
Warar dheeri ah {Qaraxa 2aad ayaa lagu Bartilmaameedsaday Taalada Xaawo Taako ee Nawaaxiga Tiyaatarka qaranka}
iyadoo qarixii horena la sheegay in uu ka dhacay gudah tiyaatarka qaranka oo warka ay sheegayaan uu ka jiray barnaamijka isxilqaan ee lagu dayactirayey tiyaatarka qaranka hase yeeshee War deg deg ah oo imanka na soo gaaya ayaa sheegaya in qaraxa 2aad ee daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalda Muqdisho uu ahaa mid isagan ka dhacay Taalada Xawio Taako oo aan ka fogeyn Tiyaartaka qaranka oo qaxii 1aad ee goor dhaw ka dhacay .
warak ayaa intaa raacinaya in xaaladda ay aad u cakiran tahay ka dib markii qaraxii 2aad uu saameyn weyn ku yeeshay in dad badan oo ku sugnaa taalada Xawo Taako iyo Hareeraheeda uu galaaftay waxaana jira mashqo weyn oo ka dhalatya qaraxyadaasi 2da ah ee goordhaw ka dhacay muqiosho.
wixii warar ah dheeri ah dib ayaan idinkugu soo gudnin doonaa isha allaah.
Warar dheeri ah {Qaraxa 2aad ayaa lagu Bartilmaameedsaday Taalada Xaawo Taako ee Nawaaxiga Tiyaatarka qaranka}
iyadoo qarixii horena la sheegay in uu ka dhacay gudah tiyaatarka qaranka oo warka ay sheegayaan uu ka jiray barnaamijka isxilqaan ee lagu dayactirayey tiyaatarka qaranka hase yeeshee War deg deg ah oo imanka na soo gaaya ayaa sheegaya in qaraxa 2a