Sports News

Juventus iyo Napoli oo wada Doonaya ciyaaryahan James Rodriguez

0 Visits: 551 | Friday October 19, 2018 - 10:36:56
Kooxaha Juventus iyo Napoli ayaa soo bandhigay xiisaha ay u qabaan laacibka kooxda kubadda cagta ee Bayern Munich James Rodriguez. Sida ay daabacday majalada reer talyaani ee TuttoSport labadan kooxood ayaa diyaar u ah in ay ku dagaalamaan adeega laacibkan marka lagaaro suuqa jiilaalka.

Read More »

Zlatan Ibrahimovic oo a hadlay kulanka Milan Derby

0 Visits: 553 | Friday October 19, 2018 - 10:18:33
Weeraryahankii hore ee kooxaha Ac milan iyo Inter Milan Zlatan ibrahimovic ayaa ka hadlay kulanka dunida oo idil ay sugeeyso ee Milan Derby. Zlatan ayaa lagu xasuustaa in waqti barwaaqeesan uu kusoo qaatay labadan kooxood ee isku magaalada ah waxaana uu ka gaabsaday inuu saadaaliyo kooxda adkaan karta.

Read More »

Juventus oo kula biirtay Kooxaha Barcelona iyo Manchester City loolanka ciyaaryahan Mattchijs De ligt

0 Visits: 540 | Thursday October 18, 2018 - 11:57:11
Kooxda reer talyaani ee juventus ayaa Kula biirtay kooxaha Manchester city iyo Barcelona loolanka ciyaaryahanka difaaca ka ciyaara Matthijs De ligt. De light waa wiil curdun ah kaasi oo mustaqbal ifaayo ku dhex leh saxaaxada kubadda cagta waxaana uu haatan katirsan yahay kooxda reer Holand ee Ajax.

Read More »

Barcelona oo shaacisay Hal sabab uu Lionel Andreas Messi uu kaga dhaqaaqi karo kooxdiisa

0 Visits: 559 | Thursday October 18, 2018 - 11:23:53
Kooxda Kubadda cagta ee Barcelona ayaa shaacisay hal sabab uu Lionel Andreas Messi qaab bilaash ah uu ugu dhaqaaqi karo kooxdiisa. Kabtanka Barcelona Lionel Messi Hubanti waa mid kamid ah Xiddigaha ugu wanaagsan aduunka sidoo kale waa laacib hogaamiya xulka Argentina.

Read More »

Malcon oo laga doonayo horyaalka Talyaaniga

0 Visits: 613 | Wednesday October 17, 2018 - 18:51:15
Malcom ayaa Barcelona kusoo biiray suuqii kala iibsiga e xagaaga isaga oo mar ku dhawaaday in kubiiro kooxda kadhisan caasimadda talyaaniga ee Roma. 21-jirkan ayaana larajaynayay in uu wax badan kusoo kordhin doono weerarka kooxda kubadda cagta Barca, weeraryahanka reer Brazil ayaa kaliya 25-daqiiqo…

Read More »

Liverpool oo Afar ciyaaryahan kaga soo dhaawacmeen ciyaaraha qaramada iyo Klopp welwel wajahaya

0 Visits: 581 | Wednesday October 17, 2018 - 12:42:41
Waxaa maalmihii aynu kasoo gudubnay telefoonno is daba joog ah ay soo gaarayeen Macallin Jurgen Klopp kuwaasoo aanan war farxad leh soo gaarsiin dhegahiisa. Waddamada kala ah Egypt, Netherlands iyo Senegal ayaa ay kasoo gaareen warar u sheegaya inay dhaawacyo soo gaareen Mohamed Salah, Virgil Van Dijk…

Read More »

Barcelona mise Juventus? Pogba oo aqbalay inuu ku biiro kooxdiisa xigta!

0 Visits: 582 | Wednesday October 17, 2018 - 00:02:17
Laacibka kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa mustaqbalkiisa uu lulanayaa, waxaana sii kordheysa hadal heynta ku aaddan isku dhaca isaga iyo Jose Mourinho, kaasoo ka qaaday xilka Captain ku xigeen ee naadiga. Ku guuleystaha Koobka Adduunka ayaa aqbalay inuu ku biiro kooxda Barcelona isagoo la…

Read More »

Maxaa qabsaday Spain, England oo marti ahaanshahada ku xad gudubtay iyo rkoorradii laga diiwaan geliyay ciyaartii xalay!

0 Visits: 567 | Tuesday October 16, 2018 - 23:59:39
Mid ka mid ah ciyaarraha ay adagtahay in la sadaaliyo iyo natiijo naxdin ku ah qaranka Spanish-ka ayaa xalay ka dhalatay kullankii tartanka UEFA Nations League ee dhex maray Spain iyo England. Ingiriiska ayaa wacdaro ku dhigay dhiggiisa, weliba isagoo marti ah, waxaana natiijada ciyaarta ay meel u rideen…

Read More »

Ramos oo fal anshax xumo ah ah kula kacay garsoore Szymon Marciniak

0 Visits: 598 | Tuesday October 16, 2018 - 23:55:59
Laacibka kooxda Barcelona ee Sergio Busquets ayaa hadda dhexda kaga jira fadeexo kulul inkastoo uu goor dambe uu raalli gelin ka bixiyay. Buruburiyaha kooxda Barca ayaa ku sugnaa xaalad lagu cabbiri karo xanaaq, markii uu goolka labaad Spain u dhaalinayay Sergio Ramos, xilligaas oo uu garoosrka durba…

Read More »

Atletico Madrid oo bartilmaameed ka dhiganeysa laacib gadood ka ah Chelsea!

0 Visits: 586 | Tuesday October 16, 2018 - 23:25:54
Kooxda kubadda cagta ee Atletico Madrid ayaa diyaar u ah inay xagaaga soo aaddan si bilaash ah kusoo qaataan laacibka kooxda Chelsea ee Cesc Fabregas, sida ay wararku sheegayaan. Kubbad sameeyahan ayaa qanadaraaskiisu waxa uu dhacayaa bisha June ee soo aaddan, waxaana Diaro AS ay kasoo xiganeysaa Mirror…

Read More »

Italy oo si Dirqi ah kaga baxsatay Poland

0 Visits: 666 | Monday October 15, 2018 - 11:10:18
Xulka italy ayaa guul dirqi ah ka gaaray Dhigiisa Poland kulan katirsanaa tartanka UEFA Nations league. Labada Xul waxeey garoonka keeneen ciyaartooy awood leh inkastoo qeybtii koowaad ee kulankan lagu kala nastay barbaro goolal la,aan ah.Qeybtii labaad ee ciyaarta Xulka Azzuri ayaa si ka wanaagsan…

Read More »

Juventus oo dooneysa soo qaadashada Flobka Kooxda Bayern Munich

0 Visits: 613 | Monday October 15, 2018 - 10:50:27
Kooxda Juventus ayaa damacsan soo qaadashada flopka Naadiga Bayern Munich ciyaaryahan Renato Sanchez. Renato Sanchez ayaa kamid ahaa safkii xulka Portugal ka saaciday ku guuleeysiga Koobka qaramada yurub sanadkii 2016. Xiddigan ayaa noqday mid ku fashilma garoonka Alianza Arena tan iyo markii uu kusoo…

Read More »

Wasaaradda Cayaaraha oo shaacisay qorshaha Kooxda Qurba Joogta Soomaalida ee Todobaadkan dalka ku soo wajahan.

0 Visits: 622 | Monday October 15, 2018 - 09:21:21
Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha dalka Soomaaliya iyo xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa si wada jir ah u shaaciyay qorshaha loogu talagalay Kooxda kubbadda cagta ee ururka dhaqanka iyo Isboortiga ee qurba joogta Soomaalida (Somali Diaspora cultural and sports Association) oo todobaadkan soo…

Read More »

Luke Shaw oo qandaraas waqti dheer ah u saxiixaya kooxdiisa Manchester United

0 Visits: 628 | Sunday October 14, 2018 - 19:18:56
Daafacan heerka caalami ee reer England ayaysan isku wanaagsaneen tababraha kooxda Old Trafford Jose Mourinho kaas oo xidigan ku dhaleeceeyay dadka hortooda.

Read More »

Muxuu damacsan yahay goolhaye David De Gae madaama £375,000 mushaar ah uu diidan yahay todobaad walbo

0 Visits: 609 | Sunday October 14, 2018 - 19:15:28
Kooxda Man United ayaa quus ka taagan qaabkii ay heshiis cusub kaga saxiixi laheyd goolhaye David De Gae kaasi oo qandaraaskiisa ku egyahay dhamaadka xili cayaareedkan.

Read More »

Chelsea oo £20M ku dooneyso xidig Juventus saxiixiisa qal qaalo ugu jirto

0 Visits: 650 | Sunday October 14, 2018 - 18:55:33
The Sun ayaa qortay in kooxda Chelsea ay diyaarisay dalab £20m inay kusoo qaadato bisha Janaayo cayaaryahan Juventus qal qaalo ugu jirto saxiixiisa. Sandro Tonali oo khadka dhexe kaga cayaaro naadiga Brescia ayuu macalin Sarri ka dalbaday maamulka Chelsea in bisha Janaayo loo soo gacan galiyo madaama…

Read More »

Thierry Henry oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda AS Monaco

0 Visits: 627 | Saturday October 13, 2018 - 23:50:03
Kooxda kubadda cagta AS Monaco ee ka ciyaarta horyaalka Ligue 1-ka dalka France ayaa si rasmi ah tababaraheeda cusub ugu magacawday xidigii hore ee Arsenal iyo Barcelona Thierry Henry. Henry aya kooxda Monaco usoo ciyaaray waqtigis dhallinyaranimada kahor inta uusan sannadii 2001 kubiirin kooxda uu…

Read More »

Fadeexad: PSG oo ay ku socto baaris kullan is-daba-marsiin ciyaartii Red Star ee UCL-ga

0 Visits: 608 | Saturday October 13, 2018 - 23:47:13
Xeer-ilaaliyeyaasha dhaqaalaha France ayaa baaritaan ku wada kullankii ay Paris Saint-Germain la ciyaartay kooxda Red Star Belgarde ee ka tirsanaa tartanka Champions League. Majaladda France kasoo baxdaL'Equipe ayaa werrineysa in sargaal ka tirsan Red Star looga shakisanyahay inuu qamaar dhigtay…

Read More »

UEFA Nations League: Hordhaca kullanka Netherlands vs Germany

0 Visits: 663 | Saturday October 13, 2018 - 23:45:14
Xulka qaranka Netherlands ayaa raadinaya guushiisii ugu horreysay ebid uu ka gaaro tartanka UEFA Nations League maadaama Holland kullankoodii koowaad ee tartankan waxaa guuldarro 2-1 ah u saarisay France, balse bandhiiggooda wacan ee ciyaartaas sameeyeen ayaa kalsooni badan gelisay Macallin Ronald Koeman.…

Read More »

Antonio Griezmann oo sheegay Laacibka u Qalmo Sanadkan jaa,izada Ballon D'or

0 Visits: 604 | Wednesday October 10, 2018 - 09:17:20
Laacibka Kooxda Atletico Madrid weerarka ugu ciyaara Antonio Griezmann ayaa sheegay in ciyaaryahan u dhashay xulka France uu u qalmo abaalmarinta Ballon D'or. Antonio Grierzmann ayaa aaminsan in sanadkan laacibka ugu wanaagsan aduunka uu ku guuleeysan doono ciyaaryahan u dhashay wadanka France.

Read More »