Wararka

Main road connecting Ethiopia to Djibouti blocked by protesters in Afar

0 Visits: 549 | Monday January 14, 2019 - 11:17:46
Protesters are demanding an end to what they said were violent incidents in the past several weeks perpetrated by armed men from the Somali Isa ethnic groups, which claimed the lives of many and caused property destruction, according to this blog. The road blockage is happening between the cities of…

Read More »

Trump threatens to 'devastate' Turkey's economy if they attack Kurds in Syria

0 Visits: 487 | Monday January 14, 2019 - 11:07:50
"Starting the long overdue pullout from Syria while hitting the little remaining ISIS territorial caliphate hard, and from many directions. Will attack again from existing nearby base if it reforms," the President tweeted on Sunday. He added, "Will devastate Turkey economically if they hit…

Read More »

Ethiopia army executing airstrikes against OLF in western Oromia

0 Visits: 493 | Monday January 14, 2019 - 11:04:08
The Addis Standard portal cited an unnamed military source as confirming the air strikes in Qellem Wellega and surrounding areas. The portal quoted the source as saying the strikes were targeted at "military camps run by the OLA," in reference to the Oromo Liberation Army, the armed wing of…

Read More »

XOG: Maxaad Ka Ogtahay Xisbiga Uu Ku Biiray Xildhibaan C/Llaahi Maxamed Nuur Oo Dhowaan Ka Baxay Xisbiga Xasan Sheikh?

0 Visits: 472 | Monday January 14, 2019 - 11:00:38
Warar hoose oo ay heleyso Shabakadda Shaaciye.com ayaa sheegaya in Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo dhowaan isaga baxay Xisbiga Midowga Nabada iyo Horumarka ee (UPD) oo uu xubin fir fircoon ka ahaa ayaa la sheegayaa inuu heshiis hoos la saxiixday Xisbiga HIMILO oo uu hoggaamiye ka yahay madaxweynihii…

Read More »

Akhriso: Xeerka R/Wasaaraha u gudbiyay Baarlamaanka ee Xulida Guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe

0 Visits: 288 | Monday January 14, 2019 - 10:54:43
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Golaha Shacabka u gudbiyay Xeerka Maamul ee Xulida Guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe, kaasoo horay Golaha Wasiirada isugu raaceen.

Read More »

Al-Shabaab oo ku dilay degmada Bu'aale Sarkaal ka tirsan Daacish

0 Visits: 323 | Monday January 14, 2019 - 10:41:40
Al-Shabaab ayaa Axaddii la soo dhaafay ku dileen degmada Bu'aale ee Gobolka Jubadda Dhexe Sarkaal ka tirsan Daacish. Sida ay sheegayaan wararka Sarkaalkan la dilay ayaa lagu magacaabayay Yaxya Xaaji Fiile oo loo yaqaano Abuu Zakariye, waxaa lagu dilay goob lagu shaaho oo uu fadhiyay. Wararka ayaa…

Read More »

Sawirro:-Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida Oo Xukunno Kala Duwan Ridday

0 Visits: 283 | Monday January 14, 2019 - 10:35:47
Sedax Alifle Booliis. Cali Mahdi Maxamed iyo Tahliil Cali Maxamed ayaa loo xiray dilka Marxuum Ex Kormeera Sedaxaad Booliis. Xasan Aadan Ibraahim, dilkaasi oo ka dhacay gudaha Saldhigga degmada Hilwaa ee gobalka Banaadir 13-10-aaad sandkii tegay. Sedax Alifle Boliis. Cali Mahdi Maxamed ayaa loo heystaa…

Read More »

Maamulka Jubbaland Oo Sameeyay Magacaabis Cusub (Wareegto)

0 Visits: 255 | Monday January 14, 2019 - 10:28:26
Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa taliye Cusub oo dhinaca Amniga ah u Magacaabay degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Wareegto kasoo baxday Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlad goboleedka Jubbaland Janeraal Aaden Koojaar ayaa Gaashaanle dhexe Siyaad Macalin Bashiir loogu…

Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta ka doodaya Wax ka bedelka Xeerka Bangiga Dhexe

0 Visits: 302 | Monday January 14, 2019 - 10:19:26
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta oo Isniin ah kulan yeelanaya, kaddib markii uu baaqday kulankii Sabtidii la soo dhaafay.

Read More »

Mareykanka oo u goodiyay Turkiga

0 Visits: 326 | Monday January 14, 2019 - 10:15:09
Madaxweynaha mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay inuu burburin doono dhaqaalaha Turkiga waa haddii Turkiga uu weerar ku qaado xoggaga Kurdiyiinta ee ka dagaallama dalka Suuriya kaddib markii Mareykanka uu bilaabay qorshe uu ciidamadiisa kaga soo saarayoo dalka Suuriya.

Read More »

Qoys Si Layaab Leh Askari ka Tirsan Dowladda Ugu Gacan Galiyay Shabaab+Dhageyso

0 Visits: 284 | Monday January 14, 2019 - 10:08:31
Wararka ka imaanaya Magaaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in qoys ku dhaqan Xaafadda Holwadaag ee Magaaladaas loo xiray shirqool askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ugu gacan galiyeen Xarakadda Al-shabaab.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ISNIIN 14-KA JANNAAYO 2019-KA

0 Visits: 516 | Monday January 14, 2019 - 09:52:39
MADAXWEYNE DENI OO MAANTA XILKA LA WAREEGAYA Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo ku xi-geenkiisa Axmed Cilmi Kar-aash ayaa maanta lagu wa-ddaa in ay xilka si rasmi ah ula wareegaan. Qabanqaabadda la waree-gitaanka xilka ayaa Saaka ka socota Magaalada Garo-we, waxaana…

Read More »

Museveni pushes team to launch Uganda Airlines

0 Visits: 586 | Monday January 14, 2019 - 00:10:23
Sources say President Museveni called for a meeting in an attempt to heal a widening rift between the airline's interim board and the implementation team as it is stalling progress. Initially slated to launch in April, the carrier's start date has now been pushed to June, after key milestones…

Read More »

Sudan protesters urge Darfur demos as new rallies planned

0 Visits: 545 | Monday January 14, 2019 - 00:08:08
Protests that erupted in the provinces on December 19 after the government tripled the price of bread have escalated into nationwide anti-government rallies, with demonstrators calling for President Omar al-Bashir to resign. UPRISING Authorities say at least 24 people have died in the protests, while…

Read More »

White House asked for options to strike Iran: WSJ

0 Visits: 782 | Monday January 14, 2019 - 00:05:34
The request by the National Security Council, which is led by John Bolton, sparked deep concern among Pentagon and State Department officials, the newspaper reported, citing current and former U.S. officials. (on.wsj.com/2Clg09b) The Pentagon complied with the request, but it is not known whether the…

Read More »

Waqtiga Rasmiga Ah Ee La Soo Gabagabeynayo Dib U Eegista Dastuurka Oo La Shaaciyay

0 Visits: 319 | Sunday January 13, 2019 - 23:55:20
Guddoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin guud ka bixiyay illaa iyo haatan howsha u qabsoontay ee la xariirta

Read More »

Mahad Salaad" Dhacdada Maanta Ka Dhacday Iyo Kuwii Horay Uga Dhacay Muqdisho Waxay Xadgudub Ku Yihiin Xorriyada Hadalka Iyo Xaqa Muwaadiniinta,"

0 Visits: 290 | Sunday January 13, 2019 - 23:39:58
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa si adag kaga hadlay tallaabadii maanta maamulka Koonfur Galbeed ku hor istaagay siminaar ay Xisbiga Midowga Nabada iyo Horumarka (UPD) ay ku qabsan lahaayeen magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur

Read More »

QM Oo Ka Hadashay Xaaladaha Muhaajiriinta Ku Sugan Libya

0 Visits: 329 | Sunday January 13, 2019 - 23:37:50
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa dowladda Libya ugu baaqabay in ay wax ka qabato dhibaatooyin ka lagu hayo muhaajiriinta ku xiran qaar ka mid ah xabsiyada dalkaasi Mr Guterres oo warbixin siiyay golaha ammaanka ee QM ayaa xusay in ay sare u sii kacayso xadgudub ka dhan ah aadanaha…

Read More »

Ciidamo ka tirsan Puntland oo Qarax Miino lagula eegtay Buuraleyda Galgala

0 Visits: 329 | Sunday January 13, 2019 - 23:33:24
War iminka soo gaaray Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax miino lala eegtay Ciidamo ka mid ah kuwa maamulka Puntland. Qaraxaani oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa waxaa ciidamadaan lagula eegtayhalka loo yaqaano Bali Qadar oo ku taalla Buuraleyda Galgala, waxaana…

Read More »

Sheekada gabar ka baxsatay nolosha Sacuudiga

0 Visits: 757 | Sunday January 13, 2019 - 23:31:40
Waxay ahayd sheeko dunida qabsatay, taas oo sababtay in wax la iska weydiiyo xayiraadaha saaran haweenka u dhashay dalka Sacuudiga. Rahaf Mohammed al-Qunun, oo 18 jir ah, ayaa dareenka caalamka soo jiidatay toddobaadkii hore kaddib markii ay isku soo xirtay qol ay hoteel ka degganeyd, isla markaana…

Read More »