidibbada adagi waxa uu u abuuray 2de nna dowladood fursado badan oo ah dhin acyada Ganacsiga, Amniga iyo isdhexgalka labadeenna shacab," ayuu yiri Farmaajo.
Madaxweyne Farmaajo ayaa dul istaagay guu laha wax ku oolka ah ee laga xaqiij iyey dhinacyada amniga, dib u dhiska ciidamada, kaabayaasha dhaqaalaha, waxbara shada, ganacsiga, caafimaadka iyo is dhexgalka labada shacab ee Turkiga iyo Sooma aliya.
"Inkasta oo labadeenna dowladood, Somaliya iyo Turkiga, ay ka go'an tahay in ay si hagar la'a an ah u horumariyaan iskaashiga mirodhalka ah, haddana xiriirka xooggan ee ka dhexeeya labad eenna shacab ayaa ifaafalo wanaagsan u ah in uu sii jiri doono iskaashigeenna iyo walaaltinim adeenna oo ay aasaas u tahay cilaaqaad ku sal eysan isixtiraam iyo waxwadaqabsi," ayuu yiri.
Farmaajo ayaa xusay in Dowladda iyo shacab ka Soomaaliyeed ay xanuunka la qeyb sanayaan walaalahooda Turkiga oo dhawaan muwaadiniin ay kaga naf waayeen dabkii iyo fatahaadii ka dha cay qeybo ka mid ah Jamhuuriyadda Turkiga, si doo kalana sababay khasaare hantiyeed
RA'IISUL WASAARE ROOBLE IYO WAFDI UU HOGAA MINAYO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY
Ra'iisul Wasaaraha XFS,Md. Maxamed Xu seen Rooble ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho rasmi ah oo uu ku tagay dalka Masar.
Booqashada R/Wasaaraha ayaa dii radda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashi ga 2da dal ee Soomaaliya iyo Masar, kordhinta deeq aha Waxbarashada Masar siiso ardayda Soom aaliyeed, fududeynta socdaalka, ganacsiga iyo maalgashiga, waxaana si guul ah ku soo dhamm aatay booqashada wafdiga uu hogaaminayay R/Wasaaraha R Wasaare Rooble iyo wafdiga uu hogaaminayay waxaa garoonka diyaaradaha ca alamiga ah ku soo dhaweeyay mas'uuliyiin ka tir san Golayaasha dowladda, maamulka Gobolka Banaadir iyo mas'uuliyiin kale.
CUMAR FILISH;"MA JIRTO MATAL LALA MEEL DHIGI KARO DOWLADDA TURKIGA"
Guddoomiyaha G/Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qey bgalay xu ska 10sano Guurada Dibunooleynta Xiri irka Dib lomaasiyadeed iyo Sa axi btinimo Waarta ee Soo maaliya iyo Turkiya, taasi oo ku beegned 18082011 Markii uu dalka Soomaaliya Yimid Ra'iisul Wasaarihii Dalka Turkiya hadana ah Madaxwey naha dalkaasi Recep Tayyip Erd ogan. Mun aasabadaan oo ay ka soo qeybgaleen Ma dax kala gedisan oo ka kala socday DFS oo uu ugu sareeyay Kusimaha Ra'iisul Wasaaraha Ahna R/Wasa are Ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Kha dar, Wasiiro, Xil dhibaano, Saraakiisha Ciidanka, Danji reyaal, Madaxda Maamulka G/Ba naadir, Mas'u uliyiin ka socday Dowladda Turkiya iyo Ma rti Sharaf kale ayaa aheyd mid loogu Ma had celinayay Dowladda walaalaha aynu nahay ee Tu rkiya, isla markaana lagu xasuusan ayay waqtigii adkeyd oo uu Madaxweyne Erdogan yimid dalka Soomaaliya.
"Turkiya waxa ayna dareensiiyeen dareen dhab ah oo walaaltinimo oo aan marnaba la ilaa wi karin, waxa ay aduunka tuseen in Soomaaliya la gargaari karo, lana maalge shan karo, mana jir to Matal lala meel dhigi karo Dowladda Turk iya"aAyuu yiri Mudane Cumar Filish.
Duqa Muqdisho ayaa kaga Mahadceliyay D/Turkiya gacanta ay ka geysteen dibudhiska Caasimada Muqdisho, Wax ka qabashada Caaf imaadka, Waxbarashada, Amn iga, Maalgeshiga iyo Shaqo Abuurka, Asigoona xusay in quluubta Soomaaliya aysan ila awi doonin Waxqabadkaasi Muuqda oo ay Dowladda Turkiya ka hirgeliyeen Caasim ada Muqdisho.
AFARTA QODOB EE LOOGA HADLAYO SHIRKA ROOBLE IYO MADAX GOBOLEEDYADA
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si rasmi ah u furmaya maalinta berri ah, kaasi oo ka dhici doona Afisyoone, sida lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay xafiiska ra'ii sul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta.
Shirka oo ay ka qeybgali doonaan ra'iisul wa saaraha, madaxda dowlad goboleedy ada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa waxaa looga hadli doona arrimaha doora shooyinka.
Sida ay ogaatay Caasimada Online, madaxda ayaa si gaar ah shirkooda berri ku la foguri doona Afar qoddob oo muhiim ah, kuwaasi oo kala ah;
1. Diyaar garowga doorashooyin ka golaha sha cabka
2. Diyaarinta habraacyada doora shooyinka
3.Raadinta dhaqaalaha ku ba xaya doorashoyin ka 4. Dhameys tirka doorashada Aqalka Sare Kulanka berri oo uu shir guddoomin doono R/ Wasaare Rooble a yaa waxa uu qorshuhu ahaa in uu qabsoomo Dorraad, waxaana dib u dhaca sab abay safarka ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ugu maqna dalka Masar iyo madax goboleedyada oo aan soo wada gaarin caasimada dalka.
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed, Axmed Qoor iyo Cabdicasiis Laftagar een ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee caas imada dalka, waxaana la fil ayaa in madaxda kale ee weli dhiman ay caasimada soo gaaran ka hor maalinta Sab tida.
BANAANBAX LOOGA SOO HORJEEDO AMI SOM OO KA DHACAY MUQDISHO
Mudaharaad looga soo horjeedo ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Africa ee AMI SOM ayaa ka dhacay fagaaraha Daljirka Dahsoon ee mag aalada Muqdisho. Bana anbaxan oo ay dhigeen qaar ka mid ah ehelada dad shacab ah oo lagu eedeeyay in ciid mada AMISOM ay ku dileen deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeella Hoose.
AMISOM ayaa diiday qirashada dilka dadkan shacabka ahaa, hase ahaatee waxay sheegtay in ay baaritaan ku sameyneyso dhacdan, iyadoo ma rkii hore sheegtay inay dileen xubno argagixiso ah, hase yeeshee guddoomiyaha gobolka Shab eellaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur Sii dii ayaa saxaafada u xaqiijiyay in dadka lag diley ay ahaayeen dad rayid ah.
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo ka ka hadlay dilka dadka rayidka ah ay aa sheeg ay in askarta dilka ka dambeysay sharciga la hor keeni doono, ayna magdh ow siinayaan ehelada dadkii la dilay.
WASIIR BEYLE "TURKIGU ABAAL WEYN BUU KU LEEYAHAY SOMALIYA"
Md.Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Ma aliyadda Somaliya ayaa sheegay in Turkiga uu abaal weyn ku leeyahay dadka Soomaaliyeed, xilli Shalay M/ Muqdisho laga xusay toban sano guurada ka soo wareegat ay dibunooleynta xiriir ka diblomaasiyad eed ee Somaliya iyo Turkiga.
Wasiir Beyle oo ka mid ahaa masuuliyii ntii ka qaybgashay munaasabadaasi oo la gu qabtay Xerada Ciidanka Cirka ee Afisyooni ayaa taage erada Turkiga ee Somaliya ku macneeyay mid hagar la'aaneed.
"Turkigu abaalka uu nagu leeyahay ma'aha mid lagu soo koobi karo xaflad iyo wax la mid ah. 10 sano ka hor waxa uu adduunka tusiyay in So maliya ay tahay meel aan la ga quusan, sidoo kale waxa uu inoo sahlay wadiiqooyin aan add uunka kale ku gaari karno." Ayuu yiri W/Beyle.
Wasiirka ayaa yiri "Waxa aan aad iyo aad uga mahad celinayaa taageerada aan ka la go'a laheyn ee uu Turkigu la garab taagan yah ay dalkeena iyo dadkeena."
Turkiga waa saaxiibka ugu weyn ee Shalay Somaliya leedahay, iyadoona D/ Feder aalka uu ka taageero kaabayaasha dhaqaalaha, xoojinta dow ladnimada, dibudhiska dalka iyo weliba tayaynta ciidamada.
AXMED MADOOBE OO GAARAY M/ MUQDISHO
Madaxweynaha Dowladgobolleedka Ju bba land Axmed Maxamed Islaam Mado obe ayaa Shalay soo gaaray M/Muqdisho si uga qaybgalo Shirka Golaha Wadashiga Qaranka oo uu isugu yeeray Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Wafdiga uu hoggaaminayay Madaxweyne Axmed Mado obe ayaa waxaa garoonka di yaaradaha ku soo dhaweeyay Xildhibaanno, Senataro iyo mas'uul iyiin.
Maalinta berri ayaa lagu wadaa inuu shir uga ga furmo madaxda Madasha Qaran teendhada Afisiyone iyado shirkaasina loogaga hadli doono diyaar garowga doorashooy inka Golaha Shac abka, habraacyada doorashooyinka, raadinta dha qaalaha dhiman ee ku baxaya doorashada.
Madaxweynayaasha Galmudug, Koofur Galbeed, Jubbaland iyo Hirshabeelle ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, iyada oo uusan weli soo gaarin Madaxweynaha Puntland, Saciid Deni
TALISKA CIIDANKA BOOLISKA OO KA HADLAY QARAX ISMIIDAAMIN AH OO KA DHACAY MUQDISHO
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in qaraxa gelinkii dambe ee Shalay ka dhacay Muqdisho ay ku geeriyood een 4 ruux oo uu jirey qofkii is qarxiyay, halka ay ku dhaawacm een saddex kale.
Gaashaanle Cabdifataax afhayeenka cusub ee ciidamada booliska ayaa sheegay in qaraxu uu ka dhacay goob maqaaxi ah oo ku taala Isg oyska Jubba ee magaalada Muq disho, isagoo in taa ku daray in dadka dhintay iyo kuwa dhaawac soo gaaray ay ahaa yeen shacab ku qaxweynay ay maqaayada.
Afhayeenka ciidanka Booliska ayaa xusay in ciidamada amniga ay gaareen durba go obta uu falka ka dhacay, halkaas oo ay ka sameeyeen ba aritaanno ku aadan haraad iga waxyaabihii qaraxa ku saabsanaa, isagoo tilmaamay inay argagixisa da AlShabaab ay caado ka dhigteen xasuuqa shacabka, balse ciidamada amniga ay xoojin do onaan dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada AlShabaab.
Gaashaanle Cabdifataax ayaa shacabka ku booriyay inay labo jibaaraan la shaqeynta laamm aha ammaanka.
DAGAAL ISMIIDAAMIN KU BILLOWDAY OO DHEXMARAY CIIDAMADA DF IYO ALSHABAAB
Kooxda AlShabaab ayaa Shalay waabarigii hore weerar culus oo ku bilowday isq arxin kusoo qaaday saldhigga ay ciidamada Dowladda ku lee yihiin Buundada Sabiib oo dhinaca koonfur kaga beegan degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose
.Dagaalka oo ahaa mid la is ku adeegsaday hubka no o cyadiisa kala duwan ayaa wa xaa dhawaqa rasaasta laga maqlayey gudaha magaalada Afgooye, wuxuuna dagaalka socday ku dhawaad 2 saac.
Saraakiil ka tirsan ciidamada Dowladda ayaa sheegay inay iska caabiyeen ciidama dii ka tirs anaa AlShabaab ee weerarka soo qaaday isla markaasna ay gaarsiiyeen khasaaro xoog leh.
Kooxda AlShabaab ayaa dhinaceeda sheegt ay inay la wareegtay deegaanka Sab iib oo illaa 8Km u jira Degmada Afgooye ee Gobolka Shab eelada Hoose, isla markaa sna ay dagaalka ku qabsatay gaadiid dagaal iyo saanad ciidan.
Warka kasoo baxay Ururka AlShabaab ee ku aadan inay dagaal kula wareegeen de gaanka Sabiid ee Gobolka Sh/Hoose ayaa waxaan weli ka hadlin saraakiisha Ciida mada dowladda Soom aaliya & Maamulka degmada Afgooye.
Ciidamada D/Soomaaliya ayaa sanad ka hor la wareegay deegaanka Sabiib kadib dagaalo culus oo halkaas ka dhacay, kooxda AlShabaab ayaana wixii markaas ka dam beeyey dhowr jeer weeraro gaadmo ah kusoo qaaday saldhigga ciidamada Dowladda
GUDDOOMIYAHA GOBOLKA SH/HOOSE OO FAAHFA AHIN KA BIXIYAY DAGAALKII SHALAY KA DHACAY DEEGAANKA SABIID
Guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose Cabdiqaa dir Maxamed Nuur Siidii ayaa faahfa ahin dheera ad ah ka bixiyay weerar culus oo qa raxyo ku bilaawday oo Shalay aroo rni madii hore kusoo qaadeen deeg aankaas dagaalamayaasha Alsha baab.Deegaanka Sabiid ayaa dhan ka koofureed la ga beegan D/ Afgooye ee G/ Sh/ hoose, waxaana dagaalka uu ka bilaawday bar koontarool oo ciidamada dowlada ku laha yeen deegaan kaasi. Guddoomiye Sidii ayaa sheegay in kooxda soo weerartay deegaanka ay haye en kuwa tiro yar iskana difaaceen weerarka ay ku soo qaa de en, isagoona sheegay in hal askari uu kaga dhin tay dagaalkaasi laba kalana ay kaga dhaa wacm een.
"Ciidankeena way iska difaaceen weerarka ka ga yimid cadawga Alshabaab jab xoogan ayayna gaarsiyeen dhankenana hal askari ayaa naga dhintay laba kalana waa naga dhaawacmeen, ay agana way jabeen oo gaari dhiiqo ka galay xata way ka car areen" ayuu yiri guddoomiye Siidii.
Hadalka guddoomiyaha gobolka Sh/hoose ayaa imaanaya xili Alshabaab ay she egatay iney Shalay dagaal xooggan kula wareegtay deegaan ka Sabiid ee gobolka Sh/hoose
MID KAMID AH FANNAANIINTII UGU CAANSANAA BARISAMADKII OO BOORAMA KU GEERIYODAY
Waxa magaalada Boorama Habeen hore ku geeriyo oday Cabdiraxmaan Cismaan Maxabbe (Cabdir axman Dhee re), oo ahaa Fannaan, mulaxan iyo halabuur aad loo jeclaa, oo ku luuqeeyay heeso badan oo can ah Cabdiraxmaan Dheere wuxu fankiisu soo caan baxay sanad ihii todobataneeyadii wux uuna muddo dheer ka tirsanaa kooxdii ciidamada millateriga dowladii Kacaanka ee Horseed farac eedi Jeneraal Da'uud ee magaalada Hargaysa.
Cabdiraxman Dheere ayaa waayihiisii fanka ahaa fannaan aad caan uga ah bul shada fanka je cel dhexdeeda, wuxuuna codkiisa ku qaaday he eso badan oo hirgalay isla markaana wuxu ahaa mulaxan wayn iyo hal abuur riwaayadaha iyo heesaha curiya.
Heesaha uu ku luuqeeyey kuwooda ugu cans an waxa kamid ah, Halkan aynu joo gna ma jidkii siraadbaa, Suuldhabbaale, Geesiga barbaarta, Allahayow dhib badana ninka tagay dhulkisii, Bo qorkii haweenkay, Hargaysay iyo Umadyahay.
Cabdiraxmaan Dheere sidookale heesaha uu laxanka saaray ayaa waxa ugu ca ansan, Wisiisi oo ay ku luuqayso Aamina Cabdillahi Xirsi, Jidka siraad oo uu isagu qa ado, SuulDhabbaale oo isa ga iyo Sahra Axmed Jaamac wada qadaan, Gees iga bar baarta oo uu sagu qaado iyo Umadyahay oo uu sagu qaado.
Cabdiraxman riwaayadaha uu ka qayb qaatay waxa kamid ah, Dab jacayl kari waa, Farxadi waa naxdin iyo riwaayad lagu magacaabi jiray Soom aaliya oo ahayd riwayad Waddani ah oo ay soo agaasintay dowladii Kacaanka.
Fannaanka ayaa la sheegay in uu habeenkii Habeen hore saxasho ugu geeriyooday magaalada Boor ama, oo uu dagana 30 kii sano ee ugu danbee yay. Fannaanka waxa u dhaxday Aamina Cabdill aahi Xirsi, oo ah fannaanad caan ah, waxana car uurtiisa u gu caansan Hodan Cabdiraxman Dhe ere oo ah fannaanad da'yar.
GOODAX BARRE;"WADATASHIYADA HIIRAAN WAXAA JOOJIYAY YUUSUF DABAGEED."
Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya C/hi Goodax Barre oo Shalay dib ugu soo laab tay M/Muqdisho ka dib mar kii uu maalmihii la soo dhaafay ku Sugnaa M/ Bel ed weyne ayaa ku eedeeyay Mad axweyne ku xigeenka Hir shab elle inuu ha kad gel iyay wadata shiyo ka socday M/ Beledwey ne.C/hi Goodax Barre oo ka mid ah xil dhib aana da Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo dhigey bartiisa Fac ebook waxa uu ka digey dagaal ka dhaca M/Bel edweyne Qoraalka Md. Goodax ayaa ku bilaabay qoraa lkiisa safar ka uu ku tegy Bel edweyne. "Waxaan gaaray M/Bal adweyne taarii khdu markay ahayd 11ka Agoos to, 2021 si aan xogwareysi iyo wadatashiyo kala duw an ula qa ato Ugaaska, Odayaasha Dhaqan ka iyo Bulsha da qeybahooda kala duwan, 10 ci sho oo aan Bal adweyne ku sugnaa Shalay aya an Xamar dib u gu soo laabtay."
"Wadatashiyadii socday, waxaa hakad galiyay wafdi uu hogaaminayo Yusuf Daba geed oo ga da al ka yimid, isla markaana qaarkood hadallo da andaansi ah bar aha bulshada u mariyay dadka deegaanka una arka xalka keliya in ay dagaalam aan.
Wafdiga Dabageed wuxuu iigu muuqday dad colaad xambaarsan Isla markaana ku shaqayna ya fikirkii Dabageed ee ahaa "Haddii Cali Guudl aawe uusan imaan Baladweyne doorasho kama dhacayso".
"Waa ayaan darro iyo nasiib xumo weyn in dad ka nuucaas ah ee Muqdisho talefan ka looga hag ayo, in ay ummad dhan masiirkooda u burburiya an danahooda shaqsiga ah, iyagoo sheeganaya inay dadkaan matalaan, isla markaana ay abuur aan colaad iyo qalalaaso, si ay Guudlaawe Balad weyne u keenaan iyadoo loogu cagajugleynayo in doorashada laga wareejinayo Baladweyne."
Cabdulaahi Goodax Barre ayaa ugu dambey ntii qoraalkiisa waxa uu ku sheegay baaq iyo dig niin. "Waxaan ku baaqayaa ugana digayaa in ay ka waantoobaan falalka gurracan iyo colaad huri nta ay faraha kula jiraan, wax kasta oo meeshaas ka dhacana ma ahan mid looga hari doono, waxa yna dhabarka u ridan doonaan masuuliyad kasta oo ka sugnaata colaad ka dhacda Baladweyne, mana noqon doonto mid looga haro dhiig kasta oo halkaas Ku daata.
Waxaan u mahadcelinayaa Ugaaskeena qiim aha badan oo ku samray dhibaatoo yinka qaar, na baddoonadeena waayaaragga ah sida geesinim ada iyo masuuliyadda leh ay ugu adeegayaan da naha bulshada iyo deegaankaba."
CABDIMAALIK MUUSE COLDOON OO MAR KALE XABSIGA LOO TAXAABAY
Ciidamada booliiska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay saxafi Cabdimaalik Muu se Coldoon oo ah shakhsi caan ka ah baraha bulshada, isla markaana u olloleeya in la xidho xarumaha mada daalada iyo dhaqanka iyo dugsiyada wadamada shisheeye leeyihiin ee Somaliland ku yaala.
Coldoon ayaa maalmihii lasoo dha afay qaaday ollole ka dhan ah Xar unta Dhaqan ka ee Hargaysa iyo du gsiga Abaa rso. Waxa uu ku doo dayay in Xarun ta Dhaqanka lagu soo marti qaado dad u olloleeya guurka dadka isku jinsiga ah xili yada bandhiga buuga agta, sidookale dugsiga Abaarso ayuu ku haysta in dhaqamo gaalo lagu faafiyo.
Xukuumada Somaliland ayaa si wayn uga hor timid eedaha uu Coldoon u jeediyay xarumaha kor ku xusan, sidookale madaxda Xarunta Dha qanka, xukuumada Somali land iyo qaar kamid ah abwaaniinta ugu waawayn Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay eedaha Cold oon.
Muuqaal baraha bulshada lasoo galiyay, ayaa muujinaya Coldoon oo koox askar ah oo katirsan Booliiska Somaliland ay xabsiga kusii wadaan M/ Burco. Xukuumadihii kala dan beeyay ee Somal iland ayaa marar kala duwan xabsiga dhigay sax afigan mayalka adag.
WARARKII UGU DAMBEEYAY EE DIL TOGASHO OO KA DHACAY M/CAABUDWAAQ
Wararka naga soo gaaray degmada Caab duwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa wax ay sheegayaan in Shalay degmadaas dil loogu geystay Nin kamid ahaa dadka deega anka oo caan ka ahaa Caabudwaaq.
Ninka la dilay ayaa waxaa rasaas ku furay Nin kale oo ay isafdhaafeen, kadib mar kii uu soo ka la dhex galay khilaaf xooggan, sida ay sheegen dad goobjoogayaal ah.
Wararka ayaa sidoo kale she egaya in marxuumka lagu dhuf tay dhowr xabadooda, kuwaasi oo sababay geeridiisa, waxaa na lagu soo waram ayaa in Ninka dilka ge ystay oo ka baxsaday go obta ay gacanta ku soo dhig een ciidamada bool iska degmada Ca abudwa aq, ka dib howlgalo ay sameeyen.
Ciidamada ayaa xabsiga dhexe ee degmada Caabudwaaq ku xiray Ninka dilka gey stay, waxa ana billaabaneysa baarista kiiskaas, sida ay shee gen saraakiisha amm aanka.
Degmada Caabudwaaq ee G/Galgaduud oo ka mid ah degmooyinka ugu amniga wanaags an de egaannada maamulka Galmudug, ayaa ha ddana waxaa mararka qaar ka dhaca dilal la xir iiraaano oyin qabiil.
CIIDANKA DOWLAD DEGAANKA SOOMAALIDA OO QABTAY HUB FARABADAN.
Holwgal ay ka sameeyeen Ciidamada dowlad degaanka Soomaalida gobolka Faafan ayaa wa xaa la sheegay inay ku soo uruuriyeen hub sha rcidarro ah oo mararka qaar Beelaha ay isku ade egsan jireen
Taliyaha ururka 2aad, guutada 5aad ee Xoog ga Ciidanka Gaarka Ah gaashanledhexe Da ahir Kaamil oo warbaahinta la hadlay ayaa she egay in hub sharcidarro ah oo khalkhalgelinta amniga iyo is kudil ka bulshada loo adeegsan ayey ay gacanta ku soo dhige en.
hubkan oo ahaa mid uu shac abku isku dilayey ayey ciidanku iyaga oo fulinaya awaa miirta tal iska sare ee ciidanka ee ahaa in hubka sharcida rrada ah laga uruuriyo bul shada ay ka soo uruuriy een bulshada degta deegaannada Daakhate, Ba abili, Bam baas iyo nawaaxigooda si ayna iyagu is ugu adeegsan, ka dib markaan tashi la samay nay odayaasha iyo waxgaradka bulshada ayuu yi dhi taliyuhu ay xal noqotay in gabi ahaamba shac abka laga qaado ayuu yiri" Taliyaha.
MADAXWEYNE ERDOGAN OO FARRIIN KULUL U DIREY YURUB
Madaxweynaha Turkiga, Reccep Tayyip Erd ogan oo shir guddoominayey kulanka golihiisa wa siirada, ayaa farriin cusub hawada u mariyey wa ddamada Yurub, si ay u qaadan mas'uuliyadda muhaajiriinta ka imanaya Afghanistan
Waxa uu sheegay in Turkiga uusan noqon do onin wax uu ugu yeeray "qaybta kay dinta muhaajiriinta ee Yurub", xilli uu dalkaas ka jiro qalaalase ka dib qabsashadii koo xda Taal ibaan.
Sidoo kale waxa uu sheegay in Yurub looga baahan yahay in ay qaadato mas'uul iyadda dadka reer Afgaanistaan ee ka cararaya dhibaatada wa ddankooda, isagoo int aas ku daray in Ankara ay tallaabooyin ka qaaday xudduudaha ay la leedah ay Iran, oo xiligan marin muhiim u ah muhaajiriin ta Afghanistan ee soo gala Turkiga. Tan iyo ma rkii Taalibaan ay soo gashay magaa lada caasi madda ah ee Kabul, muuqaallo fowdo ah ayaa soo ifbaxayey, iyadoo kumanaan reer Af ghanis tan ah ay doonayaan inay ka baxaan dalko oda, iyagoo ka baqaya in Taalibaan ay ku soo rog to xukun la mid ah midkii 20 sano ka hor.
Waxaa lasoo warinayaa in Kumanaan qof ay u soo tallaabeen dalka Turkiga toddo baadyadii la soo dhaafay, midaasi oo horudhac u ah mowjado muhaajiriin ah oo raba in ay dalkaas gaaran, waa na midda la rumeysan yahay inay keentay fariinta uu Erdogan u dirayo dalalka Yurub.
Erdogan ayaa sidoo kale kalhore shaaca ka qaaday in Turkigu uu diyaar u yahay wa dashaq eyn dhexmarta ayaga iyo Taalibaan. "Waxaan u furannahay iskaashi. Wa xay horey u xiiseynaye en xiriirka Turkey, waxaana rajeynayaa in xiisaha as uu sii soc do," ayuu yiri.
DAALIBAAN OO BILAWDAY BAADIGOOBKA DADKII U SHAQAYN JIRAY CIIDANKA REER GALBEEDKA
Kooxda Daalibaan ayaa bilowday baadig oobka dadkii u shaqeyn jiray ciidamada NATO iyo xukuumaddii hore ee Afgaanistaan sida lagu she egay qoraal kasoo baxay Q/ Midoobay
.Q/Midoobay ayaa sheegtay in kooxda Daalib aan ay guri kasta ka baadi goobeyso si ay gacan ta ugu soo dhigaan dadka u shaq eyn jiray isbaheysigii weerarka ku qaaday Afgaanistaa.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in kooxdaan ay hanjabaad u dire yso dhammaan dadkii la soo sha qeyn jiray Dowladdii hore, waxa yna QM sheegtay in arrintaan ay tahay mid halis ku ah dhammaan dadkii lasoo shaqeeyey xukuu maddii hore.
Kooxda Daalibaan ayaa isku dayeyso inay dad ka Afgaanistaan ku qanciso inaysan jir in cid ay ka aargudaneyso, waxayna soo direyn farriimo kala duwan tan iyo markii ay gacanta ku dhigeyn Caasimadda Kabul.
Laakiin waxaa jira cabsi laga qabo in Taaliba an ay hadda wax yar iska beddeshay tii hore ee 1990maadkii oo lagu eedeeyey in ay fashay falal aad looga naxay.
Digniinta ku saabsan in kooxdu ay beegsanay so "caawiyayaashii reer Galbeedka" waxay ku ti mid dukumenti qarsoodi ah oo ay samaysay Xarunta RHIPTO ee Norweg ianka ah ee Falan qaynta Caalamiga ah, oo xogaha sirdon siisa UN.
"Waxaa jira shaqsiyaad aad u tiro badan oo ay hadda bartilmaameedsanayaan Taali baan, hanjabaadduna waa mid cad," ayuu Christian Nellemann, oo madax u ah kooxda ka dambeysay warbixinta, oo la hadlay BBC.
"Waxaa jiray qoraal ah, 'haddii aysan isa soo dhiibin mooyee, Taliban in ay xidhi doonto oo dacweyn doonto, su'aalona weydiin doonto oo ciqaabi doonto xubnaha qoyska iyagoo matalaya shakhsiyaadkaas."
Waxa uu ka digay in qof kasta oo ku jira liiska madow ee Taalibaan uu ku jiro khatar aad u daran, ayna dhici karto in dad badan la dilo.
ILHAAN CUMAR OO KA HADASHAY XAALADDA AFGANSITAN & QABSASHADA TALIBAN
Xildhibaannada Mareykanka ayaa ka falcelin aya doorka dalkaas ka dib 20 sano oo uu Marey kanka faragelin ku hayay Afghan istan.
Xildhibaannadaas waxaa ka mid ah Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Kongarees ka ee dalka Mareykanka. Qoraal ay Isniintii soo saartay ayay ku tiri "shakhsiyan waa xa nuun," iyadoo ula jee dda taariikhdeedii iyada iyo qoyskeeda sida ay uga soo qaxeen Soomaaliya.
"Musiibadu ma aysan bill aaban labadii toddo baad ee ugu dambeeyay," ay ay qoraalkeeda ku tiri: "Runtu ku saabsan dagaalkii ugu muddada dheeraa ee Mareykanka waa kaas 20 sano ah, waxaanu qaadnay ballamo aynaan oofin karin. "Ilhaan mar wax laga weydiiyay falcelintee da ku aaddan inay aragto boqollaal u dha shay Afgha nistan oo isku ciriirinaya diyaaradda Mare ykanka oo sii kaceysa iyo qaskii ka dhacay garo onka, ayaa waxay sheegtay inay tahay wax aad looga naxo.
"Eeg waan ogahay waxa ay ka dhigan tahay in aad tahay ilmo ku dhex jira qoys la ha rdamaya in ay badbado ku helaan dal uu dagalku ragadiyay."
"Runtii tiiraanyo ayay nagu tahay inaan daaw anno waxa aynu arkeyno, iyo aniga aha anna, ina an ahay qof awood leh oo haatan isku dayeysa in ay saameyn ku yeelato siyaasadda. Waxaan ah ay qof gebi ahaanba u heysata in madaxweynuhu uu soo af jaro dagaalkii ugu muddada dheeraa Mareykanka. Balse dhammaadka dagaalkan ka ma dhignaan karto dhammaadka taageeradeen na dadka Afghanistan.
SERBIA OO KA MID NOQOTAY BAYAANKA WA DAJIR KA AH EE CAALAMIGA AH EE KU SOCDA AFGAANISTAAN.
Qoraalkan ayaa markii hore la sii daayay 15 kii Agoosto. , Chad, Chile, Colombia, Costa Rica, Côted'Ivoire, Croatia, Czech Republic, Democratic Republic of the Congo, Djibouti,Denmark,Dominican Republic,Ecuador,ElSalvador,Equatorial Guinea, Estonia, Wakiilka S re ee Midowga Yurub Arrimaha Dibadda iyo Siyaasadda Amni ga, Dawlada ha Federaaliga ah ee Micronesia,Fiji,Finland, France, Gabon, Georgia, Germany, Gha na, Greece, Grenada,Guatemala ,Guinea,Guyana,Haiti, Honduras, Hungary, Icel and, Iraq, Ireland, Israel, Italy, Japan, Jordan, Kenya, Kosovo, Kuwait, Latvia, Lubnaan, Libe ria, Libiya, Liechtenstein, Lithuania, Luxembourg, Madagas car, Malawi, Malta, Jasiira daha Marshall, Maurit ania, Moldova, Montenegro, Morocco, Nauru, Nepal, Netherl ands, New Zealand, Niger, Waqooyiga Macedonia, Norway, Palau,Panama, Papua New Guinea, Paraguay, Phili ppines,Poland, Portugal,Qatar,Republic of Cyprus, Repub lic of Korea, Romania, Rwanda,Samoa, Senegal,Serbia,SierraLeone,Slovakia, Slove nia, Somalia, Spain ,St. Kittsand Nevis,Sudan, Suriname, Sweden, Switzerland, Ga mbia, Togo, Tonga, Turkey, Uganda, Union of Comoros, United Kingdom, United States of America, Ukraine, Vanuatu, Yemen iyo Zambia.
Marka la eego xaaladda nabadgelyo ee sii xumaanaysa, waannu taageeraynaa, wa xaannu ka shaqaynaynaa sugidda, waxaanan ugu baaqaynaa dhammaan dhinacyada inay ixtiraamaan oo ay fududeeyaan, si nabadgelyo leh oo si habsami leh ay uga baxa an muwaadiniinta shisheeye iyo Afgaanistaan ee doonaya inay dalka ka baxaan. Kuwa xilalka ka haya awoodda iyo maamulka guud ahaan Afgaanistaan ayaa qaadaya mas' uul iyadda – iyo la xisaabtanka – badbaadinta nafta iyo maalka aadanaha, iyo dib u soo celinta amniga iyo kala dambeynta madaniga ah.
Afgaanistaan iyo muwaadiniinta caalam iga ah ee raba inay baxaan waa in loo oggol aado inay sidaas sameeyaan; waddooyinka, garoomada diyaaradaha iyo ka gudubka xadka waa inay ahaada an kuwo furan, degganaantana waa in la ilaaliyaa.Dadka reer Afgaanistaan waxay mudan yihiin Inay ku noolaadaan ammaan, iyo sharaf. Haddaan nahay beesha caalamka waxaan diyaar u nahay inaan caawinno.
PUTIN OO TAAGEERAY TAALIBAAN UNA DIGAY DALALKA REER GALBEEDKA
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa taageero u muujiyey kooxda Taalib aan oo la wareegtay gacan ku haynta dalka Afghanistan, wuxuuna ka digay cadaadiska ay dalalka Reer Galbeedka isku dayayaan inay kooxdaas saaraan.
Madaxweyne Putin oo hadlayey kadib kulan uu Shalay Moscow kula yeeshay ra'iisul wasaaraha Jarmalka Angela Merkel, ayaa sheegay in dalal ka kale ee caalamka, oo uu la jeedo reer galbeedka, aysan qiyamkooda ku qasbin kuna soo rogin Afghanistan.
Reer Galbeedka ayaa horey u sheegay inaysan aqoonsan doonin dowladda Taalib aan haddii ay soo rogto xukun shareecada Islaamka ah, isla markaana aysan dhowrin xuquuqda haweenka.
"Xaqiiqdu waxay tahay in Taalibaan ay hadda la wareegtay gacan ku haynta Afgha nistan," ayuu yiri Putin.
Puntin ayaa sheegay inuu rajeynayo in Taalibaan ay ka dhabeyn doonaan ballanqa adyada ay sameeyeen ee ah inay dib usoo celin doonaan kala dambeyntii Afghanistan, isaga oo sheegay in taasi ay muhiim u tahay in laga hortago in argagixisada ay u gudb aan dalalka deriska la ah.
Waxa uu ugu baaqay bulshada caalamka inay ka hortagaan "burburka" Afghanistan.
Dhinaca kale, safiirka Ruushka ee Afghanistan Dmitry Zhirnov ayaa amaanay hab dhaqanka Taalibaan ee tan iyo intii ay xukunka la wareegeen, wuxuuna sheegay inay san jirin beddel ka wanaagsan kooxdan, islamarkaana iska caabin kasta oo ka dhan ah Taalibaan ay fashilmi doono.
Danjire Zhirnov ayaa sheegay in ammaanka M/ Kabul uu aad uga wanaagsan yahay sida uu ahaa inta aysan qabsan Taalibaan.
"Waxaa halkan ka jiray talis xun oo hadda la waayey, dadkuna rajo ayey qabaan. Waxay leeyi hiin xaaladda kama xumaan karto sidii hore, waa inay ka wanaagsanaataa. Hase yeeshee tani waa tijaabo kale oo ay tahan in Taalibaan ay ka gud baan. Marka ay soo celiyaan kala dambeyna waa inay billaabaan horumarinta dhaqaalaha bulshada," ayuu yiri danjire Dmitry Zhirnov.
Hadallada Dmitry Zhirnov iyo kuwa madax weyne Putin ayaa astaan u ah sida Ruu shka u do onayo inuu sii adkeeyo xiriirka kala dhaxeeya Taa libaan, inkasta oo weli uus an si rasmi ah aqo onsan.
WIILKA AHMED SHAH MASSOUD OO KU DHOWAQAY DAGAAL KA DHAN AH URURKA TAALIBAAN
Wiilka hoggaamiyihii ugu caansanaa ee la da gaalamay Taalibaan ayaa sheegay in ci idamadi isa ay diyaar u yihiin inay qaadaan iska caabin wax ku ool ah, balse wuxuu Mar eykanka ugu ba aqay inay hub iyo rasaas siiyaan maleeshiyadi isa.
Faallo uu Arbacadii ku qoray wargeyska Wa shington Post ayuu Ahmed Massoud ku yiri "Mar eykanka wuxuu weli hub weyn u noqon karaa dim oqraadiyadda," isaga oo taa geeraya maleeshiya diisa.
"Waxaan Shalay kasoo qorayaa Dooxada Pa njshir, waxaan diyaar u ahay inaan qa ado raadkii aabahey, aniga oo haysta muajaahidiin diyaar u ah inay mar kale ka horta gaan Taalibaan," ayuu yiri.
Aabihiis Ahmed Shah Massoud, oo loo yaqiin Libaaxii Panjshir, ayaa hoggaamiyey is ka cabin tii ugu adkeyd ee ka dhan ah Taalibaan, isaga oo ku sugnaa dooxada ku taalla waqooyiga Kabul oo uu ku xooganaa, ilaa laga khaarijiyey sanaddii 2001 Isaga oozra jeynaya inuu raaco "raadkii aab nihiis" ayaa Massoud waxa uu sheegay inay ku soo bii reen xubno ka mid ah ciidamadii gaarka ah aa ee Afghanistan "oo ka niyad jabay isdhii bitaan ka taliyayaashooda."
Sawirro lasoo dhigay baraha bulshada ayaa muujinaya madaxweyne kuxigeenka Afghanistan Amrullah Saleh oo la kulmaya Massoud, waxayna u muuqataa in 2dooda ay diyaarinayaa dhaqdha qaaq jabhadeyn oo ka dhan ah Taalibaan. "Hase yeeshee waxaan u baahannahay hub dheeri ah, rasaas dheeri ah, iyo sahay dheeri ah," ayuu yiri.
Massoud ayaa sheegay in Taalibaan ay halis ku yihiin wax ka baxsan xuduudaha Afghanistan.
"Inta ay xukumeyso Taalibaan, Afghanistan wax ay shaki la'aan noqon doontaa saldhigga argagixi sada Islaamiyiinta xagjirka ah; shirqoolo ka dhan ah dimoqraadiyad da ayaa mar kale halkan lagu diyaarin doo naa."
Massoud ayaa sheegay in cii damadiisa ay diyaar u yihiin da gaalka imanaya balse ay u baah an yihiin kaalmada Mareykanka.
Tan iyo markii ay xukunka la wareegeen, Taal ibaan ayaa soo bandhigayey hub, ras aas iyo qal ab baaxad leh oo ay ka qabsadeen ciidamada Af ghanistan – oo badankood uu u qeybiyey Marey kanka.
Massoud ayaa sheegay in 20 sano ka dib, Mareykan ka iyo Afghanistan ay wadaag aan "mabaadi' iyo halgan," wuxuuna ka codsaday Wa shington inay taageerto "qadiyad da xoriyadda" in tii ay Afgaaniyiinta uga tagi lahaayeen Taalibaan.
"Waxaad tihiin rajadeena kaliya ee hartay," ayuu yiri. AFP + VOA
QAAR KA MID AH HOGGAAMIYEYAASHII ALSHABAAB EE TAALIBAAN LA SOO TABABARTAY.
Ka hor intii aan AlShabaab la Aasaasin, qar ka mid ah hoggaankii hore iyo kuwa hadda, ayaa la soo tababartay ururka Taalibaan ee dalka Afghanistan.
Hoggaamiyaha AlShabaab ee hadda Axmad Diiriye Cumar (Abu Cubaydah) iyo mid ka mid ah ragga u qaabilsan dhanka tab abarada iyo ciidamada Mahad Karate, la ma xaqiijinin inay tageen Afghanistan.
Balasé qaar ka mid ah kuwa ku soo tabab artay Afgh anistan waxay kala yihiin:
Aden Xaashi Cayrow
Ceyro Wuxuu ahaa garabkii ciidamada ee Mido wgii Maxaak iimta, wuxuuna ka mid ahaa aasaaseya asha ururka AlShabaab. Wuxuu ka mid ahaa Islaamiyiintii hubeysnaa tan iyo 2000 oo ma galada Muqdisho ka howlgalayay.
Bishii May, sannadkii 2008, ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareyk anka fuliyay oo ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Wuxuu xill igaas ahaa hoggaamiy ihii AlShabaab, oo ahaa garabkii ciidanka Maxaakiimta oo markii dambe gaar u istaagay.
Sannadkii 1991, ayuu Cayrow ku biiray ururka AlQa acidda, wuxuuna tabab ar ku soo qaatay dalka Afghanistan, 1990kii. Waxaa la rumeysan yahay inuu ka mid yahay Somalida la kulantay Usama Bin ladin.
Axmed Cabdi GodaneGodane
Wuxuu noqday hoggaamiyihii AlShabaab, sannadkii 2008, ka dib mar kii la dilay Ca yro, waxaana isna duq eyn lagu dilay bishii September 2014. Wuxuu ahaa ninkii sii xoo jiyay xiriirkii AlQaacida iyo AlShabaab. Axmed Godane, (oo si doo kale loo garanayay Mukhtaar Abu Zubeyr) waxaa la aaminsan yahay in uu ka mid ahaa xubn ihii ku tabab artay dalka Afghanistan, sannadihii 199 0maadkii. Wuxuuna ka soo dag aallamay halk aas, xilligii Midowgii Soofiyeed laga saaray dalkaas.
Wuxuu jaamacado ka soo dhigtay dalalka Sudan iyo Pakistan, waxaana la aamin san yahay in uu fikir ka kala yimid dalalkaas.
In kastoo uu dalbaday in AlQaacida uu ka mid ahaado ururkii AlShabaab, haddana waxaa taas laga aqbalay 2012kii.
Mukhtar Robow (Abuu Mansuur)
Mukhtaar Robow oo saaran mooto. Waa xilligii uu ka mid ahaa AlShabaab. Sawi rkan waxaa laqa aday 2010kii.Wuxuu ka mid ahaa madaxdii AlItaxaad ee 1998 ka qey bgalay dagaalkii gobolka Gedo eel ala galay itoobiya. Ka hor wuxuu lahaa dugsi quraan ku yaallay magaalada Xudur.
Waxaa la rumeysan yahay in 2001illaa 2002 uu ku sugnaa dalka Afghanistan oo taba barro uu ku soo qaatay. Wuxuuna wax ku soo bartay dalka Sudan, sida ay sheegaan qa ar ka mid ah hay'adaha baaritaannada sameeya.
Markii uu Soomaaliya ku soo noqday wuxuu ka mid noqday hoggaankii Mido wgii maxaakiimta, ka dibna wuxuu noqday Hoggaamiye ku xigeenkii AlShabaab iyo Afhay eenkii ururka.
Laakiin, 2013kii ayey is khilaafeen Mukhtaar Robow iyo Axmed Godane oo ku daga allamay magaal ada Bar awe. Ka dib wuxuu noqday nin gooni u tag an illaa 2017kii oo uu isu dhiibay dowladda federa alka ee Somaliya .
Wuxuu noqday musharrax u taagnaa xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed, dham maadkii 2018kii, xilligaas ayaana la xiray, welina wuxuu ku jiraa xabsi.
Fu'aad Maxamed Khalaf (Shangole)


Fu'aad Shangole
Fu'aad Shangole, wuxuu ka mid yahay madaxda sare ee AlShabaab, wux uuna ka tirsanaa Golihii Suurada ee Midowgii maxaakiimta Islaamka. Waxaa la sheegaa inuu qeybta taageerada dhaqaalaha ururka uu qaabilsan yahay.
Inkastoo aan la caddeynin xilliga uu tagay Afghanistan, hadda na waxaa la rumeysan yahay in Xuduudda Pakistan iyo Afghani stan uu ku tababartay, halkaasna uu ka soo qaatay fikirka AlQaacidda.
Ibrahim alAfghani (Sawir lagama hayo)
Madixii dhaqaala, iyo Amiirkii Jubbooyiinka iyo mid ka mid ah Aasaaseyaa shii AlShabaab, ayuu ahaa ka hor intii aan lagu dilin M/Baraawe ee Sh/ Hoose. Wuxuu ku dhintay dagaal dhexmaray isaga iyo rag daacad u ahaa Axmed God ane sannadkii 2013kii, sida ay baahiyeen warbaahinta AlShabaab.
Wuxuu magaciisa dhabta ahaa Ibrahim Xaaji Jamac, wuxuuna ka mid ahaa raggii ku soo tababartay dalka Afghanistan, intii ay maamulayeen Taalibaan, 1990maadkii.
Waxaa la rumeysan yahay in uu yahay ninkii isku xirayay AlQaacida iyo xagji riintii Soomaaliya. Wuxuuna si dhow ula shaqeyn jiray raggii ajaaniibta ahaa ee Soomaaliya ku sugnaa,
Sida Fazul Cabdalla, Saalax Nabhaan iyo AlMansuur AlImriiki oo dhammaanbtood lagu dilay Soomaaliya.
Khilaafkii u dhexeeyay isaga iyo Axmed Godane wuxuu ka bilowday warqad uu u dir ay Ayman Alzawaahiri oo uu ku dhalleeceynayay hoggaanka Godane. Arrinta warqad daas waxaa baahiyay Bogagga AlShabaab ka hor intii aan la dilin Ibrahim AlAfghani.
XIGASHO:BBCSOMALI
HUBKII MAREYKANKA OO U GACANGALAY XOOGAGA TALIBAN
Dhaqdhaqaaqa Taliban ayaa gacanta ku dhi gay hubka Mareykanka sameeyo ee horaan lagu qalabeeyay ciidamada dowladdii burburtay ee Af ghanistan. Taliban oo si buuxdo ula wareegtay da lkaasi ayaa sidoo kale la sheegay inay gacanta ku dhigtay keyd hub ah aa, oo Ma reykanka iyo xufaladiisa NATO u qor sheeyeen inay ku hawl gal aan ciidamada Afghanistan.
Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Mareykan ka ayaa qirtay in Taliban la wareegtay hub farabadan oo Mareykanku lahaa, ka dib qabsashade edii dalkaasi.
"Ballaayiin dollar oo hubkii Mareykanka ayaa ha dda u gacangalay Taliban, ka dib burburkii degdegga ahaa ee ciidamadii amniga ee loo tabab aray Afghanistan inay ade egsadaan qalabkaasi militari." Sidaasi waxaa qoray Wargeyska The Hill oo ka faa llo oda gaashaandhigga.
Warbaahinta ayaa soo bandhigtay muuqaalo mu ujinaya dagaalyahanada Taliban oo wata qo riga ca sriga ah ee M4 iyo qoriga kale ee M16, oo Mareykan ku farsameeyo, bedelkii Taliban lagu arki jiray qoriga AK47.
Sidoo kale muuqaalada waxaa ka soo muuq day Talibaaniyiinta oo wata gaadiidka gaashaa man ee u adkeysta qaraxyada. Mareykanka ayaa 83 bilyan oo dollar ku bixi yay tababarka iyo qal abaynta ciidamad ii Afghanistan, ee dagaalka kula jiray dagaalyaha nada Taliban.
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa mar sii horeysay sheegay in saddex bo qol oo kun oo As kari, ay u tababareen dalkaasi, muddadii ay joogge en, waxaana ku qalabeynay buu yiri hub casri ah. Mareykanka iyo bahwadaagtiisa NATO ayay wax la yaab lihi ku noqotay in muddo laba to ddobaad lagu afgembiyo Dowladdii Afghanistan, laguna burburiyo ciidamadii boqolaalka kun gaar ayay, ee ay dalkaasi u dhiseen, labaatankii sano ee ugu dambeysay.
Hoggaanka Ururka Taliban ayaa sheegay in dhaw aan ay dalkaasi u soo dhisi doon aan Dow lad Islaa mi ah.
IRAN OO MARKAB SHIDAAL U DIRTAY LUBNAAN
Hoggaamiyaha Ururka Xisbulalahi Lubnaan, Xasan Nasrullaahi oo ka hadlayey Muna asabadda Cas uura ayaa sheegay inuu Markabku Shalay ka soo shiraacday Deked ku taalla Iran, lana filayo inuu ku soo xirto Dekedda ku taalla Caasimadda Lubnaan ee Beyruut
Waxa uu intaasi ku daray inuu Mark abkaasi yahay kii u gu horeeyey oo Mar aakiib ba dan oo Shidaal wada oo ay Iran u soo diri doonto Lubna an oo ay ka jirto Shidaal La'aan daran.
Shidaal xumida dalkaasi k jirto waxay saam ayn ku yeelatay Hawlihii Isbitaalada, Fornooyinka iyo Adeegyada kale ee muhiimka, kuwaasi oo qarka u saaran in albaabada loo laabo.
DAALIBAAN OO BANDOW KU SOO ROGTAY MAGAALLO LOOGA MUDAAHARAADAY
Ururka Daalibaan waxay shegeen inay Bandow ku soo rogeen Magaalada Khost ee K/bari ee dalka asi, si looga hortago Dibadbaxyo iyo Amar diido iya ga ka dhanka ah Magaalada Khost waxay ka mid tahay dhowrka Degmo ee ay dadka Deegaanka isku dayeen Dibadbaxyo ay kaga soo horjeedaan Daali baan,iyagoo ruxayey Calanka Qa ranka Afganistan.
Ciiddanka Daalibaan ayaa wada xiray magaala da Khost, iyadoo dhamaan dhaq dhaq aaqyada la mamnuu cay.
Waxayna sheegeen in Ujeedada Bandowga tah ay sidii looga hor tegi lahaa Rab shadaha horseedi kara Bililiqada
Dhinaca kale, Dagaalamayaasha Kooxda Daaliba an ayaa la shee gay inay Shalay togasho ku dile en 3 qof oo ku sugnaa Caasimadda Gobalka Kunaar ee Asadabaad ee dalka Afgani stan, kuw aasi oo wa tay Gaari uu ka dul babanayey Calan ka dalka Afg ani stan.
CARABTA OO U CARARAY ERDOGAN KADIB MARKII AY GALEEN GO'DOON SIYAASADEED
Kadib bilo wadaxaajoodyo sir ah, iyo wadahad allo taleefon oo heer sare, lataliya ha amniga qaran ka Imaaraadka Carabta Tahnoun bin Zayed al Nah yan ayaa Arba cadii Ankara kula kulmay ma daxw eyne Recep Tayyip Erdogan oo mar ay cadow u ara gtay Abu Dhabi.
Shantii sano ee ugu dambey say, Ankara ayaa si shaacsan ugu eedeyneysay Imaa raadka Cara bta in ay maalgeliyeen afgambigii fashilmay ee dalkaas ka dhacay 2016kii.
Hase yeeshee kulankii Arbaca da ayaa loo arkaa "bilowga waa cusub" oo u ba ryey xiriirka 2da dal, sida uu sarkaal sare oo Turk ish ah u sheegay Middle East Eye. Tu rkey ayaa kulankan u aragta talla abo muh iim ah. Tahnoun bin Za yed waa sarkaalka ugu sa rreeya Imaaraadka Carabta ee sirdoonka qa ran ka,arrimaha xasaasiga ah ee siyaasadda arrim aha dbibedda, iyo qorshayaasha sirta ah.
Sidoo kale, wuxuu ku hooyo yahay madaxwey ne Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, wuxuu na ku hooyo iyo ku aabbe yahay dhaxalsugaha Abu Dhabi Sheikh Moh ammed bin Zayed Al Nahyan.
"Waxaan awood u yeelan doonnaa inaan la ku lanno Mohamed bin Zayed maalmaha soo soc da," ayuu yiri Erdogan Arbac adii, isaga oo intaas ku daray in kulanka la diyaari yey kadib wadaha dallo ay yeesheen hay'adaha sirdonka 2da dal.
"Waxaan rajeynaa inaan xalin doonno dhibaatoo yinka gobolka, maadaama aan na hay dad isku dhaqan iyo isku diin ah."
"Kaligood ma horistaagi karaan Tehran," ayuu yiri sarkaal Turkish ah. "Aad ayeyu ga argagaxs an yihiin ka bixitaanka Mareykanka ee gobolka, waxay na dib u qiim eyna yaan mowqifyadooda."
Xiriirka Imaaraadka Carabta ee xulafadeeda u gu dhow ee Sacuudi Carabiya, ayaa si doo kale dhow aan xumaaday, ayada oo labada boqortoo yo ay ku loolamayaan inay soo jiitaan maalgashi ga shi sheeye, kuna kala tageen dagaalka musii bada ah ee Ye men.
Riyadh ayaa bishii tagtay mamnuucday u sa farka Imaaraadka Carabta, sababo la xiriira kii saska Coronavirus ee sare uga sii kacaya, tallaabad aas oo saraakiisha Turk ishka ay u arkeen mid siya asad ay ka dambeyso. Cayaar fog Imaaraadka Ca rabta ay aa shukaaminayey An ka ra tan iyo bilowgii sanadkan. Bishii Janaayo, wasiiru dowlihii hore ee Arrimaha Dibedda ee Ima araadka, Anwar Gargash ayaa soo jeediyey in xir iirka labada dal dib loo hagaajin karo.
"Wax dhibaato ah kuma qabno Turkey, sida arr imo xuduud iyo arrimo kale," ayuu yiri, isaga oo inta as ku daray in haddii Ankara ay joojiso taageerada ay siiso Ikhwaanul Muslimiin, ay labada dal saaxiibi karaan.
Imaaraadka ayaa ka dib fududeeyey cadaadiskii uu ku hayey ganacsatada Turkishka, waxayna dib u billaabeen duuliaadmyadii u dhaxeeyey Istanbul iyo Dubai iyo Abu Dhabi.
Turkey ayaa dhankoodana dhowaanahan qaad ay tallaabooyin ka dhan ah Ikhwa anul Musl imiin, oo ay ka mid tahay inay ka codsadeen tal eefishin ay mucaaradka Mas ar ku leeyihiin Turk ey inuu joojiyo barnaamij siyaasadeed caan ah, tallaabadaas oo ay soo dhoweeyeen Imaaraadka Carabta. Waqtigii ho re loo socon lahaa
Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in isaga iyo Thanoun bin Zayed ay dejiyeen qarii dad ay Imaa raadka maalgashi ugu sameysanayaan Tur key mustaqbalka.
Dhaqaalaha aan shidaalka aheyn ee Imaaraad ka Carabta ayaa sanadkii tegay hoos u dhacay 6%, sida uu sheegay sarkaal Turkish ah oo ru meysan in Abu Dhabi ay fursad dhaqaale ka ar agto Turkey, oo la filayo in dhaqaalaheeda uu sanadkan kobco 5%.
Qatar oo ah xulufada ugu weyn ee Turkey ay aa sidoo kale balaayin dollar ku maalgashatay dalka as. "Khilaafka ugu weyn ee la xiriira Ikhwaa nul Mus limiin waa uu dhintay hadda, sababtoo ah ma jirto meel ay hadda ka taliyaan," ayuu yiri sar kaal kale oo Turkish ah.
HOGGAMIYAHA DAALIBAAN OO AMRAY IN LA SII DAA YO MAXAABIISTA SIYASSADEED EE XIRAN
Hoggaaamiyaha Daalibaan, Hibatullaahi Akhun dzada waxa uu amar ku bixiyey in la sii wada daayo dhamaan Siyaas iyiinta ku xiran Xabsiyada dalkaasi.
Qoraal uu Afhayeenka Daaliba an, Qaari Yuusf Axmedi soo dhigay Bar tiisa Twi tterka waxa uu ku shaa ciy ey Amarka uu Hoggaamiyahooda ku bixiyey in lasii da ayo Siya siyiinta xir an, iyadoo Guddoomi yayaasha Gob alladda la amray inay si shroud la' aan ah u sii daayaan Maxabiista Siyaasadda ee dar ajadahoose iyo Xilalka sare hayey.
Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray in Maxa abiista la sii daynayo lagu wareejiyo Qoysaskoo da maalinta oo Jimcaha aheyd.
Maleeshiyada Daalibaan waxay bishan 15dii gu daha u galeen caasimadda dalkaasi ee Kabul, taasi oo soo dedejisay Burburka Dowladdii ay Maraykan ka taageerayeen. Qa bsashada Daalibaan ee Xukun ka Afganist an waxay sababtay inay Kumanaan qof ka baxsa daan dalkaasi, cabsi ay ka qabaan Xukunka Daa libaan.
AFAR DAL OO KA FAA'IIDAYA FASHILKA REER GALBEEDKA KA RAACAY DALKA AFGHANISTAN
an iyo markii ay koo xda taalibaan si buuxda u qabsadeen caasimada dalka afghanistan ee kabul, ayaa waxay dalal ba dan oo reer Galbeed ah iyo Mareykanku u kala cara reen sidii ay muwaadiniintooda u ga saari lahaayeen Afghanis tan.waxaa soo baxaya in dalal dhowr ah ay ka faa'iideysanayaan xukunka ay la wareegtay Taali baan, halka Mareykanka iyo xulufadiisu ay soo wajahday cabsi hor leh.
Dalalka ugu waaweyn ee xiligan la fahamsan ya hay inaysan ka walwalsaneyn in Taalibaan ay ga canta u gasho xukunka Afghanistan, islamarka ana xukunkeeda ka faa' iidaya ayaa waxa kamid ah; Ruushka, Shiinaha, Pakistan iyo Qatar.
Ruushka ayaa waxa uu toddobaadkan gudih iisa shaaciyey in wadahadalo u billowdeen Taali baan, sida lagu sheegay bayaan uu soo saaray wasiirka ar rimaha dib adda ee Ruushka. Sidoo kale waxa bayaank aas lagu sheegay in sababta aysan xiri irka u jareynin ay ta hay in Taali baan ay dalka qa bsadeen iyagoo aan iska ca abin kala kulmin Mareykanka, xulafadiisa iyo ciidama dii Afghanistan uu u tababaray.
Shiinaha ayaa sidoo kale xiligaan xoojinaya Taal ibaan iyo sharci ahaanshiy aha waxyaabaha ay sam eynayaan, iyada oo ay jirto in dad badan ay dhaliile en ficiladooda dhiirrigeliya argagaxisa da iyo cadaa dinta haweenka. Dowladda Shiinuha ayaa waxa kale oo ay noqo tay waddankii ugu horreeyey ee taageeray Taalib aan, kadib markii la ba toddobaad un ka hor mar kii was iirka arrimaha dibadda, Wang Yi, uu wafd iga Talib an ka socday ku soo dhoweeyay waqoo yiga Tianjin, xiligaas oo ay ku jireen marxalad ihii ugu dambeeyay ee xilka looga tuurayay dowladdii Afghanistan.
Sidoo kale, Pakistan ayaa ayadu laftigeeda soo dhaweysay qabsashada Taalibaan ee Afgha nistan, taasi oo uu R/wasaaraha Pakistan, Cim ran Khan uu ku macneeyay "in Afghanistan ay jeb isay, iskana sa artay silsiladihii addoonsiga, ka dib markii ay burbur tay dowladdii dalkaas."Wararka ayaa sheegaya in guusha Pakistan ay tahay mid ay dano gaar ah ka leedahay inkastoo ay saraak iisha dalkaas nukliyeer ka haysta ay bee niyeen arrintaas, waxaana la shee ga in dhaawaca Taalib aan ee muddadii 20 sano ah ayd lagu daweyn ji ray dalkeeda.
Geedi socodka nabadeynta Afghanistan ayaa wa xaa la rumeysan yahay in Qatar ay ka aheyd xubin muhiim ah, xili ay waday wadahadallo nab adeed oo dhexmarayay xukuumadii la riday yo Taalibaan.
Sidoo kale waxa la ruemysan yahay in Qatar ay si weyn u taageerto ururka Taalibaan, oo lagu til ma amay inay taageerto garabkooda siyaasadda, si ay u siiso aqoonsi caal ami ah, waxayna xiliga an noqon karta faa'iideystaha ugu horreeysa, Si kastaba, 4taan Dal ayaa noqonaya dalalka u gu waaweyn ee la fahamsan yahay inay ka faa' iidey san doonaan xukunka Taalibaan, ayaga oo galangal xoogan ku yeelanaya Afghanist an, xili ay kooxdu isu diyaarinayaan
inay ku dhawaaqdo inay dalkaas ku xukumayso sharecada Islaam ka.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip