Wararka

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii labaad ee ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 671 | Saturday December 22, 2018 - 20:24:39
Qarax labaad oo aad u xooggan ayaa mar kale ka dhacay magaalada Muqdisho, gaariga ayaa ku qarxay agagaarka Daljirka Dahsoon, waxaa uu ahaa gaari goobta la dhigay oo ciidamada amniga ka shakiyeen.

Read More »

Sawirro:-Hay'adda Dambi Baarista Oo Soo Bandhigtay Dad Ku Howlanaa Sameynta Dukumintiyo Been Abuur Ah

0 Visits: 360 | Saturday December 22, 2018 - 11:49:48
Taliska hay'adda dambi baarista CID-da ayaa maanta soo bandhigay qalab iyo dad ku howlanaa sameynta Dukumintiyo been abuur ah. Dadkan iyo qalabka ay isticmaalayeen ayaa waxaa Warbaahinta loogu soo bandhogay xarunta CID-da ee magaalada Muqdisho. Taliyaha hoggaanka dambi baarista CID-da Bishaar Abshir…

Read More »

C/wali Gaas oo Lagu Eedeeyay Inuu Adeegsanayo Awoodii Dawladda Dhexe+Dhageyso

0 Visits: 317 | Saturday December 22, 2018 - 11:40:36
Musharax Madaxweyne Puntland C/samad Maxamed Gallan,ayaa eedeen u jeediyay Madaxweynaha waqtigiisu uu dhaamaday ee Maamulka Puntland Dr C/wali Maxamed Cali (Gaas).

Read More »

Madaxweyne Trump miyuu ku fashilmay dhisida darbiga xuduuda ?

0 Visits: 266 | Saturday December 22, 2018 - 11:29:48
Warar soo baxaya ayaa tibaaxaya in madaxweynaha Mareykanka uu saacadaha ina soo aadan uu shaacin doono in uu ku fashilmay dhisida darbiga xuduuda Mexico oo uu doorashada ku galay.

Read More »

Muqdisho : Mas'uuliyiin iyo Aqoonyahanno ka qeybgalay Dood ku saabsan isbadallada Geeska Africa

0 Visits: 421 | Saturday December 22, 2018 - 11:03:28
Dooddan oo ay kaqayb-galeen ilaa 100 qof oo isugu jira Barayaal wax ka dhiga Jaamacado kala duwan, Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo culimada diinta ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Xarunta Xayaat ee tababarada hoggaamineed iyo cilmibaarista ee magaalada Muqdisho. Aqoon yahanka kaqayb-galay doodda ayaa si weyn…

Read More »

Maxkamadda Ciidamada oo min Shan sano ku xukuntay Askari & nin shacab

0 Visits: 259 | Saturday December 22, 2018 - 10:58:14
Dable Xoogga Bashiir Muxudiin Jiinow iyo Xasan Maxamuud guure oo ah wada Mooto ayaa loo heystaa in ay dhac u geysan jireen Ardayda Soomaaliyeed kuwooda u soo aada jaamacadaha qeyba kamid ah degmada Hodan ee gobalka Banaadir gaar ahaan agagaarka Seybiyaano.

Read More »

Al-Shabaab Oo Shaaciyay Magaca & Wuxuu Qabanayay Ruux Xalay Lagu Dilay Muqdisho

0 Visits: 352 | Saturday December 22, 2018 - 10:46:19
War kasoo baxay Al shabaab ayaa lagu sheegtay masuuliyada dil xalay ka dhacay degmada Xamar Jajab ee Magaalada caasimada ah ee Muqdisho. "Ninkan la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Qaadir Cabdi waxa uuna ka mid ahaa Ergadii sida gaarka wax uga soo dooratay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya…

Read More »

Warar dheeri ah {Qaraxa 2aad ayaa lagu Bartilmaameedsaday Taalada Xaawo Taako ee Nawaaxiga Tiyaatarka qaranka}

0 Visits: 310 | Saturday December 22, 2018 - 10:32:51
iyadoo qarixii horena la sheegay in uu ka dhacay gudah tiyaatarka qaranka oo warka ay sheegayaan uu ka jiray barnaamijka isxilqaan ee lagu dayactirayey tiyaatarka qaranka hase yeeshee War deg deg ah oo imanka na soo gaaya ayaa sheegaya in qaraxa 2aad ee daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalda Muqdisho uu…

Read More »

DEG DEG: Qarax 2aad oo xooggan oo ka dhacay nus saac ka dib qaraxii hore M/Muqdisho

0 Visits: 325 | Saturday December 22, 2018 - 10:18:17
War Dedeg ah Qarax kale oo 2aad ayaa misna sidii kii hore u xooggan ayaa dhagaha dadweynaha soomaaliyeed ee dagan M/Muqdisho iyo hareeraheeda maqlayeen oo Goordhaw ka dhacay muqdisho .

Read More »

Sawirro:-Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Uganda Ka Jooga Somalia Oo Xilka La Wareegay

0 Visits: 262 | Saturday December 22, 2018 - 10:10:55
Taliyaha cusub ee Ciiddankaasi, oo lagu magacaabo Sarreeye GuutoMichael Kabanowaxa uu si rasmi ahaan xilka ugala wareegey Taliyihii hore ee Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Sarreeye GuutoPaul Lokech,kaasi oo dhamaystay waajibaadka Xilli-sannadeedka Taliyenimo, waana markii 2-aad ee…

Read More »

DEG DEG: Warar Dheeri ah Qaraxa oo ka Dhacay Tiyaatarka DAAWO SAIRRO KA MID AH QARAXA

0 Visits: 449 | Saturday December 22, 2018 - 10:02:09
Warar isa soo tarataya ayaa sheegaya in Qaraxa goor dhaw ka dhacay magaalda muqdisho lala beegsataday barkoontarool oo ku taala Afaafka hore ee Tiyaatarka Qaraxka Soomaaliyeed warka ayaa inmtaa raacinaya in qarax uu ahaa m id aad u ug weyn maqalkiisa lagana maqlayey dhamaan degmooyinka g. banaadir iyo…

Read More »

DEG DEG:-Qarax aad u Xooggan Oo Goordhow Ka Dhacay Magalada Muqdisho

0 Visits: 322 | Saturday December 22, 2018 - 09:44:23
Waxaa qadar daqiidao yar ah ka hor dhagaha dadka deggan Magaalda Muqdisho iyo hareeraheeda ay Maqlayeen Jug aad u xoog badan oo daryankleeda lala yaabay .

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AHSABTI 22-KA DICEMBAR 2018-KA

0 Visits: 618 | Saturday December 22, 2018 - 09:23:07
DUQA MUQDISHO OO LA KULMAY DUQA CAASIMADDA DALKA SWITZERLAND Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxma an Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa booqday Xarunta Dowladda Hoose ee magaalada Bern ee Caasimadda Dalka Switzerland. Duqa Caasimadda dalka Switzerland Md. Alec Von Graffenried…

Read More »

Wiil yar oo qalliin lagu sameeyey sababtay inuu madhaleys ku noqdo!

0 Visits: 302 | Saturday December 22, 2018 - 08:52:45
Qoyska wiilka yar ee qaliinka khaldan xiniinyaha looga sameyey oo laba jir ah waxay sheegeen qalliinka in loo rabay in cillad xiniinyaha lagu saxo balse wiilkooda qalliinka oo si khaldan loo sameeyey uu madhaleys uu ku noqday. Wiilkan yar cillad haysatay oo qalliinka uu ugu baahday ayaa waxay ahayd…

Read More »

Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa caasimadda dalka Switzerland (SAWIRRO)

0 Visits: 268 | Friday December 21, 2018 - 23:39:27
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa booqday Xarunta Dowladda Hoose ee magaalada Bern ee Caasimadda Dalka Switzerland.

Read More »

Itoobiya Oo Arrin Dhibaato Badan Lagu Qabay Xal U Heshay

0 Visits: 262 | Friday December 21, 2018 - 23:32:32
Markii ugu horreysay taariikhda dalka Itoobiya shacabka dalkaasi waxay helayaan qiimo dhimis dhanka isgaarsiinta ah gaar ahaan qiimaha telefoonada.

Read More »

Muuse Biixi iyo Mustafa Cagjar oo markii ugu horysay kulan xuduud ku saabsan ku yeeshay Tog-Wajaale

0 Visits: 299 | Friday December 21, 2018 - 23:22:46
Madaxweynayaasha maamulada Somaliland Muuse Biixi iyo madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa maanta ku kulmay magaalo xuduudeedka Tog-wajaale, gaar ahaan dhinaca Somaliland. Shirkan labada madaxweyne ayaa la sheegay inuu ahaa mid lagaga hadlayey is dhexgalka bulshada,…

Read More »

Faah-faahin;-Qarax Gaari oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho+Sawirro

0 Visits: 282 | Friday December 21, 2018 - 23:17:04
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax gaari lagu dhajiyay oo caawa ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaraxaan ayaa ka dhacay bar kontrool oo ku taalla Isgoyska dabka,halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka Tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya. Saraakiil ka Tirsan…

Read More »

Dowladda Turkiga oo ku biirtay dalalka daneeya xeebaha iyo Kalluunka Soomaaliya (Daawo)

0 Visits: 318 | Friday December 21, 2018 - 23:06:23
Waxaa sii kordhaya dalalka daneeya xeebaha dalka Soomaaliya, kuwaasi oo wufuud kala duwan u soo diray dalka si ay ugala xaajoodaan Dowladda Federaalka isla markaana ula galaan heshiisyo ku kacaya dhowr sanadood. Dowladda Turkiga ayaa iminka ku soo biirtay dalalka sida weyn u daneynaya xeebaha Soomaaliya…

Read More »

Faah faahin ka soo baxaysa duqeymo lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab

0 Visits: 312 | Friday December 21, 2018 - 22:01:35
Taliska Militariga Mareykanka ayaa war uu soo saaray kaga hadlya duqeymo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo dhawaan ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Shabeelada Hoose.

Read More »