Wararka

Diyaaradda Kenya Airways oo maanta duulimaad ka bilaabeysa Muqdisho

0 Visits: 212 | Tuesday December 18, 2018 - 21:48:21
Diyaaradda Kenya Airways ayaa shaaca ka qaaday inay maanta duulimaad toos ah ka bilaabi doono garoonka diyaaradaha Muqdisho, kaddib markii labo jeer oo hore dib u dhac ku timid.

Read More »

Faah Faahin:-Dagaal Caawa Ka Dhacay Saldhigga Yaaqshiid

0 Visits: 240 | Tuesday December 18, 2018 - 21:37:58
Waxaa caawa Kooxo hubeysan salaadii maqrib kadib weerar ay ku qaadeen Saldhiga Booliska Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Dhageyso:-RW Hore Cali Maxamed Geedi"Dowladnimo Xoog Ayay Ku Timaadaa,Xoog Ayaana Lagu Ilaalinayaa"

0 Visits: 241 | Tuesday December 18, 2018 - 21:25:46
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Dowladii KMG aheyd Cali Maxamed Geedi ayaa si kulul u dhaliilay dadka mucaaradka ku ah dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in si loo helo dowladnimo dhib farabadan iyo tuugmo loosoo maray hayeeshee hadda kadib aan la geli doonin tuugmo oo xoog lagu keeni doono"

Read More »

Jose Mourinho oo laga eryay shaqada Tababarnimo ee Kooxda Manchester United

0 Visits: 598 | Tuesday December 18, 2018 - 21:22:09
Kooxda Manchester United ayaa ku dhawaaqday inay shaqada Tababarnimo ka ceyrisay Jose Mourinho, kaddib guuldaradii Axadii la soo dhaafay ay Kooxda ka soo gaartay Liverpool. Maamulka Kooxda Man United ayaa go'aansaday inay ceyriyaan Mourinho oo qaab ciyaareed liita ku bilowday xilligan.

Read More »

Haweeneey u dhalatay Dalka Yemen oo loo diiday inay booqato Wiilkeeda oo ku xanuunsanaya Mareykanka

0 Visits: 240 | Tuesday December 18, 2018 - 12:57:45
Washington-(SONNA)- Ehellada Haweeyey Yemaniyad ah oo uu Wiiilkeeda ku xanuusanayo Isbitaal ku yaal Gobolka Kaliforniya ee Dalka Maryeykanka ayaa la sheegay in Dowlada Mareykanka ay u diidday Fiisaha Dal ku galka, si ay u booqato Wiilkeeda . Qoyska Haweynadan ayaa caddeeyay in tallaabadaasi ay la xiriirto…

Read More »

ACHPR: Reflections on the 63rd Ordinary Session of the African Commission on Human and Peoples Rights

0 Visits: 520 | Tuesday December 18, 2018 - 12:48:59
This year, as we commemorate 70 years of the Universal Declaration of Human Rights (UDHR) and 20 years of the UN Declaration on the Right and Responsibility of Individuals, Groups and Organs of Society to Promote and Protect Universally Recognized Human Rights and Fundamental Freedoms; we take stock…

Read More »

Akhriso:-Al-shaabaab oo Dilay 12-askari oo Ka Tirsanaa Ciidamada Ethopia

0 Visits: 253 | Tuesday December 18, 2018 - 12:20:14
Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Ethopia iyo Xarakadda Al-shabaab oo ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool ee Koonfurta dalka Soomaaliya.

Read More »

A Texas Elementary School Speech Pathologist Refused to Sign a Pro-Israel Oath, Now Mandatory in Many States — so She Lost Her Job

0 Visits: 542 | Tuesday December 18, 2018 - 12:12:27
The child language specialist, Bahia Amawi, is a U.S. citizen who received a master's degree in speech pathology in 1999 and, since then, has specialized in evaluations for young children with language difficulties (see video below). Amawi was born in Austria and has lived in the U.S. for the last…

Read More »

Heshiiskii xabad joojinta Yemen oo burburay

0 Visits: 254 | Tuesday December 18, 2018 - 12:06:42
Warbaahinta dalka Yemen ayaa shaacisay in Heshiiskii xabad joojinta ahaa ay kala saxiixdeen dhinacyada ku dagaallamaya dalka Yemen uu burburay daqiiqado un ka hor inta aanan la gaarin wakhtigii kama dambaysta aheyd ee laga filayay inay dhaqangeliyaan. Kooxda Xuutiyiinta iyo dowladda oo ah Dhinacyada…

Read More »

Axmed Madoobe oo Gaarisa kulan qarsoodi ah kula qaatay Siyaasiyiin Kenyan

0 Visits: 215 | Tuesday December 18, 2018 - 12:03:54
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe),ayaa kulan qarsoodi ah magaalada Gaarisa kula qaatay hoggaamiyayaasha maamulka Gobolka Waqooyi Bari.

Read More »

Dagaal culus oo ka dhacay gobolka Bakool

0 Visits: 253 | Tuesday December 18, 2018 - 12:01:33
Dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Itoobiya ee ku sugan gobolka Bakool iyo dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa degaanada Rabdhuurre iyo Buurdhuxulle, waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Read More »

Xildhibaan Xidig: Waxaan rajo ka qabnaa in Khilaafka la soo afjaro

0 Visits: 287 | Tuesday December 18, 2018 - 11:58:12
Xildhibaan C/rashiid Xidig oo ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya, sidoo kalena ka mid ah Xildhibaanada wada dadaalada nabadeed ee xal u helida Khilaafka ka dhashay Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Farmaajo, ayaa wuxuu ka hadlay kulankii xalay dhexmaray Gudoomiyaha Baarlamaanka & Ra'iisul Wasaaraha…

Read More »

Madaxweyne Gaas oo Markii Labaad isku taagay xilka Madaxweynaha Puntland

0 Visits: 235 | Tuesday December 18, 2018 - 11:51:48
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland kaga dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxtinimadda maamulka Puntland. Madaxweyne Gaas ayaa la doortay 8 Bishii Koowaad ee Sanadkii 2014 Kii, waxaana xilka Madaxtinimadda Puntland uu…

Read More »

Dhageyso:-Khilaaf Weli Ka Dhex-Taagan Madaxda Gobolka Hiiraan

0 Visits: 236 | Tuesday December 18, 2018 - 11:47:19
Waxaa weli taagan khilaafka u dhaxeeya Madaxda sare ee Maamulka Gobolka Hiiraan,waxaana weli jirin cid weli ku guuleysato inay xal ka gaarto kilaafkaas.

Read More »

Ciidamada amniga Baydhabo oo heegan Buuxa la geliyay.

0 Visits: 255 | Tuesday December 18, 2018 - 11:44:24
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay sheegayaan inuu ka socdo diyaar garowgii ugu dambeeyay ee loogu jiro qabashada doorashada madaxtinimo ee Koofur galbeed oo birito ka dhaceyso magaaladaasi. Saaka waxaa magaalada laga daremayaa howlgalo dhanka amniga oo aad loo adkeeyay, iyadoona ciidamada…

Read More »

Itoobiya oo Qunsul cusub u Magacowday Somaliland

0 Visits: 284 | Tuesday December 18, 2018 - 11:30:21
Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka Itoobiya ayaa xilka ka qaaday Qunsulkii dowladda Itoobiya u joogay Somaliland, waxaana ay soo Magacowday Qunsul cusub oo loogu tala galay in uu ka shaqeeyo xiriirka Somaliland iyo dowladda Itoobiya.

Read More »

Zidane oo loo magacaabi doono macalinka Manchester United

0 Visits: 654 | Tuesday December 18, 2018 - 11:27:03
Macalinka Kooxda Manchester United Jose ayaa qarka u saaran in laga ceyriyo shaqada kooxda Kadib marki uu guuldaro qaraar ka soo qaatay dhigiisa Liverpool. Macalinki Hore ee kooxda Chelsea ayaa marxalad adag ku qaadanaayo Kooxda United Xilli ciyaareedkaan Isagoo xakameen waayay qolka labiska ee kooxda…

Read More »

DHAGEYSO: Madaxweynaha Jabuuti oo walaac ka muujiyay Isbedellada Geeska Afrika

0 Visits: 264 | Tuesday December 18, 2018 - 11:24:18
Ismaaciil Cumar GeelleMadaxweynaha Jabuuti ayaa walaac xooggan ka muujiyay is-bedellada ka socda Geeska Afrika, isagoo ku taliyay in la dhawro dalalka gobolka, islamarkaana Umadda gobolka ay leeyihiin Ururo ka shaqeeya Isdhexgalka. Madaxweyne Geelle waxaa uu sheegay inuu soo dhaweynayo isbedellada ka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 18-KA DICEMBAR 2018-KA

0 Visits: 457 | Tuesday December 18, 2018 - 10:26:19
RA'IISUL WASAARE KHEYRE OO CABDI AADAN HOOSOW U MAGACAABAY WASIIRKA HOWLAHA GUUD Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wareegto uu shalay soo saaray waxaa uu ku magacaabay xilka Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska, maalin kaddib markii uu xilkaas iska casilay C/fataax Ibraahim…

Read More »

Nin Somali Ah Oo Lagu Eedeeyay In Uu Qarxin Lahaa Kaniisadda Ugu Weyn Talyaaniga Oo La Xiray

0 Visits: 325 | Tuesday December 18, 2018 - 07:49:04
Nin Somali ah ayaa waxa bishan December 13-dii lagu qabtay magaalladda Baari ee Koonfurta dalka Talyaaniga, kadib, markii ay Ciiddanka Khaaska ee La-dagaalanka Maafiyadda iyo Argagixisadda e edalka Talyaaniga ee loo yaqaano DDA ka duubeen Cod Telefoon isagoo dad kale la hadlayey, kuna baaqayey in miinooyin…

Read More »