Maqaallo

Geeska Afrika Iyo Imaaraadka! (Taariikh Iyo Tagtada)

0 Visits: 1000 | Wednesday March 14, 2018 - 23:26:40
Kadib markuu ciidankii Ingariiska ka baxay "east of Suez" 1971, afartan iyo shan sano ka dib waxay dowladda Emataarka u aragtay inay muhiimad u leedahay Suez canal iyo gacanka cadmeed tasoo kaliftay sababo badan oo ka mid ah kacdoonkii Carabta (Arab Spring in 2011) iyo xooga Milatarin ee Iraan…

Read More »

Maqaal: Wax badan ka ogoow daaha gadaashiis

0 Visits: 1035 | Tuesday March 13, 2018 - 20:13:29
Maalintii aan maqlay/arkay magaca shirkadda DP World ayaan raadiyay xog wal oo ku saabsan waxa ay waxani tahay, iyo sidoo kale dadka maamulaa waxa ay yihiin. Kolleyna badankiinnu i la mid baad ahaydeen. Haddaba sow ma aydaan helin xogtii aan maalmahaa helay ee ahayd, DP World asal ahaan in ay tahay…

Read More »

Maqaal: Imaaraatka iyo Turkey

0 Visits: 1098 | Tuesday March 13, 2018 - 09:05:05
Imaaraat ma aha dowlad dowlad kale doonnaysa in ay xiriir ama saameyn ku yeelato ee waa qoys hantida shacabka muddo iska dhuuqayay, haddana cabsi weyn ay ka heyso in ay ku soo kacaan shacabkoodi ay muddo dulminayeen. Waxba kama duwana boqortooyadii Geeddi Shaambow (Baabow) ee qarniyo ka hor Buurhakaba…

Read More »

Waa Bilaabatay !!!!! ( SOS).

0 Visits: 1075 | Thursday March 08, 2018 - 23:43:50
Aamin ama Ha Aaminin sidaan ayaa jirta, hana u qaadan iska hadal iyo kicin siyaasaded ee waa xaqiiq raad raac leh. Mar hore ayaa Sarkaal ka tirsan madaxda sirdoonka Sucuudigu Shir caalamiya ka yiri: Somaliya waa in la qayb qaybiyaa, kadibna laga dhigaa qayba ka mid ah wadamada deriska la ah , ugu yaraan…

Read More »

FTIINKII CAASIMADDA (Faallo)+Sawirro

0 Visits: 914 | Thursday March 08, 2018 - 22:48:30
Muqdisho waa astaanta midnimada iyo wadajirka ummadda soomaaliyeed waana hal-bowlaha horumarka iyo dib u soo kabashada qarankeenna iyo himilooyinka fog ee bulshadeena.

Read More »

Soomaaliya & doorashada 2020

0 Visits: 984 | Thursday March 08, 2018 - 22:05:36
Gogoldhig: Waxan u qaatay qalinka in an si kooban u dul_ istaago dalkeena iyo doorashooyinkii xoriyadii kedib ama kuwa la filayo 2020 ahmiyada ay shacabka ugu fadhiyaan,caqabadaha jiri karo ,talooyin isugu jira gogol_xaar,cadeymo iyo talaabooyin an looga maarmin in si_ mug leh ,qorshe wadajira loogu…

Read More »

Haweenka Somalida maanta dacwo ayaan ka ahay.

0 Visits: 1158 | Thursday March 08, 2018 - 09:39:38
A)-Haweenka somalidu caruurta ay dhalaan waxba kuma lahan miyaa?. Mar mar ayaad arkee in qoys dhaxdii uu ka dhaco maseyr ama khilaaf kale.waxaa xigta hooyadii qoyska oo iyada oo careysan leh kalmada aan dhibsaday ( ilma haaga heeyso) , anigu waan kaa tagayaa cideyda ayaan aadayaa ee caruurtaadu yeeyna…

Read More »

Adigu Ma istaqaan??.

0 Visits: 1059 | Sunday March 04, 2018 - 20:37:15
Qofkii aan aqoon shalaydiisa,ma yaqaan maantadiisa halka uu joogu, kaan maantadiisa aan aqoona ma yaqaan Berri halkuu u socdo.

Read More »

FALANQEYN: Dekadda Berbera Dowladda Federaalka ayaa Dayacday!!.

0 Visits: 1035 | Saturday March 03, 2018 - 17:40:34
Xukuumadda Dowlada Federaalka Soomaaliya ee ay hoggaamiyaan Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa leh masuuliyada ugu weyn ee hantida iyo ilaalinta xuquuqda shacabka Soomaaliyeed leeyihiin sida ku cad dastuurka ku meel gaarka ah ee dalka.

Read More »

Kenyatta,beryahayn muxuu ogyahay,ma madaxdaa siisay koobigii Furha dacwada badda NASASHADA JIMCAHA-Q.85aad

0 Visits: 1022 | Friday March 02, 2018 - 22:27:00
1-Nin ayaa xaaskiisii ku yiri: Shaqada dhib ayaa iga heysta,Xaaskii ayaa tiri: Macaane, ii sheeg,bacdamaa aan qoys nahay, qofkasta dhibkiisu waa kan kale dhibkiisa,waxa uu ku yiri:Macaanto waa runtaa, Dhibkeyku waa dhibkaaga , kaaguna waa keeyga…Macaanto, Xogheynteyda Xafiiska ayaa annaga qoyskena…

Read More »

Ar Annigaa, Dhiig Kar Ha Igu Riddin!!! Qore: Yahya Amir.

0 Visits: 955 | Wednesday February 28, 2018 - 11:38:10
Ar annigaa, dhiig kar ha igu riddin!!! Subaxaan waxaan raacay nin saaxiibkeey ah Md. Nur oo ah gancsade caan Ku ah magaalada xamar, waxaan tagnay xarun safaarad xamar Ku taal, oo baabuur uu ka gadayay.

Read More »

Xaniinya dhirir ma doonan,Qofnimana PhD ma doonto=Nasashada Jimcaha.Q-83aad.=

0 Visits: 1268 | Friday February 16, 2018 - 17:29:40
1-Wiil 7-sanno jir ah ayaa lagu soo eedeeyay fal kufsi ah. Gabar Qareen ah ayaa difaaceysay.Markii maxkamadda la keenay ayay cowradiisa dadka tustay iyada oo gacanta ku taabaneeysa kuna tiri: bal fiiriya,waxay leeyihiin waxbuu kufsady. Wiilkii yaraa ayaa ku yiri qareenadii: Ha taataaban ,hana nagu ruxruxin…

Read More »

Ethiopia's EPRDF accepts Desalegn's resignation, new PM in the offing Share

0 Visits: 967 | Friday February 16, 2018 - 14:31:09
A statement from the Ethiopian Embassy in the United Kingdom said the Ethiopia Peoples' Revolutionary Democratic Front (EPRDF) was due to hold a Congress at which Desalegn's successor will be named. "TheEPRDF, at its next congress, will democratically elect a new chairperson to replace him…

Read More »

Wabiga oo Maqaam Dastuuri ah loo sameeyo -Minan & Maqaam.

0 Visits: 1256 | Thursday February 15, 2018 - 09:55:30
Waxaa la soo jeediyay in Wabiga Maqaam Dastuuri ah loo sameeyo, si loo muujiyo in wabigu xayawaanka oo dhan uu ka dhexeeyo, iyo in qoraalka dastuurkana aan Yaxaaska lagala tashan.

Read More »

Dhacda Taariikheed kooban: 3-dii Shillin ee SYL.

0 Visits: 1002 | Thursday February 15, 2018 - 09:08:39
Isticmaarkii Ingriiska ayaa waxa uu soo jeediyay in xisbiyada gobanima doonka la diiwaan galiyo, isaga oo ka shakisnaa soo noqoshada Talyaanig.

Read More »

YAA DADKA DANAHOODA DARYEELA

0 Visits: 961 | Tuesday February 13, 2018 - 11:36:57
Maalmahaan Waxaa La Xusaa Sannad-Guuradi Ka Soo Wareeegtay Doorashadi Madaxweyne Farmaajo Waxaana Dadka Badankiisu U Arkeen In Horumar Lagu Tallaaabsaday Intey La Ekaataba. Dhacdo Kasta Ee Dal Soo Marta Ninba Si U Arag. Waxaa Jira Dad Aragtidoodu Ku Wajahan Tahay Meelo Aysan Dadku Badankiisu Arag Ama…

Read More »

Muwaadinkii Dalkiisa Qaribay ee Ajaanibku Ka soo gaadhay!!!= Qiso waddanka ka dhacday oo dareen xambaarsan!!=

0 Visits: 974 | Sunday February 11, 2018 - 16:07:19
Waxaanu safar shaqo ugu baxnay gobol ka mida gobalada dalka. Waxanu ka koobnayn 20qof iyo Hal qof oo ajaanib ah waxay gaadhay waqtigii braketime ka waqtigoo nagu yaraa waxaanu go,aan sanay inaan gaadiidka kusii dhex nusasaacayno labaatankii qof ee wadaniyiinta ahaa halmar ayay daaqadaha ka tuureen hadhaagii…

Read More »

Faa'iido Ceynkee Ah Baa Ku Jira Tirada Badnida Jaamacadaha Dalka?!!

1 Visits: 985 | Saturday February 10, 2018 - 13:38:57
Waxaa si xowli ah waqti kooban gudahiis waddanka u maansheeyay jaamacado. Toban sano gudahood waxaa lagu furay in ka badan boqol jaamacadood oo waddanka ku baahsan. Tartanka ku saabsan in jaamacad la furto ayaa gaaray heer hal dagmo oo Xamar ku taal laga furay 27 jaamacadood.

Read More »

AKHRISO:- Taariikhda Ciidanka Badda Soomaaliya!

0 Visits: 1262 | Saturday February 10, 2018 - 12:34:20
Maanta oo kale 1965, waa maalintii si rasmi ah loo aasaasay ciidanka badda Soomaaliyeed, laakiin sida aad ku arki doontaan warbixintan ciidanka badda waxaa uu jiray 15 sano ka hor xilligaas.

Read More »

Annaga Madaxdeena yaa kula taliyay 3 shey.. =NASASHADA JIMCAHA-Q.82aad.=

0 Visits: 1090 | Friday February 09, 2018 - 16:09:40
1-Laba mataana ah oo Uurka ku jira, ayaa midkood kii kale ku yiri: War dadka aduunka joogo fool xuma badanaa!. kii kale ayaa ku yiri: Maxaa ku tusay, welba aduunyada ma tagine?. Wuxuu ugu jawaabay, sow ma arag kan madow oo habeenkii noo soo gala, oo wajiga ka faruuran. Kii 2-aad ayaa yiri: weliba fool…

Read More »