Wararka

DHAGEYSO: Xildhibaan sheegay in madaxda dowladda ay la yimaadeen dhaqan cusub

0 Visits: 303 | Saturday January 12, 2019 - 10:36:36
Xildhibaan Faarax Shiikh Cabduqaadir oo kamid ah xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay bilaawday waxa uu ku tilmaamay weerar ceebeysi ah. Xildhibaanka ayaa sheegay in ay madaxda dowladda hada jirta ay la yimaadeen dhaqan ah ceebeyn, oo ay ceebeynayaan siyaasiyiinta…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 12-KA JANNAAYO 2018-KA

0 Visits: 614 | Saturday January 12, 2019 - 09:48:00
MAXAY TAHAY SABABTA UU HAKADKA UGU JIRO BIXINTA BAASABOORKA SOOMAALIGA? Iyadoo uu hakad ku jiro bixinta Baasaboorka Soomaaliga oo dadka si wayn uga cabanayaan muddooyinkii dambe, ayaa sababta keentay inuu hakad ku yimaado baasaboorka waxa ay tahay arrimo la xiriira Shirkadda Daabacda Baasaboorada Somaliya.…

Read More »

Somaliland seeks recognition by hosting naval bases

0 Visits: 597 | Saturday January 12, 2019 - 00:02:03
Last weekend, British Defense Secretary Gavin Williamson paid an unannounced visit to Somaliland and met with President Muse Bihi Abdi, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Yasin Hagi Mohamoud, and Defense Minister Essa Ahmed as well as Nuh Ismail Tani, top army general. In 1991,…

Read More »

Sanadguurada 11 Janaayo ee maalintii Hanoolaato iyo dilkii Xaawo Taako

0 Visits: 453 | Friday January 11, 2019 - 23:59:57
Qaybta Kowaad Jannaayo 1948 waxaa Soomaaliya yimid wafdi kasocda Afartii Dawladood oo ku Adkaaday dagaalkii Adduunweynaha ee labaad oo kala Ahaa :Ingiriiska, Mareeykanka, Ruushka iyo Faransiiska .waxaana magaalada Muqdishow ka dhacay dagaalkii Hannoolaato oo lagu Dilay Xaawo Taako.

Read More »

Qoraal iyo Guddi aan madax iyo Mijo midna lahayn ee ka soo baxay Xafiiska RW

0 Visits: 856 | Friday January 11, 2019 - 23:50:10
Waa arin fiican, waa mid lagu farxo, Waa mid mudan in lasoo dhaweeyo guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka uu RW DFS magacaabay. In guddi u howl galo ilaalinta iyo soo celinta Hantida Qaranka waa mid la sugaayay, waana abshir in maanta lasoo hadal qaado. Hase yeeshay Waddanka marxalado…

Read More »

The drone pilot whose maps are saving lives in Zanzibar

0 Visits: 675 | Friday January 11, 2019 - 23:40:04
Khadija Abdulla Ali is an unlikely drone pilot in the Tanzanian archipelago of Zanzibar. Conservatively dressed and from a traditional Muslim background, she is a member of the Zanzibar Mapping Initiative, which since its inception in 2016 has become a poster-child for how African nations can approach…

Read More »

Nigel Roberts oo lagu wado in loo magacaabo guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya

0 Visits: 449 | Friday January 11, 2019 - 23:34:23
Warar xogagaal ah oo an naga soo gaarayo ilo ku dhaw-dhaw wasaaradda maaliyadda ayaa sheegaya in Nigel Roberts loo magacaabidoono guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya. Arrintaan ayaa soo shaac baxday ka dib markii bishan Jan. 4teedii golaha wasiirada ay meel-mariyeensharciga ogolaanaya in qof ajinabi…

Read More »

Dhageyso:-Sheekh Kenyaawi Oo Ka Hadlay Muxaadaradii Dadka Ku Dhaawacmeen

0 Visits: 407 | Friday January 11, 2019 - 23:23:55
Sheekh Maxamed Sheekh ibraahim Kenyawi ayaa ka hadlay kulankii muxaadarada ahaa ee Galabta uu ku qaban lahaa Hoolka Sahal taas oo dib u dhacday kadib markii dad ka badan Hoolka ay goobta muxaadarada tageen. Isbuurashada dadka aawgeed ayaa Ciidamada ilaalada ka ah Hoolka Sahal rasaas ku fureen dadka…

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Geeriyooday

0 Visits: 295 | Friday January 11, 2019 - 23:21:27
Magalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya waxaa ku geeriyooday Allaha u Naxariistee xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Read More »

Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo la dhaawacay

0 Visits: 328 | Friday January 11, 2019 - 23:16:05
Agaasimaha guud ee wasaarada Caafimaad Somaliland, Dr Maxamed Cabdi Xargeeye ayaa ku dhaawacmay rasaas uu ku furey askari ka tirsan ciidamadda Militeriga Somaliland.

Read More »

Dhageyso:-Odayaal Kasoo Horjeestay Heshiisiinta Laba Beelood Oo Xabsiga La Dhigay

0 Visits: 328 | Friday January 11, 2019 - 23:09:16
Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay Odayaal ay dhawaan ku xireen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe,kuwaas oo la sheegay inay kasoo horjeesteen heshiis la dhex dhigayay laba Maleeshiyo beeleed.

Read More »

Xilliga ay ka dhaceyso doorashadda Baarlamaanka Somaliland oo la shaaciyay

0 Visits: 360 | Friday January 11, 2019 - 23:02:07
Xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa ku heshiiyay in doorashooyinka baarlamaanka iyo degaanka la qabto bisha November 2019ka, iyadoo doorashada ay qabanayaan guddida doorashooyinka ee hadda jooga.

Read More »

Doorashada Maamul Gobaleedyada iyo tan dowladda dhexe mexey isaga mid yihiin?=Nasashada Jimcaha. Q-152aad=

0 Visits: 861 | Friday January 11, 2019 - 22:31:51
1-Nin Cabtooy ah ayaa la weeydiiyay haddii Wiil iyo Gabar kaligood meel cidlo ah ey joogaan oo aan qofina arkeyn, kadibna iyaga oo wada Qaawan ey Wabiga iskula qubeystaan, kadibna ey kala tagaan iyaga oo xatta Jirkoodu uuna meel iska taabn, ka waran? . Cabtooygii ayaa yiri: Labadaas sheeydan kii la…

Read More »

Hantida Qaranka ee la iska qaato ma duugoowdaa waqti ahaan?

0 Visits: 799 | Friday January 11, 2019 - 22:18:36
Hantida Qaranka. Codsi. Adiga oo aan u qaadan Mucaaradnimo & Muxaafadnimo oo aan siyaasadeeyn iiga Jawaab su'aalahaan,si aan uga faa'iido aragtidaada.

Read More »

Faahfaahin ka soo baxaysa dad ku dhaawacmay muxaadaro lagu qabanayay magaalada Muqdisho

0 Visits: 336 | Friday January 11, 2019 - 21:44:16
Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan dad ku dhaawacmay muxaadaro lagu waday in gelinkii dambe ee maanta ay ka dhacdo Hotel ku yaal magaalada Muqdisho. Sheekh Maxamed Sheekh ibraahim Kenyawi ayaa la qorsheeyay inuu ku qabto muxaadaro hotel Sahal oo ku yaal magaalada Muqdisho,hase yeeshee…

Read More »

Xulufada Mareykanka oo billaabay inay kasoo baxaan Suuriya

0 Visits: 297 | Friday January 11, 2019 - 21:39:27
Isbaheysiga Mareykanka uu hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxda Daacish, ayaa billaabay hanaan ay uga soo baxayaan dalka Suuriya, sida uu maanta sheegay afhayeen u hadlay.

Read More »

Aqalka Sare oo soo xiray kalfadhigiisa 4aad, iyadoo uu hakaday wada shaqeyntii Golaha Shacabka

0 Visits: 318 | Friday January 11, 2019 - 21:35:59
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo xiray kalfadhigiisii afaraad ee soo socday, waxaana kalfadhiga lagu soo xiray qoraal ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha.

Read More »

Diyaaradda Drones ah oo qarxisay saldhig ay leeyihiin militariga Yemen

0 Visits: 333 | Friday January 11, 2019 - 21:30:50
Waxaa lagu soo warramaya in lix askari ay ku dhinteen duqeynta Drones-ka. Diyaaradda ayaa ku qaraxday saldhigga Al Anad oo ku yaalla gobolka koonfurta dhaca ee Lahj, halkaas oo ay taliyeyaasha ciidamada ay daawanayeen gaado ka ciyaar ay soo bandhigayeen ciidamada.

Read More »

AKHRISO: Wararkii ugu dambeeyay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 374 | Friday January 11, 2019 - 21:04:31
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banadir, Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa warbaahinta u sheegay in dabka uu baabi'iyay hanti badan oo ay laheyd ganacsatada isla markaasna ay xakameeyeen in dabka uu kusii fido guud ahaan Suuqa. Tuulax wuxuu sheegay in qeyb badan oo kamid ah Suuqa…

Read More »

Xasan Shuute oo Sheegay in Daacish ay Ka Helis badan Yihiin Al-shabaab!!!

0 Visits: 317 | Friday January 11, 2019 - 21:00:56
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute oo maanta la hadlayay Warbaahinta Dowladda ayaa ka hadlayay kiisaska ay Maxakamdda qabatay iyo cid halista badan Al-shabaab iyo Daacish.

Read More »