Zlatan Ibrahimovic oo a hadlay kulanka Milan Derby

0
Friday October 19, 2018 - 10:18:33 in Wararka by
  • Visits: 556
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Zlatan Ibrahimovic oo a hadlay kulanka Milan Derby

    Weeraryahankii hore ee kooxaha Ac milan iyo Inter Milan Zlatan ibrahimovic ayaa ka hadlay kulanka dunida oo idil ay sugeeyso ee Milan Derby. Zlatan ayaa lagu xasuustaa in waqti barwaaqeesan uu kusoo qaatay labadan kooxood ee isku magaalada ah waxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahankii hore ee kooxaha Ac milan iyo Inter Milan Zlatan ibrahimovic ayaa ka hadlay kulanka dunida oo idil ay sugeeyso ee Milan Derby. Zlatan ayaa lagu xasuustaa in waqti barwaaqeesan uu kusoo qaatay labadan kooxood ee isku magaalada ah waxaana uu ka gaabsaday inuu saadaaliyo kooxda adkaan karta.

Sikastaba kabtankii hore ee Xulka Swedan ayaa wareeysi siiyay Sky Sports waxaana uu yiri,” Kulamkan waa mid cajiib ah. Ciyaaryahan ahaan iyo taageero ahaan labadaba.”

” waxaan rajeenayaa inaan daawan doono kulan wanaagsan dadkuna ay ku raaxeestaan. Waxaan filayaa in kooxda wanaagsan ay guuleeysan doonto, labada kooxood waxaan u rajeenayaa nasiib wanaagsan.” Ayuu hadalkiisa kusoo afjaray Ibrahimovic.

Xiddigan ayaa haatan kamid ah ciyaartooyda ugu wanaagsan ee ka ciyaarta Horyaalka wadanka Mareekanka iyo Kooxda LA Galaxy.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip