Waqtiga Rasmiga Ah Ee La Soo Gabagabeynayo Dib U Eegista Dastuurka Oo La Shaaciyay

0
Sunday January 13, 2019 - 23:55:20 in Wararka by
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waqtiga Rasmiga Ah Ee La Soo Gabagabeynayo Dib U Eegista Dastuurka Oo La Shaaciyay

    Guddoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin guud ka bixiyay illaa iyo haatan howsha u qabsoontay ee la xariirta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin guud ka bixiyay illaa iyo haatan howsha u qabsoontay ee la xariirta

arrimaha Dastuurka dalka.

 

Senator Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay in ay ku guuleysteen dhammeystirka 9 cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG dalka.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ay weli u harsan yihiin 5 cutub oo kale, ayna ku guda jiraan, sidii ay soo gabagabeyn lahaayeen inta ka harsan bishan Janaayo ee 2019-ka.


Waqtiga rasmiga ah ee la soo gabagabeynayo dib u eegista Dastuurka oo la shaaciyay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip