Maqaallo

Dib u eegid soo yaalka taariikhda ( Jabhad & Guulwade).=Qormo Macluumaad badan xambaarsan)

0 Visits: 816 | Wednesday May 09, 2018 - 22:13:53
Aan kala faa'iideeysano, jiilka cusubna aan u faa'iideeyno, beentana aan ka dhaafno. Wax badan oo kacaanku qabtay ayaan hore ugu soo hadlay sida: Dugsiyada waxbarashada iyo Jaamacadaha ,Isbitaalada, wadooyin, warshado, Dayn bixin, Shaqa abuurid, waddooyin, Qarameeyntii Bangiyadii ajaanibtu laheyd,…

Read More »

Qof Fake ah & Shahaado Fake ah. (Qormo Xiiso leh)

0 Visits: 789 | Saturday May 05, 2018 - 19:57:08
Madaxweynihii hore ee Tanzania Mr. Julius Nyerere ayaa Somalia yimid Horaantii 1960aad –kii, markii uu dalkiisa ku noqday ayuu dadkiisa isagu yeeray meel fagaare ah kuna yiri: Noogu duceeya in Alla naga dhigu sidii somaalia: sida ay u medeysanyihiin, isagu duuban yihiin, isuna jecelyihii. Weyna ku…

Read More »

Xildhibaan ayaa yiri: waa la i nabayaa, weligey laaluush gacanteyda ma saarin Nasashada Jimcaha. Q- 94aad.

0 Visits: 837 | Friday May 04, 2018 - 19:37:11
1-Nin ayaa habeen hurdu la'aani ku dhacday oo sariirta marba dhinac isku rogayay. Xaaskiisii ayaa soo toostay oo ku tiri: maxaa kugu dhacay?. Waxa uu yiri: hurdo ayaa iga soo dhici la'. Waxay ku tiri: Ma rabtaa in aad si dhaqsi ah u hurdadu ?. Wuxuu yiri: Haa.

Read More »

Warqad Furan oo Ku socoto Madaxwynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

0 Visits: 790 | Tuesday May 01, 2018 - 10:06:55
WARQAD FURAN: Ku: Madaxwynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Farmaajo,

Read More »

Doorashadii Gudoomiyuhu waxay jiho cusub u ka xayanaysa siyaasada dalka Qormo Xiisa leh

0 Visits: 697 | Tuesday May 01, 2018 - 09:47:36
Laga soo bilaabo dowaldii Madaxweyne Cabdiqasim ee la soo dhisay sadnkii 2000 waxaa mar walba jiray khilaaf u dhaxeeya Baarlamaanka, Xukuumadda iyo Madaxweynaha, kuwaas sababi jiray in ay fadhiid noqdaan hay'adaha dowladda, waxaana laga dhaxli jiray khilaaf iyo kala qoqob soo kala dhex gala xildhibaanada…

Read More »

Qubuuraha Muuminiinta, maxaan u tagay- Halkaa???.

0 Visits: 835 | Monday April 30, 2018 - 18:31:20
Muslim ayaan ahay saddaxdaan qof Taariikhdoodana waxba kama aqaan, ilama haboona, laakin waajib ma ahan, waxaa laga yaabaa in ka badan inta aan ka aqaan in aad ka taqaanid, bal aan kala faa'iideysano.

Read More »

Lacag Ma Rabo. Q 7-aad. Yaa Dilay Siid Cali Maxamed oo ahaa Shufeerkii Ilaria Alpi?

0 Visits: 1008 | Sunday April 29, 2018 - 09:59:30
Yaa Dilay Siid Cali Maxamed oo ahaa Shufeerkii Ilaria Alpi? Sid Cali waxaan bartay markii iigu horeysay isaga oo ahaa Darawalkii Michel Micombero, Madaxweynihii hore ee dalka Burundi.( Fiiri Sawirka 1aad).

Read More »

Siyaasadeynta howlaha Bani'aadminimo & Aragtida Xeerka caalamiga ah ee Bani'aadminida

0 Visits: 711 | Thursday April 26, 2018 - 21:30:28
Argomento Di Studio:Xiridda Isbitaalka Sh. Zayed ee Muqdisho & Joojinta howlihii Bani'aadminimo ee uu bixinayey! Qalin Horaad: Maqaalkani waxa uu ku saabsan yahay muranka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Dowladda Imaaraadka Carabta, kaas oo si xun u saameeyey howlaha Insaanimo…

Read More »

Somali Original ah- Somali Copy ah-Somali Fake ah.

0 Visits: 872 | Wednesday April 25, 2018 - 11:00:38
Cilmiga psychology waxaa lagu bartaa hab-dhaqanka iyo dabeecadaha Qofka shakhsiga ahi uu leeyahay, cilmiga sociology waxaa lagu bartaa hab dhaqanka bulsho leedahay iyo dabeecadaheeda u gaarka ah.

Read More »

Lacag ma rabo- Qaybtii 6aad iyo Qormooyinkii Muwaadin Xaashi Cumar Xasan+Video

0 Visits: 718 | Sunday April 22, 2018 - 19:05:41
Ma rabo in aan hadalka kugu badiyo qaybtaan 6aad waxaad si faahfaahsan ugu ogaan doontaa, sababta Ciidamadii UNISOM iyo Raja soo Celinto u yimaadeen Somaliya, wixii laga filayay iyo dhibaatadii ay noo geeysteen.

Read More »

Ma dhaci kartaa in 9 Million Dollar oo adiga kuu socoto, aad qabato, kuna eedeyso sharci daro ayay igu soo gashay (Nasashada Jimcaha –Q.92aad).

0 Visits: 694 | Friday April 20, 2018 - 19:58:05
1-Nin degan xaafadda waaberi oo Calaq iyo Xashiish isticmaala, ayaa soo qaatay 400$ oo ahayd mushaarkiisii bisha, waana kala qorsheeyay , 200$ Marsuufka cidda, 100$ Kirada guriga, 100$ Xashiish & Calaq. Albaabka guriga ayaa waxaa u soo garaacay Boolis, waxa uu jeexjeexay 100$ ee uu ugu talagalay xashiishka,…

Read More »

Qof Somaliya ma ahay? Qaran ma ahay?=Faallo=

0 Visits: 868 | Tuesday April 17, 2018 - 10:33:11
Tuulada aan ku dhashay dadka maanta ku nool ma Soomaaliyaa? In ka badan 99.9% ma qabaan ID ( warqadda Aqoonsiga). Qofku waxa uu Somali ku yahay in uu yahay ina Hebel –Hebel, oo ah Reer hebel –kana sii ah reer hebel, kana sii ah Somali.

Read More »

Maqaal: Afka waa ka sheeganay, hayeeshee, dhaqan wanaaggii ayaan ku jabnay!

1 Visits: 751 | Monday April 16, 2018 - 09:28:08
Waxa aan ahayn 5 qof oo 3 ka mid ah ay ku soo noolaadeen waddamada galbeedka ugu yaraan 15 sano. Waxa aan dood dheer gelinay in aan is barbar dhigno dhaqanka galbeedka iyo kan muslimiinta maanta. Waxaa noo soo baxday in aysan jirin hal arin oo nolosha ka mid ah oo aan kula tatami karno.

Read More »

Akhristoow,Ha wada akhrin haddii aadan u bareeri Karin khatarta kugu soo socota adiga.Lacag ma Rabo-Q-4aad.

0 Visits: 873 | Sunday April 15, 2018 - 10:14:05
Waa tii iigu khatarta badneed welina khatar ku ah aniga & adigaba. Waana mid ka mid ah 4 tii sabab ee loo dilay gabadhii Ilaria Alpi ee wariye talyaaniga aheeyd 20/3/ 1994. 1-intii aan la dilin Ilaria Alpi ,2 sanno ka hor ,waxaan si ogaal la'aan ah wargeeys ugu qoray maqaal aan uga hadlayay Sunta…

Read More »

Jimcihii Murtida Sakhraamiinta.=Nasashada Jimcaha.Q-91aad.=

0 Visits: 829 | Sunday April 15, 2018 - 09:08:26
1-Saddax nin oo wada sakhraan ahaa, ayaa hamigooda ka hadlayay. Cumar ayaa yiri: Haddii aan caawa lacag heysan lahaa, dunida barkeed ayaan soo gadan lahaa. Xussen ayaa yiri: Aniguna haddaan lacag heeysan lahaa barka kaa haray ayaan oo gadan lahaa. Faarax ayaa yiri: Haye,haye, wallee caawa labadiinuba…

Read More »

Ogaaden Awoowgaa Alla gub. ( Cinwaanka haka caroon, waa caaradkii ee ciribta Aqri)

0 Visits: 970 | Thursday April 12, 2018 - 09:37:01
Dagaala badan ayaa Ingriiska iyo Somalida gaar ahaan Ogaadenka ku dhax maray Kismayo, waxaana lagu dilay saraakiil badan oo uu ka mid ahaa Mr. Aurther Jenner oo ay dileen ogadenku taariikhdu markii ay aheed 16/Nofembar/ 1900. Mr. Jenne oo loo xil saaray in uu xaliyo arrinta Ogaadenka oo dadka dilayay…

Read More »

Maxaa ka naqaanaa Max'ed Sh, Cusmaan Jawaari….!?

0 Visits: 769 | Tuesday April 10, 2018 - 15:22:47
Max'ed Sh, Cusmaan Jawaari waxaa uu ku dhashay degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose 7 bishii December sanadkii 1945. Marki uu dhameeyay waxbarashadda dugsiga sare waxaa uu haddana ka baxay jaamacadda Ummadda oo uu ka bartay cilmiga sharciga.

Read More »

Afarta Xuduudood ee Somaliya & Kenya.

0 Visits: 879 | Sunday April 08, 2018 - 21:06:51
Xuduuda: 1aad. Waa tan maanta ay Kenya nagu soo durjisay, oo ah Xagal ka soo bilaabanee Balad Xaawo, haddii aad fiiriso cilmiga Geometry-ga, xagal yar oo 10 degree ah, mar kasta oo aay sii fogaato waxaa sii fidaya baaxadda u dhaxeysa laba Xariiqtin "Line" ee salka isku haya.( fiiri Sawirka 1…

Read More »

Lacag Ma rabo: Sideen Xaashi isku baranay iyo 19-kii qof ee Talyaanigu Badda ku tuuray=Qaybtii 3-aad=

0 Visits: 912 | Saturday April 07, 2018 - 20:20:23
Araar. Akhristoow, qof weyn ayaan ahay, mana rabo in adiga oo aanan ku aqoon aan been kuu sheego, Aakhirana Allaah Hortiisa la igu weydiiyo dadkaan maxaad beenta ugu qortay. Aqristayaalow, waad ku mahadsan tihiin,Ducadiina ALLA ha ii aqbalo,Lakiin waxa aan sameyay geesinimo ma aheyn ,qayb ahaan waa…

Read More »

Lacag Ma Rabo: Dhibaatadii loo geystay wallaalkaa Aadan & Walaashaa Daahiro. Qaybtii -2aad

0 Visits: 867 | Saturday April 07, 2018 - 20:17:58
1-walaalkeen: Aden Abukar Cali.( Aadeey weershe). Ka hor intaan xiniinyaha koronto looga gubin, Adan waxa uu joogay magaalada jowhar,waxa uu ahaa nin miskiin ah oo dan yar ahaa, waxaa lagu soo eedeyay in uu fuq fuqsanayay biro duug ah si uu u iibsado,waxaa la geeyay xarunta Ciidanka Talyaaniga UNISOM…

Read More »